-
Mogadishu (AGGM) - Rag ku labisnaa dareyska ciidamadda dowladda kmg ee ayaa ruux rayid ah ku toogtay degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir, taasi oo ay walaac daran ka muujiyeen shacabka deegaanka.Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in marxuumka la dilay uu ...
-
WORLD NEWS (AGGM) - Wasiirada arimaha dibada Maraykanka Hillary Clinton ayaa ka digtay fashil ku yimaada wadahada haatan u socda madaxda Isreal Iyo Falastiin ee la doonayo in xalka looga gaaro dhibaatooyinka sii baahaya ee labada dhinac ka jira.
Shi...
-
DUBAI (AGGM) A cargo plane has crashed after take-off near a motorway in Dubai, killing two crew members aboard, officials say.
The plane, operated by the delivery company United Postal Service (UPS), crashed near the Emirates Road.
Some reports said...
-
DERA ISMAIL KHAN (AGGM) The Pakistani Taliban claimed responsibility on Friday for a suicide bombing that killed at least 43 people in the southwestern city of Quetta.
The attack on a Shiite rally expressing solidarity with the Palestinian people came...
-
Nairobi (AGGM) - Mr. Lynn Pascoe iyo wafdi uu hogaaminayay uuna ka mid ahaa Augustine Mahiga ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen Magaalada Nairobi ku sheegay inay wax badan iska badaleen fikirkii ay ka haysteen dalka Soomaaliya, islamrkaana waxa ay ...
-
Kampala (AGGM) – Maxkamad ku taalla Magaala madaxda dalka Uganda ee kampala, ayaa waxaa shalay kasoo muuqday markii ugu horeysay Wiil Soomaali ah oo loo heysto qaraxyadii 74-ruux dilay ee ka dhacay KampalaEedeysanayaal oo u kala dhashay Soomaaliya iyo K...
-
Kismayo (AGGM) - Ilaa 5-Oday oo ka mid ah waxgaradka magaalada Kismaayo ayaa xabsiga la dhigay, kaddib markii ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ay meelo kala duwan ka soo qabteen, isla markaana arrimaha lagu eedeynayo odayaashaasi waxaa ugu weyn xirii...
-
Mogadishu (AGGM) - Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada dowladda Fadarlka KMG ah ee Soomaaliya ku yeesheen xafiiska raiisal wasaraha uuna shir gudoominayey Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayuu ku magacabay gu...
-
WORLD NEWS (AGGM) - Qaybo kamid ah Ururada Falastiinyinta ee xoriyad u dagaalanka ayaa sida afhayeen u hadlay Xamaas uu sheegay ku midoobay sidii ay u midayn lahaayeen weeraradooda ka dhanka ah Dowlada Yahuuda,waxaana uu afhayeenku intaasi ku daray i...
-
Nairobi (AGGM) - Saraakiisha Kenya, ayaa qaaday talaabo ay ku koontaroolayaan isla markaasina ay ku dejinayaan Cabsi xoogan oo isa soo taraysa oo ku aadanayd Telefoon Number oo ka soo muuqanaayo mobaylada, dilayana qofaka qabta nimberkaasi
Wararkaa...
-
Mogadishu (AGGM) - Waxaa maanta uu iska horimaad ku dhexmaray wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab.
Dagaalkaasi ayaa ka dhashay markii shaqaale ay dowladu soo dirtay isku dayeen ina...
-
London (AGGM) - Dowladda Ingiriiska ayaa ugu baaqday beesha Caalamka in dowladda federaalka Soomaaliya in sida ugu dhaqsiyaha badan loogaga difaaco wax ay ugu yeertay kooxaha kacdoonka kula jira ee Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam.
Warsaxaafadeed laga soo ...
-
Somalia (AGGM) - War uu soo saaray ururka Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay inay lacago malaayiin Euro ah ugu deeqeen howlgalka nabad ilaalineed ee Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ku sugna Magaalada Muqdisho.
47-milyan Euro ah ayaa waxaa la she...
-
Kampala (AGGM) - Dowladda Uganda ayaa sheegtay in Ciidamadan cusub ay qeyb ka noqon doonaan kuwa AMISOM ee difaacaya Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxayna Uganda horay u balan qaaday inay Soomaaliya u soo dirayso ilaa 10-kun oo askari.
Jen. Katum...
-
Mogadishu (AGGM) - Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa shalay socdaal ku yimid magaaladda Muqdisho iyagoo la kulmay Madaxweynaha Dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Wafdiga oo soo gaaray maailnimadii shalay magaalada Muqdisho ayaa ugu goreyn w...
-
Ururka dhallinyarada qurbo-joogta Soomaaliyeed ee SYDC kuna sugan dalka Kenya ayaa waxa ay cambaareynayaa qaraxyadii shalay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday dad rayid ah oo aan waxbo galabsan, una badnaa dumar iyo arday Iskuulaadka...
-
Mogadishu (AGGM) – Waxaa mar qura daqiiqado ka hor laga maqlay guud ahaan Caasimadda daryanka Madaafiicda BM-ka iyo Taangiga, ka dib markii weerar madfacaysan lagu qaaday fariisimaha ay xoogaga AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.
Madaafiic xoog l...
-
WORLD NEWS (AGGM) - Iyada oo uu maanta ka furmay magaalada Washington ee xarunta Maraykanka wadahadalada u dhexeeya madaxda Isrealiyiinta iyo kuwa Falastiinyiinta ayaa madaxweynaha Maraykanka Brack Obama waxaa uu kula taliyay labada dhinac kahor inta...
-
Cairo (AGGM) - Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Amniga iyo Nabadeynta Ramtane Lamamra, ayaa sheegay in ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM aysan ka bixi doonin dalka Soomaaliya illaa ay Dowlada Federaalka ka xoogeysanayso.
Lamamra &...
-
Mogadishu (AGGM) - Hawlgal Balaaran oo ay sameeyeen ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayay maanta ku soo qabteen qalab loo adeegsado qarxinta Miinooyinka, iyadoo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu ka warbixiyay howlgalkaasi oo uu sheegay in ciidamada ...