Wararka Maanta

XOG RASMI AH:- Al-Shabaab oo Bil kasta $80,000, ka hela Wadan Caan ah

Wargeyska Walta Info,ayaa qoray maqaal dheer oo uu kaga hadlayay dhibaatada ku hareereysan Dowladda Eritrea iyo taageeradeeda Ururrada ku kacsan Dowladaha deriska la ah. Maqaalka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

TOP DHAGEYSO:- Meel ka mid ah Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Raga iyo Dumarka in ay Gaari isla raacaan

Taliyaha Boliska Degmada Galdogob  ee Gobalka Mudug Cabdi Xamiid Xuseen  oo Warbaahinta Ku hadalay Degmadaasi aya waxa uu uu Digniin adag u Diray dhaliyarada Da,dooda

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

TOP DHAGEYSO:- Sidee looga Fogaan Karaa Khilaaf soo kala dhex gala Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ?
- Jan 23, 2017
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullahi,ayaa sheegay in doorashadiisa kaddib ay isaga iyo ku xigeennadiisa kala ilaalin doonaan in ay is khilaafaan labada aqal ee golaha shacabka ...
TOOS U DHAGEYSO:- Ammaanka Muqdisho oo la adkeeyay iyo Ciidamo Gaara oo Wadooyinka lagu arkayo
- Jan 23, 2017
Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa si weyn u sugaya amaanka Muqdisho inta ay socdaan diyaar garowga doorashada  Madaxweynaha Soomaaliya. Ciidamo booliis ah oo fara badan ayaa lagu arkaya Isgosyada Magaalada Muqdisho ...
XOG CUSUB:- Loolan hoose oo ka dhex socda musharaxiinta reer Puntland
- Jan 23, 2017
Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee Soomaaliya, kuwooda kasoo jeeda beesha reer Puntland ayaa bilaabay loolan dhexdooda ah oo midba ku doonayo inuu noqdo musharaxa kaliya ee ay tahay in ...
XOG XASAASI AH:- Maxaa kala qabsaday Michael Keating iyo Shariif Sheekh Axmed ?
- Jan 23, 2017
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Somalia, Michael Keating oo kulan gaara la qaatay Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa uga digay in ololihiisa uu ...
XOG CUSUB:- Laaluushka musharaxiinta iyo baahida xildhibaannada cusub
- Jan 23, 2017
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo joogta ah oo u dhexeeya Musharaxiinta Kursi doonka ah iyo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Somalia kuwaa oo ka socda Hoteelada ugu caansan magaalada ...
TOP NEWS:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fariin Gaar ah u diray Xildhibaanadda Aqalka Sare, Akhri Wuxuu kaga hadlay
- Jan 23, 2017
Madaxweynah Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay doortay guddoomiye iyo ku ...
AKHRISO:- Beesha Caalamka oo soo saartay Fariin Culus oo ku Socota Soomaaliya
- Jan 23, 2017
War kasoo baxay beesha Caalamka ayaa si deg deg loogu baaqay xildhibaanada  golaha shacabka iyo sidoo kale xildhibaanada Aqalka Sare in ay si deg deg ay u dhisaan guddi wadajir ...
Xal u raadinta Suuriya oo dib uga billaabanaysa Kazakhstan
- Jan 23, 2017
Wadahadallo cusub oo looga golleeyhay xalinta dhibaatada Suuriya ayaa la filayaa in ay maanta ka billawdaan caasimadda dalka Kazakhstan ee Astana. Wadahadalladan waxaa dhexdhexaadinaya Ruushka iyo Iiraan oo taageera Suuriya iyo ...
Ugu yaraan 18 ruux oo dabaylo xoog badan ugu dhintay Georgia iyo Mississippi
- Jan 23, 2017
Duufaan xoog badan ayaa Koonfurta dalka Maraykanka ku dishay ugu yaraan 18 ruux kuna dhaawacday tiro intaa ka badan, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka degdega ah. Gafernatooraha gobolka Georgia, Nathan Deal ...
Dawladda Gambia ‘oo la’ 11 milyan oo doolar’ ka dib markii uu Jameh dalka isaga baxay
- Jan 23, 2017
In kabadan 11 milyan oo doolaar oo dawladda Gambia leedahay ayaa la la'yahay ka dib markii uu dalkaas isaga baxay madaxwaynihii muddada dheer xilka hayay Yahya Jammeh, sida uu sheegay ...
Qarax Qasaaro Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Buurhakabo
- Jan 23, 2017
Qaraxani oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ciidamada dowladda lagula eegtay fariisin ay ku leeyihiin Magaalada Buurhakabo ee gobolka Bay. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa ay ku geeriyoodeen labo ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Tariikhda Qorista Farta Soomaaliga Iyo Dawladdii Kacaanka).
- Jan 22, 2017
Caabudwaaq, 22-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO:- Isbedel lagu sameynayo Garsoorka Maamulka Galmudug
- Jan 22, 2017
Maamulka Galmudug ayaa waxa uu sheegay in uu isbedel ku sameynayo Garsoorka Degaanada Maamulka Galmudug. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug Yaxye Sheekh Cali oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa waxa ...
DAAWO:- Senator Cabdiraxmaan Faroole “Soomaaliland Waa Soomaaliya, Waxa Dhimana Waa La Dhameystirayaa”.
- Jan 22, 2017
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya oo loo doortay Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Gudoomiye ku xigeenka 1-aad oo loo doortay Abshir Bukhaari iyo Gudoomiye ku ...
XOG:- Doorashada Gudoonka Aqalka Sare Ee Cabdi Xaashi Cabdullaahi Oo Mugdi Galisay Rajada Wadamada Deriska Ah Ka Lahaayeen Soomaaliya.
- Jan 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Wadamada jaarka la ah soomaaliya Sida Kenya iyo Itoobiya oo fara gelin qaawan ku hayay ...
Dil Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Howlgalo Xoogan oo socda
- Jan 22, 2017
Sida ay noo Xaqiijiyeen Dad Goobjoogeyaal ah waxaa Goor Dhow Suuqa lagu Magacaabo Suuq Bacaad oo ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu Toogtay Qof Dumar ah oo ka ...
AKHRISO: Taariikh Nololeedka Guddoonka Aqalka Sare Ee Dowladda Federalka Soomaaliya.
- Jan 22, 2017
Maanta waxaa Muqdisho lagu doortey guddoonka aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdulahi oo ka soo jeeda (Somaliland) ayaa noqdey guddoomiyaha aqalka sare, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad waxaa loo doortey Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) ...
RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray gudoonka cusub ee Aqalka Sare.
- Jan 22, 2017
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ugu hambalyeeyay Gudoomiyaha cusub ee Aqalka Sare iyo Ku-xigeenadiisa xilka ay u doorteen xubnaha Aqalka sare. Mudane Carteh ayaa sheegay ...

Next Page »