Top News

WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare oo la doortay

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ayaa waxaa loo doortay Mowliid Xuseen Guhaad, kadib markii uu ka guuleystay Musharaxii uu la tartamayay. Mowliid Xuseen Guhaad

Continue Reading »

Qeybta Top News

DHAGEYSO:- Taliye Carfaaye oo Aas Qaran loogu sameeyay Jowhar iyo Maamulka HirShabeelle oo ka qeyb galay

Taliyihii qeybta Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye, ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyay Duleedka Degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe. Aaska loo

Continue Reading »

Top News Archives

Laba Musharax oo u gudubtay wareegga ugu dambeeya ee Doorashada Aqalka Sare
- Jan 22, 2017
Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee dalka, ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana codadka hoggaaminaya Mowliid Xuseen Guuleed. Wareegii Saddexaad ee Doorashada ayaa hada loo gudbay, iyadoo Codadka ...
C/kaafi oo hoggaaminaya wareegga 2-aad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 2-aad
- Jan 22, 2017
Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee dalka, ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana codadka hoggaaminaya C/kaafi Macalin Xasan. Wareegii Labaad ee Doorashada ayaa hada loo gudbay, iyadoo Codadka uu ...
Dowladda Kenya oo balantii ugu baxday Madaxda Soomaalida
- Jan 22, 2017
Inkastoo uu qorshuhu ahaa bishii December 13-dii ee sannadkii hore inay Diyaaradaha ka ambabaxa Somalia si toos ah uga degaan Garoomadda Diyaaradaha Wilson iyo Jomo Kenyatta ee magaalladda Nairobi ayaa ...
Akhriso:-Faallo: Saadaalin maxaa xigi kara doorashada madaxweynaha Soomaaliya kadib?
- Jan 22, 2017
Dalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 18 gobol iyo 92 degmo waxaana loogu yeeraa jamhuuriyadda Soomaaliya sannadkii 1991dii burburkii dowladdii Soomaaliya gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya waxay sheegeen inay ka ...
WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Xukun lagu riday Dhalinyaradii Kufsiga ka geysatay Goldogob
- Jan 22, 2017
Maxkamada degmada Galdogob iyo guddi culimo ah oo loo xilsaaray inay go’aan ka gaaraan fal dambiyeedkii kufsiga ahaa ee ka dhacay Galdogob ayaa lagu soo waramayaa inay soo saareen xukunka ...
WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare oo la doortay
- Jan 22, 2017
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ayaa waxaa loo doortay Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), kadib markii uu ka guuleystay Musharaxii uu la tartamayay. Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa waxa uu helay codad ...
Abshir Bukhaari oo hoggaaminaya Wareegga 3-aad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare
- Jan 22, 2017
Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee dalka, ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana codadka hoggaaminaya Abshir Maxamed Maxamuud (Bukhaari). Wareegii saddexaad ee Doorashada ayaa hada loo gudbay, iyadoo ...
Midowga Yurub oo ka hortagaya Tahriibka Soomaalida iyo Sharciyo Cusub oo la soo saaray
- Jan 22, 2017
Warbixin dheer oo ka soo baxday Midowga Yurub ayaa waxaa looga hadlay Dhalinyarada Afrika ka soo jeeda, gaar ahaan kuwa Soomaalida ee ku Tahriibaya Badda Mediterranean-ka. Midowga Yurub ayaa waxa uu ...
DAAWO: Donald Trump Oo Dhageysanaya Aayado Qur’aanka Kariimka Ah.
- Jan 22, 2017
Waxaa idinla wadaageynaa Muuqaal ku saabsan Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump oo dhegaysana Qura’aanka Kariimka ah, Iyadoo uu soo Jeedinayo
WAR DEG DEG AH:- Guddoomiyaha Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo la doortay
- Jan 22, 2017
Guddoomiyaha Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Senator Cabdi Xaashi C/laahi, ka dib markii uu ka guuleystay Musharaxii uu la tartamayay. Cabdi Xaashi C/laahi oo la tartamayay Mustafe Maxamed Qodax,  xog-hayihii ...
Madaxweyne Cosoble oo amar deg deg ah siiyay Ciidanka ammaanka ee Jowhar ku sugan
- Jan 22, 2017
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble, oo ka hadlay dilka Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Gaashaanle Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa tacsi u diray Eheladii uu ka geeryooday Marxuumka. Cali C/laahi ...
WAR DEG DEG AH:- Doorahsada Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho ka bilaabatay
- Jan 22, 2017
Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta KMG ah ee Aqalka Sare waxaa ka bilaabatayDoorashada Guddoonka Aqalka Sare, sida horeyba loogu balansanaa. Xildhibaanada Baarlamaanka ee Aqalka Sare oo saakayku xaadiray xarunta Doorashada ay ka ...
Ciidamada Dowladda oo Saaka Baaritaano ka wada Magaalada Jowhar
- Jan 22, 2017
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano ka wada Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe. Baaritaanka ayaa la Xariira Dil Xalay Magaalada loogu geystay Taliyihii qeybta Booliska Gobolka ...
DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari “Shacabka yaan la wareerin, Weli go’aan kama gaarin Xilliga ay doorashada dhaceyso”
- Jan 22, 2017
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu ka halday arrimo ku saabsan Doorashada iyo waqtiga ay dhaceyso Doorashada. Waxa uu sheegay maalmahan in ay jireen ...
DHAGEYSO:- Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dilkii Taliyaha Booliiska Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 22, 2017
Qarax Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goobtii uu ku sugnaa Taliyihii qeybta Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye, taasi oo sababtay in Taliyaha uu ku geeryoodo, sida saraakiil ka ...
DHAGEYSO:- Dabkii ka Kacay Suuq Boocle ee Muqdisho oo Saaka la damiyay
- Jan 22, 2017
Iyadoo Xalay Dab aad u Xoogan uu ka kacay Suuq lagu Magacaabo Suuq Boocle oo ku yaalla Degmada Dharkeynley  Ee Gobolka Banaadir ayaa damintiisa waxaa ay soo gaartay Saaka Waabarigii. Gaadiidka ...
DHAGEYSO:- Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo Maanta Muqdisho ka dhaceysa
- Jan 22, 2017
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta KMG ah ee Xubnaha Aqalka Sare waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo ah Guddoomiyaha Aqalka sare iyo labadiisa Ku Xigeen. Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ...
Al-Shabaab oo sheegtay dilka Taliye Khaliif
- Jan 22, 2017
Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada dilka Taliyihii Ciidanka Booliska ee Gobolka Shabellaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye, kadib bambo gacmeed xalay lagu weeraray hoygii uu ka deganaa Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ee Magaalada Jowhar. War Shabaab ...

« Previous PageNext Page »