Top News

DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacabka Soomaaliyeed xili uu salaadii Ciida kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Shacab badan. Arimaha uu sida weyn

Continue Reading »

Qeybta Top News

DAAWO:- R/wasaare Kheyre Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.

Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacab Soomaaliyeed oo uu kula dukaday magaaladda Muqdisho. Waxaa uu si dheer uga

Continue Reading »

Top News Archives

DAAWO SAWIRRO:- Madaxda Dawladda Federaalka oo Salaada Ciida kula tukaday Shacab Farabadan Masjidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho.
- Jun 25, 2017
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan kula tukaday salaadda ciidda Masjidka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka oo deeq raashin ah gaarsiisay 1500 oo qooys oo ku nool magaalada Caabudwaaq.
- Jun 25, 2017
Hay'adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 oo qays oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.               HOOS KA DHAGEYSO [audio mp3="http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2017/06/Hayadda-Islamic-Care-ee-fadhigeedu-yahay-Dalka-Jarmalka-ayaa-deeq-raashin-ah-gaarsiisay-1500-oo-qays-oo-kunool-Magaalada-Caabudwaaq-ee-gobalka-Galgaduud..mp3"][/audio] ...
DAAWO:- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabada Ciidul Fidriga.
- Jun 25, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga tasoo ku beegan maalinteeda kowaad maanta. Madaxweynaha oo shacabka soomaaliyeed usoo duubay muqaal ugu hambalyeynaayo shacab weynaha soomaaliyeed ayaa ...
DAAWO SAWIRRO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Garoowe.
- Jun 25, 2017
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa tukashada Salaada ciidul-fitriga kala qayb galay boqolaal ruux barxad ku Taal Caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxwayne Gaas ayaa farxadda cidda ugu hambalyeeyey ...
DAAWO:- Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre “Waxaan rajaynayaa in farxadda ciiddu ay adkayso midnimada iyo walaaltinimada dadka Soomaaliyeed”.
- Jun 25, 2017
Muqdisho, 24 June 2017.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Fidri. ...
DAAWO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Hargeysa.
- Jun 25, 2017
Ayadoo maanta guud ahaan caalamka laga ciidaayo ayaa siweyn looga ciiday degaanada Soomaalida degto gaar ahaan maamulka somaliland. Goobaha lagu oogo salaadaha ciidaha ayaa maanta isgu imaadeyn boqolaal qof oo shacab ...
DAAWO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Nairobi.
- Jun 25, 2017
Ayadoo maanta ku beegantahay maalinta kowaad ee ciidul fidriga ayaa maanta siweyn looga ciiday guud ahaan caalamka gaar ahaan dalka kenya. Soomaali iyo dad kale oo muslimiin ah ayaa siweyn maanta ...
TOP NEWS:- Magaalooyinka ay maamulaan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca oo maanta aan laga Ciidin.
- Jun 25, 2017
Wararka ka imaanaya magaalooyinka ay ka arrimiyaan Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegaya in maanta laga sooman yahay. Wariyaal ku sugan Dhuuso-mareeb ayaa soo sheegaya in maanta ay sooman yihiin dadka ...
TOP NEWS:- Magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo maanta Internet la,aan ah.
- Jun 25, 2017
Waxaa Habeenimadii Xalay la waayay adeegii internetka ee Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya taasoo Jahwareer ku riday dhaq dhaqaaqii ganacsi ee Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan ganacsigii Dalka. Wararka ...
DHAGEYSO:- Booliska Calgary iyo Edmonton ee Dalka Canada oo Musliimnta maanta digniin u diray.
- Jun 25, 2017
Noloshada Dadka Muslimiinta ah oo ay Soomaalidu ugu horeyso ayaa la sheegay iney halis ku jirto maalmaha dabaal dega ciidul Fitriga qeybo kamid ah dalka Canada. Bayaan kasoo baxay dowladda Canada ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Garsoorka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay waxa u qabsoomay tan iyo markii uu xilka qabtay.
- Jun 25, 2017
Wasiirka Garsoorka dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa wareysi xasaasi ah uga hadlay heerka uu taagan yahay garsoorka ama cadaaladda Soomaaliya. Iyadoo madaxweyne Farmaajo uu marar badan ku cel celiyay in ...
WAR DEG DEG AH:- Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
- Jun 24, 2017
Nin maskaxda looga jiro oo ku cayaarayay Bambo ayaa goor dhow waxa ay kula qaraxday Aargada degmada Wadajir, isaga oo keliya ayaa ku geeriyooday. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ninkaasi maanta ...
DHAGEYSO:Maamulka Iyo Hawl Wadeenada AGGM Oo Idin Leh CIID MUBAARAK Wa Kulu-Caam Wa Antum Bi Khayr.Iyo Heesteena Maalinta Ciida.
- Jun 24, 2017
Waxaa mahad leh Allaah Subxaanahu Wa Tacaalaa oo inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciidul Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha Allgalgaduud Media, Waxaan halkan hambalyo uga ...
DHAGEYSO:- Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxayo Sarkaal lagu dhex dilay Gurigiisa
- Jun 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan oo la aamisan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab in ay gurigiisa ku ...
WAR DEG DEG AH:- Dawladdaha Sacuudiga Iyo Imaaraadka oo ku dhawaaqay in beri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitirga.
- Jun 24, 2017
Boqortooyadda Sacuudiga ayaa ku dhawaqday in beri oo Axad ah ay tahay maalinta koobaad ee Ciidul Fitriga. Sacuudiga ayaa sheegay in la arkay bisha caawa isla markaana beri ay tahay maalinta ...
WAR DEG DEG AH:- Sarkaal ka tirsan Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo gurigiisa lagu dilay
- Jun 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in la dilay sargaal katirsan ciidamada militeriga Soomaaliya. Sarkaalkan oo lagu Magacaabo Cabdirashiid Barre Gurxan.ayaa la dilay Xilli uu ...
Maxaabiis ku geeriyootay Xabsiga dhexe ee Muqdisho
- Jun 24, 2017
Labo Maxbuus ayaa u geeriyootay cudurka shuban biyoodka oo soo ritay maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.   Sagaal maxbuus oo kale ayaa la il daran, iyadoo la dhigay goob ...
Dowladda Qatar oo ka soo horjeesatay dalab kaga yimid Xulafada Sacuudiga
- Jun 24, 2017
Dowladda Qatar ayaa iska diiday dalab ka yimid Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga, kaasoo ahaa 13 qodob oo shuruud looga dhigay inay fuliso, hadii ay rabto in laga qaado xayiraada Diblomaasiyadeed ...

Next Page »