Sports

FAAH FAAHIN : Kulamadii Champion-ka Ee Xalay La dheelay iyo Natiijadooda.

Olivier Giroud ayaa ka fujiyey taageerayaasha Arsenal markii caawa u xaqiijiyey ineey usoo baxeen Champion League-ha, isagoo dhaliyey sedexleeydii ugu horeysay abid uu Championka Arsenal

Continue Reading »

Qeybta Sports

Zlatan Ibrahimovic oo xulkiisa Sweden ku hogaamiyey ineey tiigsadaan Euro 2016-ka

Zlatan la’aantii Sweden ma awoodi kari lahayn ineey isu soo taagto kama dambeysta koobka Euro 2016-ka oo lagu qaban doono dalka Faransiiska. Laba gool oo

Continue Reading »

Sports Archives

RASMI : Kooxda Liverpool Oo Ceyrisay Tababare Brendan Rodgers.
- Oct 5, 2015
Kooxda Liverpool FC ayaa ceyrisay tababaraheedii Brendan Rodgers. Ninka u dhashay waqooyiga Ireland oo yimid Anfield sannadii 2012 ayaa cadaadis ku hoos jiray ka dib markii ay si xun ku bilowdeen ...
Sports: Martial makes splash as Manchester United down Liverpool
- Sep 13, 2015
Anthony Martial scored a memorable debut goal as Manchester United beat old enemies Liverpool 3-1 at Old Trafford on Saturday to claim second place in the Premier League table. The 19-year-old ...
Falanqeynta taariiq ee kulanka Premier league Manchester United ? – ? Newcastle United
- Aug 22, 2015
manchester United ayaa eegeysa guusheedii seddexaad oo xiriir ah horyaalka Premier league xili labadii kulan ee hore ay ku soo baxsanayeen halkoo gool. Kulanka: Manchester United ? – ? Newcastle United Garoonka: ...
Sports:- Manchester United oo guul ku furatay horyaalka Premier league+sawiro iyo safkii.
- Aug 8, 2015
Kooxda Manchester United ayaa galabta guul ku furatay Horyaalka England kadib markii 1-0 ay ugu adkaatay kooxda Tottenham oo garoonkeeda ay kula ciyaareysay. Van Gaal ayaa diiday sanadkii labaad oo xukunka ...
Horyaalka Kubada Cagta Ingiriiska Oo Maanta Furmaya.
- Aug 8, 2015
Tartanka Horyaalka Ingiriiska Ayaa Maanta La filayaa inuu Furmo Kadib muddo Fasax Lagu Maqnaa. Louis van Gaal ayaan dooneynin in xili ciyaareedkii labaad inuu guuldaro ku furto horyaalka marka ay maanta ...
Sawiro: Kooxda Manchester City Oo Rigoorayaal Kaga Adkaatay Kooxda Roma.
- Jul 21, 2015
Kadib 2-2 ay ku dhamaatay 90-kii daqiiqo ee ciyaarta Manchester City ayaa rigoorayaal 4-5 waxaa ay ugu adkaatay kooxda Roma ee Taliyaaniga. Ciyaartan oo ka dhacday Mareykan waxaa rageeyay wiilka cusub ...
Golden State Warriors down Cavaliers to win NBA title.
- Jun 17, 2015
The Golden State Warriors won their first NBA title since 1975, downing the Cavaliers 105-97 Tuesday night in Cleveland. The Warriors won the NBA Finals four games to two, winning the ...
Forbes rich list: Floyd Mayweather and Manny Pacquiao punch above weight.
- Jun 12, 2015
He recently won the most lucrative boxing match in history -- and now Floyd Mayweather is out on his own at the top of the new Forbes list of the ...
‘Russia & Qatar may lose World Cups’ – Fifa official.
- Jun 8, 2015
Russia and Qatar could lose the 2018 and 2022 World Cups respectively if evidence emerges of bribery, leading Fifa official Domenico Scala has said. The countries deny wrongdoing in their bidding ...
Barcelona oo ku guuleystay Koobka Champions League, markii ay 3-1 ku garaacday Juventus (Sawirro)
- Jun 7, 2015
Kooxda Barcelona ayaa ku guuleysatay markii shanaad Koobka Champions League, kadib ciyaartii Final-ka aheyd ee ay isaga hor-yimaadeen Kooxda Juventus ay ku badisay 3-1. Ciyaartan oo caalamka oo dhan si gaar ...
Barcelona beats Juventus to claim fifth European soccer crown.
- Jun 7, 2015
BERLIN — Barcelona defeated Juventus, 3-1, in the UEFA Champions League final on Saturday, its fourth victory in the tournament in the past 10 years. Barcelona’s potent offense got on the ...
Fifa crisis: Ex-official Chuck Blazer details bribe-taking.
- Jun 4, 2015
Former top Fifa official Chuck Blazer admits that he and others on the executive committee agreed to accept bribes in conjunction with the choice of South Africa as 2010 World ...
Fifa scandal: South Africa denies $10m World Cup bribe.
- Jun 3, 2015
South Africa has denied paying a $10m bribe to secure the 2010 World Cup, in the wake of a US inquiry into corruption at world football body Fifa. Sports Minister Fikile ...
TOP DHAGEYSO:- Koox Ka Socotay Dagmadda Qardho Oo U soo Baxday Finalka Koob Caalami Ah+Wareysi Gaar Ah,
- May 31, 2015
Kooxda Kubadda Kolayga ee Dagmadda Qardho ayaa noqtay koox u soo baxday Wareega ugu dambeeya Ee Ciyaarro Ay Muddo Dheeleysay, iyadda oo lagu wada in ay Galabta la ciyaarto Kooxda Cairo ...
WARBIXIN+VIDEO:- Sepp Blatter oo Dib Loo Dooratay iyo Fadeexad Wali Taagan.
- May 30, 2015
Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter ayaa markii 5aad dib loo doortay, doorasho maanta ay ka qeybgaleen shirweynaha xubnaha xiriirka FIFA. Doorashadan ayaa waxaa hadheeyay musuq-maasuq baahan oo lagu eedeeyay xubnaha sare-sare ee ...
Doorashada Madaxweynaha Xiriirka K/cagta ee FIFA oo maanta ka dhaceysa Zurich.
- May 29, 2015
Doorashada guud ee Madaxweynaha Xiriirka Kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta oo jimco ah ka dhaceysa magaalada Zurich ee dalka Switzerland. 209 xubnood ee ka tirsan Xiriirka FIFA ayaa u ...
FIFA Trains Somali Referees.
- May 24, 2015
MOGADISHU— As stability returns to the once lawless nation of Somalia, the world football governing body, FIFA, is helping to rebuild the country’s sport sector by training referees as well ...
Manchester City Oo Swansea City Gurigeeda Ku Soo Dubatay+Sawirro.
- May 18, 2015
Manchester City ayaa guul wayn ka soo gaadhay kooxda Swansea City oo ay marti u ahayd, waxayna CIty guushan ku soo gaadhay 4:2. Waxaana goolasha City udhaliyay Yaya Toure oo ...

« Previous PageNext Page »