Sports

Paul Pogba, world’s most expensive footballer, visits Mecca

The world’s most expensive footballer is on a pilgrimage to Islam’s holiest city as he marks the start of Ramadan. French international Paul Pogba shared

Continue Reading »

Qeybta Sports

Arsenal win the FA Cup and end Chelsea’s double hopes in dramatic Wembley final.

One man stands alone, after denying Chelsea the double. Arsene Wenger ends one of the most difficult seasons of his career with admirable defiance and

Continue Reading »

Sports Archives

SAWIRRO:- Arsenal (The Gunners) oo gacanta ku dhigay Koobki FA Cup-ka markii 13-aad kadib markii ay ka guuleysteen Chelsea.
- May 27, 2017
Kooxda Arsenal ayaa rikoor cusub ka dhigtay koobka FA Cup-ka kadib guul ay ka gaartay kooxda Chelsea. Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee ku guulaysata koobka FA Cup-ka markii 13-aad ...
Xulka ugu yar aduunka oo Mar kale ka adkaaday Xulka Qaranka Soomaaliya
- Apr 30, 2017
Xulalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan ayaa galabta cayaaray kulan ka tirsan Koobka CHAN 2017-ka, ciyaartaasi oo aheyd mid xiiso badan oo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan. Ciyaartan ayaa waxa ...
No repeat miracle for eliminated Barcelona as Juventus stand firm.
- Apr 20, 2017
There was to be no Comeback Part II, no repetition of that night against Paris Saint-Germain, no sign of the “madness” that Luis Enrique had hoped for. As the final ...
HORDHAC: Chelsea Vs. Swansea City.
- Feb 25, 2017
Chelsea waxa ay soo dhaqeyn doontaa Swansea City kulan ka tirsan Premier League-ga. Kulankan waxa ay Blues haysataa fursad ay hogaanka ku dheeresato maadama kooxaha kale aysan dheeleen axada. Maxaa ka cusub ...
Barcelona oo walaac hor leh wajaheysa kaddib Messi aabihii oo.
- Feb 25, 2017
Lionel Messi aabihii isla markaana ah wakiilkiisa ayaa ka soo tagay Barcelona iyadoo aan wax hormar ah laga sameyn wada hadaladii qandaraaska loogu kordhinayay wiilkiisa taa oo walaac wayn ku ...
Oscar oo D. Costa ku qal qaalinaya inuu kula biiro Horyaalka China.
- Jan 22, 2017
Xidigii hore ee Chelsea Oscar ayaa Waxaa la warinayaa inuu si qarsoodi ah ugu dhiiro galiyo Diego Costa inuu isaga soo tago Stamford Bridge isla markaana kula soo biiro horyaalka ...
Real Madrid 2 Malaga 1: Wiilasha Zidane oo jawaab la yaqaan bixiyay.
- Jan 22, 2017
Real Madrid ayaa kulan xiiso badan waxa ay garoonka Bernabue kula dheeleysaa kooxda MAlaga waxaana ciyaartaasi laba gool ku hogaamineysaa kooxda Real Marid. Qeeybta hore waxaa labada gool u dhaliyey ciyaaryahan ...
Rooneey oo waqtigii dhimashada United usoo dhiciyay 1 Dhibic.
- Jan 22, 2017
Xidiga xulka England Wayne Rooneey ayaa caawa United ka badbaadiyay Guuldarro xanuun badan, kadib markii uu waqtigii dhimashada u dhaliyay u dhaliyay Free Kick xili kooxdiisa lagu hogaaminayay 1 Gool. Labada ...
Hordhaca: Arsenal iyo Burnley.
- Jan 22, 2017
Kooxda Arsenal ayaa kula xiiso badan galabta waxaa ay qaabileysaa kooxda Burnley waxaana Wengar uu doonayaa inuu soo tiigsado booska labaad ee Primer League. Wengar ayaa kulankaan waxaa uu kusoo bilaabay ...
Chelsea oo ganaaxday weeraryahankeeda Diego Costa.
- Jan 22, 2017
Kooxda Chelse ayaa ganaax lacageed garka u galisay weeraryahankooda ree ee heerka caalami, waxayna jariirada Marca ee kasoo baxda magaalada Madrid ay sheegeysaa in Costa lagu ganaaxay lacag dhan 100,000 ...
FOOTBALL+DHAGEYSO: KA WARAN KOOXDAADA, Waxaa Maanta Marti Ku Ah Wariye Saalax Cusmaan Diiriye (Sona)..
- Sep 16, 2016
Waxaannu dib usoo celinney barnaamijkii Ka Warran Kooxdaada oo ah mid ay taageerayaashu nagula wadaagi karaan kooxaha ay kala taageeraan. Waxaana qaybtan marti ku ah weriye Saalax Cusmaan Diiriye (Sona) oo ...
FOOTBALL:- Giorgio Chiellini “Juventus marnaba lama mid noqonayso Real Madrid”.
- Sep 16, 2016
(Torino) 16 Sebt 2016 Daafaca kooxda Juventus ee Giorgio Chiellini ayaa sheegay in marnaba kooxdiisu aysan lamid noqon doonin kooxda Real Madrid marka laga hadlo Champions League. Juventus ayaa 0-0 la ...
Ancelotti oo xaqiijiyay in kooxdiisu ay dib u heshay seddex laacib oo muhiim ah ka hor kulanka Ingolstadt FC.
- Sep 16, 2016
Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee kooxdiisa ka hor kulanka ay marti qaadi doonaan barri galab kooxda Ingolstadt FC. Ancelotti ayaa sheegay in kooxdiisu ...
Cayaaraha: Kooxda Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka badiyay Kooxda Jubbaland.
- Jul 17, 2016
Ciyaar qayb ka ahayd tartanka kubbadda cagta ee maamul-gobaleedyada Soomaaliya ayaa ka dhacday, garoonka kubbadda cagta ee Banaadir ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo u dhex maray labada kooxood ee kubbadda cagta ...
TOOS U DHAGEYSO:Warbixin Xul Ah Oo Ku Saabsan Ciyaarihii Xalay & Xulalka Usoo Baxay Rubuc-dhamaadka EURO 2016.
- Jun 28, 2016
Koobka Qaramada Yurub ayaa soo gaarey wareegga 8-dhamaadka isagoo marba marka ka dambeeysa soo saaraya dhacdooyin qamuunyo iyo qosolba u keena daawatada ciyaaraha iyadoo ay xalay kala bexeen Spain iyo ...
TOP NEWS: Xulka England oo ka haray Koobka Euro iyo Tababare Roy Hodgson oo is casilay.
- Jun 28, 2016
Xulka England ayaa xalay ka haray Koobka Euro 2016, kadib markii lagu reebay wareega 16-ka, iyadoo wareegaas ay ku reebtay dalka yar ee Iceland. Ingiriiska ayaa daqiiqadihii hore ee ciyaarta ku ...
TOP NEWS: Maradona Oo Isku Dayaya Inuu Lionel Messi Ku Soo Celiyo Xulka Argentina.
- Jun 28, 2016
Diego Armando Maradona ayaa difaacay Lionel Messi ka dib markii xiddiga Barcelona uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ee xulka Argentina markii xulkiisa sannadkii labaad oo isku xigta ay Copa America ...
Paris Saint-Germain Oo 120 Milyan Euro Ku Dalbaneysa Cristiano Ronaldo.
- May 24, 2016
PSG ayaa soo xirtay xilli ciyaareed kale oo guulo ah ka dib markii ay ku guuleysteen horyaalka iyo French Cup inkastoo ay ku guuldareysteen inay gaaraan wareegyada ugu danbeeya ee ...

Next Page »