News Archive

TOP DHAGEYSO : Taliyaha Hey’adda Nabadsugida oo eedeyn ujeediyey Dhalinyarada Qurbaha kunool Maxay Tahay eedu?

Isagoo ka  hadlayay shirweynaha dhalinyarada soomaaliyeed ee ka soconaya muqdisho taliyaha Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka soomaaliyeed Cabdi Raxmaan Maxamed Tuuryare ayuu sheegay in badi

Continue Reading »

Qeybta News Archive

DAAWO MUUQAAL NAXDIN BADAN : Wiil yar Oo Ay Xirantahay Goobta Saxaradu Ka soo Baxdo+CODSI & BAAQ.

Ayuub Waa 7-Sano Jir Ku Nool Magaaladda Boosaso, Waxaa Muddo Ka Hor Xirantay Kadib Markii Uu Ku Dhacay Cudurka Cansarka Xirantay Goobta Saxaradda.   DAAWO

Continue Reading »

News Archive Archives

LIVE U DAAWO VIDEO:- Caleema Saarkii madaxweynaha Gobolada dhexe ee Ahlusunna Oo Maanta Ka dhacday Dhusamareb.
- Jul 13, 2015
LIVE U DAAWO VIDEO:- Caleema Saarkii madaxweynaha Gobolada dhexe ee Ahlusunna Oo Maanta Ka dhacday Dhusamareb. https://youtu.be/NYhyF6LGKTM
Maxay isku afgerteen Waftiga Raisul Wasaare Omar Abdirashid iyo Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Mudug iyo Galgaduud? Maxaase Kasoo Baxay Kulamadii Guraceel?
- Mar 9, 2015
Raisul Wasaare Omar Abdirashid Ali Sharmake iyo Waftigii uu hogaaminayey oo shalay Booqasha ku yimid Magaalada Dhuusamareeb oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Abdirahman Odowaa, Wasiirka Qorsheynta Abdirahman Ceynte, ...
Suurtagal Ma Tahay Soo Noqoshadda Wasiirro Hore (Akhri Xog Badan).
- Feb 3, 2015
Warar Lagu Kolsoonaan Karro Oo Ay Heleyoso Warbaahinta All-Galgaduud Media, Ayaa sheegaya in Reysulwasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake, Uu Waddo Wada Tashiyaddii Ugu Danbeeyay Ee Uu Ku Soo Dhameystirayo Xumnaha Golaha Wasiiradda ...
(Dhageyso) R/Wasaaraha oo soo dhaweeyay go’aanka xildhibaanada baarlamaanka.
- Jan 17, 2015
Muqdisho, 17, January, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku aqbaleen codsigiisii 16/01/2015   ee dib ula noqshada magacaabidda Xubnaha Gollaha Wasiirada ...
(Dhageyso) Gadiidka Isaga Kala Goosha Muqdisho Iyo Baydhaba Oo Maalintii Shanaad Shaqeynayn.
- Jan 17, 2015
Waxaa maalintii Shanaad aan shaqeyn gaadiidka isaga kala gooshayay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba ka dib markii darawalada gaadiidkaasi ay sheegeen in xaalad amni dari ay ka jirto wadada isku xirta ...
(Dhageyso) Salaad Cali Jeelle Oo Ka Deyriyay Hiigsiga 2016- Ee Somaliya.
- Jan 11, 2015
Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo ka mid ah xilibaanadii Dowladii KMG aheyd, horeyusoo noqdey wasiiru dowlaha gaashaandhigga ayaa Ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka, Jeele ayaa waxa uu sheegay in guusha ...
Dhageyso:Cabdullaahi Garoon Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Maryaan Howlaha Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Iyo Waxa Ay Beesha Sade Ka Qabto.
- Jan 9, 2015
Ayadoo Wali Uu Soconayo Qorshaha Maamulka Loogu Sameenayo Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud ee Bartamaha somaliya ayaa waxaa arintaasi dhanka kale ka soo horjeestay Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Ka soo jeeda Waqooyigi ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka IGAD oo Maanta soo Gaaray Muqdisho (SAWIRRO+COD).
- Jan 9, 2015
Wasiirrada arrimaha dibadda waddamada IGAD ayaa intooda badan waxay gellinkii dambe ee maanta soo gaareen Muqdisho, iyadoo ammaanka garoonka iyo waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho si aad ah loo adkeeyay. Wasiirrada ...
Yaya Toure oo Markii Afaraad loo Magacaabay Xiddiga Ciyaaryahanada Afrika.
- Jan 9, 2015
Kubad-sameeyaha xulka dalka Ivory Coast iyo kooxda Manchester City ee dalka UK, Yaya Toure ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guulaystay abaal-marinta laacibka ugu wanaagsan qaaradda Afrika. Sanadkii tagay xiddigan ...
Deg Deg:-Raysal Wasaare Cumar Cabdirshiid oo Isniinta ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada (Xog).
- Jan 9, 2015
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaarke ayaa hada diyaar ah sida ay wararku Sheegayaan, waxaana la filayaa in uu Raysal wasaaruhu soo bandhigo Xukuumadiisa Isniinta ama ...
Dhageyso: Horjoogeyaasha Maleeshiyada Raaskambooni Oo Go”amo Adag Soo Saaray.
- Jan 9, 2015
Horjogeyaasha  Raaskambooni ayaa sheegay in talaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay ku xadgudubto amar ay kasoo saareen dhanka dhulalka. Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay inuu ...
Maman Sidikou ” Al-Shabaab waxay isugu tageen Jubbooyinka”
- Jan 9, 2015
Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya,Maman Sidikou oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada caasimada ah ee Addis Ababa ayaa sheegay in Al-shabaab awoodoodii isugu geeyeen dhulka beeraha hodanka ku ah ee ...
Dhageyso:Maamulka Degmada Luuq Oo Beeniyay In Degmadaasi Uu Ka Jiro Is Qab Qabsi Dhanka Maamulka Ah.
- Jan 9, 2015
Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Luuq ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in degmadaasi uu ka jiro is qab qabsi dhanka maamulka ah, taasi oo dhawaan gacan ka hadlay dhalisay. Taliyaha ...
Wadooyinka muhiimka Muqdisho oo maalintii seddexaad xiran.
- Jan 9, 2015
Waxaa maalintii seddexaad xiran wadooyinka muhiimka ah ee ku yaalo magaalada Muqdisho,waxaana maanta wadooyinka xiran lagu arkayaa Ciidamo isku jira Booliska AMISOM iyo Booliska Soomaaliya. Gawaarida sida gaarka ah loo leeyahay ...
(Dhageyso) Idaacada Risaala oo hawada ku soo laabatay iyo Wariye Wali Xirin.
- Jan 8, 2015
Idaacada Risaala ayaa dib hawada usoo gashay, kadib markii Agaasimaha Idaacada iyo Tifaftiraha Idaacada dib loo siiyay xuriyadooda, maanta oo Khamiis ah, iyadoo weli uu xiran yahay Wariye Maxamed Cabdi ...
(Dhageyso) Tababar Loogu Soo Xiray Dad Xoolo Dhaqata Ah Magaladda Boosaso.
- Jan 8, 2015
Waxaa maanta Magaalada Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari Lagu Soo gaba Gabeeyay Tababar Ay ka faa"iideesanayeen Dad laga kala keenay dagmooyinka Gobolka Bari. Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashanayay Wasaarada Xanaanada Xoolaha ...
Agaasimaha iyo Tifatiraha Idaacada Risaala oo dib u helay xoriyadoodii.
- Jan 8, 2015
Agaasimaha Idaacada Risaala Max'ed C/wahaab C/laahi iyo Tifataraha Max'ed Kaafi Sheikh Abuukar ayaa maanta oo khamiis ah xoriyadoodii dib uga helay hay'ada Nabad sugida ka dib markii maalintii sabtida aynu ...
(Dhageyso) Saraakiisha Ciidanka Dowladda Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Sheegay In Ay Ku Guuleysteen Qaadista Isbaarooyin Badan.
- Jan 8, 2015
Saraakiisha Ciidamada Xooga dalka ee gobalka Shabeelah hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen qaadista Isbaarooyin badan ka dib howlgalo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah wadooyinka gobalkaasi. Howlgalkaan ayaa ...

« Previous PageNext Page »