News Archive

WARBIXIN+SAWIRRO : Natiijada Kulamadii Xalay ee Champions Leaque & Kooxo Waaweyn oo Ceeboobay.

Manchester United ayaa guul raaxo leh Old Traffrod ugu furutay tartanka ay dib ugu soo laabtay ee Champions Leaque waxayna Red Devils 3-0 ku garaacday

Continue Reading »

Qeybta News Archive

Maqaal:Shirkii Kismaayo iyo Damaca xil kororsiga Dawladda”

Shirkii Kisamaayo   waa markii ugu horaysay ee   hoggaamiyayaasha   Soomaalida   loodaayo go, aan ka gaarista masiirka ummadooda   tan iyo   xiligii ay burburtay Dawladdii dhexe ee Soomaaliya..

Continue Reading »

News Archive Archives

TOP DHAGAYSO: Maamulka Puntland oo maanta maxkamad soo taagaysa labo nin oo u dhashay wadanka Indonesia.
- Dec 30, 2015
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta lasoo taagayaa Mohli Batiwawa oo ah 46-sano Jir u dhashay dalka Indunisa iyo Eng. Casiis Hermans oo ah 56-jir u dhashay dalka ...
TOP DHAGAYSO:Gudiga dagmada gaalkacyo oo go’aamo kasoosaarey dadka sogalaya wadooyinka ladhisay iyo arimo kale
- Dec 30, 2015
Gudiga dagmada gaalkacyo ayaa go aamo kasoosaarey Dadka kusoo labanaya wadooyinkii labaneeyey iyagoona sheegay inta ay kusoo laabteen in markale lajabinayao isla intii markii hore laga jabiyey. Dhanka kale gudiga Ayaa ...
TOP DHAGAYSO:Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ka hadlay Asxaabta Xisbiyada Badan Puntland.
- Dec 30, 2015
Gudoomiyaha baarlamanka dawlada Puntland ayaa sheegay in dhawaan ay puntland ka furmayaan axsaabta xisbiyada badan Puntland. Axmed Cali Xaashi gudoomiyaha golaha wakiilada dawlada puntland ayaa sheegay in loo bahanayahay in qof ...
TOP DHAGAYSO:Naafada G.Mudug oo lagu wareejiyey Guri ay degaan kadib Bur-Burintii Gaalkacyo
- Dec 29, 2015
Naafada gobolka Mudug ayaa maanta lagu wareejiyey guri ay leedahay Naafadaasi taas oo loogu wareejiyey warqad ka timid Madaxwaynaha Puntland. Duqa Degmada Gaalkacyo C/casiis Jamac Nugaal ayaa sheegay in gurigan ay ...
TOP:Madaxweynaha Puntland oo wada tashi lasameynaya dadka kunool Puntland ka hor inta uusan aadin Kismaayo
- Dec 28, 2015
Madaxwaynaha dawlada puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Garowe kula kulamaya qaybaha kala duwan ee Bulshada gobolka Nugaal iyo waxgaradka isagoo kalahadlaya qaabka ugu wanaagsan ee ay ...
TOP DHAGAYSO:Wasaarada Tamarta iyo Biyaha oo sheegtay in adeegyadii ay qaban lahayeen ay hada qabtaan Shirkado Qaasa
- Dec 28, 2015
Wasiirka Tamarta iyo biyaha soomaliya maxamed mursal shiikh ayaa sheegay hadii tamarta iyo biyaha laga sameeyo hormar ay noqon doonaan faido usoo xarootay dalka taas oo uu kusheegay in ay ...
TOP NEWS: Xubno kasocda Dawlada Soomaaliya oo ku wajahan Degmada Jowhar Maxay Tahay sababtu?
- Dec 28, 2015
Magaalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe saaka waxaa ku wajahan wafdi uu ogaaminayo wasiirka wasarada arimaha gudaha dawlada federalka Soomaaliya C/raxamaan odawaa. Wafdigan ayaa socdaalkoodu u salka ku hayaa sidii bulshada ...
TOP DHAGAYSO:Gudoomiyaha gobolka Mudug oo xilkii maanta la wareegay balanqaadyadana u sameeyey shacabka.
- Dec 27, 2015
Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ka hadlay munaasibadii xilka uu kula wareegayey ayuu sheegay shacabka inuu ka doonayo inay gacan siiyaan isla markaana uu waxbadan ka qabanayo gobolka ...
Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaliya.
- Dec 27, 2015
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Dec-15 hoyga uu ka deggan yahay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxa uuku  qaabilay Safiir Waddanka isu-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya ...
TOP NEWS:Dowladda Uganda oo sheegtay in Markii ugu horeysay ay ciidamo dhinaca cirka ah u soo direyso Soomaaliya
- Dec 27, 2015
Dowlada Uganda oo ay hataan kajoogaan dalkeena soomaliya ciidamo katirsan howl galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay markii ugu horeysay soo direyso ciidamo dhanka cirka oo tageeraya ciidamada ...
RASMI:degmada Shingaani oo loo Magacaabey Gudoomiye cusub
- Dec 27, 2015
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale u magacawday Siciid C/qaadir Siciid Guddoomiyaha degmada Shingaani, kadib markii xilkan laga qaaday bishii June ee sanadkan. Wareegto ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha ...
TOP NEWS:Maxaa kajira in ciidamada dowladda ku lug lahaayeen dagaalkii Beledweyn Iyo Baaritaan lagu hayo arintaas
- Dec 27, 2015
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa baaritaan ku sameyneysa eedeymo ku saabsan in ciidamada dowladda ay lug lahaayeen dagaaladii dhowaan ka dhacay magaalada Beledweyn, kaasoo u dhaxeeyay labo ...
TOP NEWS:Sarkaal Al-Shabaab Ahaa oo Isu dhiibay Dowlada Federaalka Soomaliya
- Dec 26, 2015
Maxamed Cali Maxamed (Fareey) oo ahaa u qaabbilsanaha Al-shabaab ee gobollda Baay, Bakool iyo Gedo ayaa la sheegayaa inuu isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaliya ee ku sugan magaalada Luuq. Sarkiisha ciidamada ...
TOP DHAGAYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo shacabka Kudhaqan Muqdisho kacodsadey inay Amaanka Kalashaqeeyaan
- Dec 26, 2015
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada muqdisho yuusuf xuseen jimcaale ayaa shacabka muqdisho kunool kadalbadey iney kashaqeeyaan amaanka isla markaana ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Ayaa sheegay in ...
TOP DHAGAYSO:- Maamulka Degmada Gaalkacyo oo ku mashquulsan Biyaha Fariista Magaalada Xiliga Roobka.
- Dec 26, 2015
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xiligan waxaa kasocda baarintaan iyo sahamin ay kusamaynayaan Maamulka degmada Gaalkacyo iyo injineero fulanaya shaqadaasi. Duqa degmada Gaalkacyo C/casiis Jamaac Guuleed ayaa ka daahfuray ...
Degmada Jowhar oo ka bilaabatay dib u dhiska xarumo muhiim ah Maxay Tahay Sababtu?
- Dec 26, 2015
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo gala Magaalada Jowhar iyo dhismaha xarumaha lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan ...
TOP DHAGAYSO : Dawlada Federalka Soomaaliya oo Heshiisyo Hordhac Ka Gaartay Dagaalkii Beledweyne
- Dec 19, 2015
Heshiis ka kooban lix Qodob ayaa la kala dhex dhigay Dhinacyadii ku dagaalamay Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii Odayaasha Labada Dhinac shalay la isugu keenay Kulan ka dhacay ...
TOP DHAGAYSO : Dhismaha Dalada Guud ururada dhalinyarada Soomaaliya oo Muqdisho looga hadlayo.
- Dec 19, 2015
Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa loo fadhiyaa shirar looga tashanayo dhismaha dalada guud ee qaranka Soomaaliya. Ururadda dhalinyarada ee ka qayb galaya shirarkaasi looga tashanayo dhismaha daladaasi waxaa ka qayb ...

Next Page »