Interviews

TOP DAAWO:- Cadaado oo lagu soo bandhigayo Shuruudaha laga doonayo Madaxweynaha cusub ee bedelaya Guuleed

Waxaa Magaalada Cadaado ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee dhowaan Xilka ka Qaaday Madaxwaynihii maamulkaasi C/.kariim Xuseen Guuleed, Iyadoo Xildhibaanadu ay doorteen

Continue Reading »

Qeybta Interviews

TOP DHAGEYSO:- Wararkii ugu dambeeyay Xil ka qaadistii Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed iyo Xildhibaano ka hadlay

Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in aysan ka laaban doonin go’aanka ay Xilka kaga qaadeen Madaxweynihii hore

Continue Reading »

Interviews Archives

TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Bulshada Caabudwaaq Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Dhaca Magaalada Iyo Abaaraha).
- Jan 15, 2017
Caabudwaaq, 15-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DAAWO:- Faarax Macalin Oo Muuqaal Sir Ah Laga Duubay, Isagoo Guubaabo Run Ah U Sheegaya Dadka Soomaaliyeed.
- Jan 15, 2017
Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo Soomaaliya ah ku ...
TOOS U DAAWO: Saacid, Sheekh Shariif, Faroole iyo C/naasir oo war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay yeesheen.
- Jan 14, 2017
Afar murashax oo kamid ah mas’uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, ayaa war­saxaafadeed kasoo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ay uga hadlayeen ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Warar Xiiso Badan Oo Ku Saasan Galmudug).
- Jan 14, 2017
Caabudwaaq, 14-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
TOOS U DHAGEYSO: Waxgaradka Caabudwaaq Oo Guul Ku Tilmaamay Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyay Madaxwaynihii Hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.
- Jan 14, 2017
Waxgaradka Waqooyiga Galguduud ayaa waxa ay ku tilamaameen Guul xil ka qaaditii lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin
DAAWO:- Xildhibaan Bashiir Diiriye Shariif Oo Cambaareeyay Cabdikriin Xuseen Guuleed Fariin Culusna U Diray Beesha Caalamka.
- Jan 14, 2017
Xildhibaan Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne) oo isagoo ku sugan magaalada Cabaudwaaq la hadlay bahda saxaafada ayaa waxa uu
DHAGEYSO:- Gabay Fariin Ah Oo Loo Dirayo Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
- Jan 13, 2017
Abwaan Jamaal Bilaawe Faarax oo ka mid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gaar ahaan Degmada Caabudwaaq ayaa gabay ama sugaan kula hadlay xildhibaanada Soomaaliyeed iyo Musharixiinta Soomaaliyeed,waxaana ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Culumaa’udiinka Magaalada Caabudwaaq Oo Baaq Nabaddeed Diray Iyo Ggabar Yaroo Gubatay Oo Deeq Dhaqaale La Gaarsiiyay).
- Jan 12, 2017
Caabudwaaq, 12-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Macalin Sugaal Cali Guuleed Oo Baaq Nabaddeed U Diray Dhinacyadi Ku Dagaalamay Magaalada Caabudwaaq.
- Jan 12, 2017
Macalin Sugaal Cali Guuleed oo kamid ah Culumaa'udiinka magaalada Caabudwaaq ayaa isagoo u waramayay Wariyaha Warbaahinta Allgalgaduud Media ee gobolada Dhexe waxa uu baaq u diray dhinacyadii shalay ku dagaalamay ...
DHAGEYSO WARBIXIN:- Gabar Yaroo Gubatay Oo Deeq lacageed La Gudoonsiiyay.
- Jan 12, 2017
Gabar yar oo gubatay oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa la gudoon siiyay dee qlacageed oo uga timid dalka dibeddiisa.               HOOS KA DHAGEYSO [audio mp3="http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2017/01/Warbixin-Gabar-gubatay-oo-lacag-la-Gudoonsiiyay.mp3"][/audio]
TOOS U DHAGEYSO:- Xildhibanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweynihi hore Guuleed oo labo garab u kala Jabay iyo Xiisada oo sii xoogeysatay
- Jan 12, 2017
Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo intiisi ugu Badnaa Ay Shaaciyeen inay Xilkii Ka Qaadeen C/kariin Xuseen Guuled Ayaa Waxa Ay Sheegeen Xildhibaanadu in C/kariin Aysi Sharci Ah Xilka uuga Qaadeen Xildhibaanada. Xildhibaan ...
TOP DHAGEYSO:- Madaxweynihi hore ee Galmudug Guuleed oo Markuu Cadaado tagay Afka furtay.
- Jan 12, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ka hadlay Abaaraha ka jira Degaanadaasi. Waxa uu ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Dagaal Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq, Baaqyo Nabaddeed, Xildhibaanada Maamulka Gobolada Dhexe Oo Ka Hadlay Dagaalka Iyo Muranka Galmudug).
- Jan 11, 2017
Caabudwaaq, 11-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Xildhibaanada Maamulka Gobolada Dhexe (Ahlusunna) Oo Ka Hadlay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq. Iyo Baaq Nabaddeed.
- Jan 11, 2017
Xildhibaanada kasoo jeeda waqooyiga gobolka Galguduud ee ka tirsan maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusunna oo ka hadlay dagaalka ka dhacay
TOOS U DHAGEYSO:- Muranka Ka Taagan Galmudug Iyo Dibedbax Looga Soo Horjeedo Madaxweynihii Hore.
- Jan 11, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka taagan yahay khilaaf ba'an islamarkaana halkaasi uu maanta gaaray Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed. Warkan aya ...
TOOS U DAAWO:- Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo hada Muqdisho ka bilaabatay
- Jan 11, 2017
Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka waxaa hada ka bilaabatay Doorashada Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, gaar ahaan xarunta ay ka dhaceyso ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Xil Ka Qaadista Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Galmudug iyo Mooshinka Ka Yaala Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas).
- Jan 10, 2017
Caabudwaaq, 10-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:-Xildhibaan Duraan Cali Jaamac Al Cadaala Oo Kamid Ah Xildhibaanadii Kalsoonida Kala Laabtay Madaxweynihi Hore Ee Galmudug.
- Jan 10, 2017
Xildhibaan Duraan Cali Jaamac Al Cadaala Oo Kamid Ah Xildhibaanadii maamulka Galmudug ee Kalsoonida Kala Laabtay Madaxweynihi Hore Ee

« Previous PageNext Page »