Interviews

DHAGEYSO:- Fasaxii Xildhibaanada Baarlamaanka oo dib loo dhigay iyo Mooshin horyaalla

Iyadoo shalay qorshaha uu ahaa in Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ay galaan fasax, islamarkaana la soo xiro Kalfadhiga 1-aad ee Xildhibaanada, ayaa waxaa arintaasi ku yimid

Continue Reading »

Qeybta Interviews

DHAGEYSO:- Xildhibaan Zakariye “Waa Sumcad daro in Arrimo Quseeya Ciidankeena loogu hadlo Shirka London”..

Xidhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka dhan ah ka keenaya Shirka Looga Hadlayo Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed lagu qabanayo Magaalada London ee

Continue Reading »

Interviews Archives

DHAGEYSO:- Ogow Dowladdaha Saameynta Ku Leh Shirka Soomalida ee Magaalada London
- Apr 26, 2017
Dhanka kale Xildhibaan Axmed Cali Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka Wada ayaa Qimaano Qaran ku tilmaamay Shirka London waxa uuna Xusay in dabagal dheer oo ay sameeyeen Arimaha ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan Jeesoow “ Farmaajo Isaga Dastuurka ma aqriyo miyaa Muxuu Maalin walbo ugu Xad gudbaa”..
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo loogu baahan yahay in uu si deg deg ah ku hor yimaado Baarlamaanka ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan Aadan Madoobe “ Amaanka guud ee Dalkeena Waxaa gacanta ku haya Saraakiil iyo Ciidamo Ajaaniib ah”..
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guud ahaan amaanka Soomaaliya ay gacanta ku hayaan Ciidamo iyo Saraakiil Ajnabi. Waxa uu sheegay in hada ...
DHAGEYSO:- Shacabkii Gobolka Gedo lagu laayay iyo Odayaashii aaday oo loogu hanjabay in la dili doono..
- Apr 26, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeynta diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Wargadud ee gobolka Gedo. Duqeyntan oo socotay ku dhawaad mudo 15 daqiiqo ah ayay saraakiisha militeriga Soomaaliya sheegeen in ...
DHAGEYSO:- Dhalinyaradda Muqdisho oo ka niyad jabay Madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa
- Apr 26, 2017
Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku nool ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qurba joogta oo la wareegay xafiisyada hay’adihii dowladda. Dhalinyartan la baxay Qorax joogta oo ay ula jeedaan iney soo ...
DHAGEYSO:- Mahad Salaad ” Madaxda Qaranka ee Ciidankeena kala qeybinayo in Waa in Baarlamaanka la horkeenaa oo la Fadeexeeyaa, Maxkamadna la soo taagaa”..
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Baarlamaanka loogu baahan yahay in uu ka shaqeeyo difaaca Qaranimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dalka la ...
DHAGEYSO:- Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Gabi Ahaan Wadahadaladi Ahlusunna Iyo Galmudug Inay Burbureen Iyo Warar Kale Oo Xiiso Badan).
- Apr 25, 2017
Caabudwaaq, 25, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO:- Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wararkii Ugu Dambeeyay Wadahadalada Ahlusunna Iyo Galmudug, Mas’uuliyiin Galmudug Oo Eedeeyn Weyn U Jeediyay Dawladda Madaxweyne Farmaajo Iyo Warar Kale).
- Apr 24, 2017
Caabudwaaq, 24, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO:- Mid Kamid Ah Gaadiidka Ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo laba ruux ku jiiray Muqdisho oo mid Fanaan caana ahaa.
- Apr 24, 2017
Gaadiidka Ilaalada u ah madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda horteeda ku dilay Fanaan kamid ahaa wasaarada warfaafinta dowladda Soomaaliya halka haweeney kalana ay dhaawacantay. Xili uu madaxweyne Farmaajo kasoo ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Mu’asasada Al Raxama Oo Deeq Raashin Ah U Qaybisay 500 Qoys Oo Ku Nool Magaalada Caabudwaaq.
- Apr 24, 2017
Mu'asasada Alraxma Foundation ayaa 500 Qoys oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud u qaybisay Deeq Raashin ah.
DHAGEYSO:- Shirkada Dahabashiil Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha Degmada Dhabad.
- Apr 24, 2017
Shirkada Dahabshiil ayaa deeq lacag ah oo dhan 1,000 ku wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Dhabad.
DHAGEYSO:- Ciidamada NISA oo arin dhabar jab ku ah dowladda Farmaajo ka sameeyay Muqdisho iyo Hooyo sheegtay in..
- Apr 24, 2017
Ciidamo katirsan nabad sugidda DFS ayaa xaafada Baar Ubax ee degmada Hodan ka geystay fal aad looga naxo. Ciidamadan oo gaarayay ilaa 10 askari ayaa iyagoo aad u hubeysan waxaa ay ...
DHAGEYSO:- Wasiiro Galmudug xilal ka soo qabtay oo sheegay in hubkii Madaxweyne Farmaajo Puntland uu siiyay la geeyay Gaalkacyo.
- Apr 24, 2017
Dhawaan Dowlada Soomaliya Waxa ay Saanad Malatri  oo u Badan ay ku Wareejisay Maamul Gobaleedka Puntland waxana  arintaasi markii ay dhacday Walaac wayn ka muujiyay Siyasiyiin ,Odayaal iyo Waxgarad ka ...
DHAGEYSO:- Galmudug oo ka hadashay halka ay marayaan wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna iyo qodobo wali muran uu ka jiro.
- Apr 24, 2017
wasiirka dib heshinta iyo arimaha Dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Socdaal ayaa sheegay in dowlada soomaliya ay ugu baaqayan in aysan ku dag dagin qaar ka mid ah qodobada ay soo ...
DHAGEYSO:- Wasiir Xoosh Jibriil oo ka hadlay qorshaha wax loogu badalayo Dastuurka Dalka Soomaaliya
- Apr 24, 2017
Wasiirka wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay qorshaha lagu hormarinayo wax ka badalka Dastuurka Dalka. Waxa uu sheegay in gobolada dhan uu tagi doono si uu ...
DHAGEYSO:- Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka digay in la dhisto dhulalkii ciidanka Asluubta
- Apr 24, 2017
Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa maanta kormeeray dhul ku yaala degmada Karaan oo ay leeyihiin ciidanka Asluubta, kaasi oo ujeedkiisu ahayd u ...
DHAGEYSO:- Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wadahadalada Ahlusunna Iyo Galmudug Oo Digniino Laga Soo Saaray Iyo Warar Kale Oo Xiiso Leh).
- Apr 23, 2017
Caabudwaaq, 23, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
DHAGEYSO:- Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Xildhibaanada Galmudug Oo Mugdi Galiyay Natiijada Wadahadalada Ahlusunna Iyo Galmudug, Warar Kale Oo Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Galmudug).
- Apr 22, 2017
Caabudwaaq, 22, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...

Next Page »