Dhacdooyinka Todobaadka

Ciidamada Dowladda oo Saaka Baaritaano ka wada Magaalada Jowhar

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano ka wada Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe. Baaritaanka ayaa la Xariira Dil Xalay Magaalada

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari “Shacabka yaan la wareerin, Weli go’aan kama gaarin Xilliga ay doorashada dhaceyso”

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu ka halday arrimo ku saabsan Doorashada iyo waqtiga ay dhaceyso Doorashada. Waxa

Continue Reading »

Dhacdooyinka Todobaadka Archives

DHAGEYSO:- Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dilkii Taliyaha Booliiska Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 22, 2017
Qarax Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goobtii uu ku sugnaa Taliyihii qeybta Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye, taasi oo sababtay in Taliyaha uu ku geeryoodo, sida saraakiil ka ...
DHAGEYSO:- Dabkii ka Kacay Suuq Boocle ee Muqdisho oo Saaka la damiyay
- Jan 22, 2017
Iyadoo Xalay Dab aad u Xoogan uu ka kacay Suuq lagu Magacaabo Suuq Boocle oo ku yaalla Degmada Dharkeynley  Ee Gobolka Banaadir ayaa damintiisa waxaa ay soo gaartay Saaka Waabarigii. Gaadiidka ...
DHAGEYSO:- Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo Maanta Muqdisho ka dhaceysa
- Jan 22, 2017
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta KMG ah ee Xubnaha Aqalka Sare waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo ah Guddoomiyaha Aqalka sare iyo labadiisa Ku Xigeen. Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ...
Al-Shabaab oo sheegtay dilka Taliye Khaliif
- Jan 22, 2017
Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada dilka Taliyihii Ciidanka Booliska ee Gobolka Shabellaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye, kadib bambo gacmeed xalay lagu weeraray hoygii uu ka deganaa Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ee Magaalada Jowhar. War Shabaab ...
DHAGEYSO:- Soomaalida Maraykanka oo si fir fircoon uga qayb qaadanaya Siyaasadda
- Jan 22, 2017
Natiijada Doorashadii Maraykanka ayaa dhalisay dadaal dheeraad ah oo ay muujinayaan dadka laga tirada badan yahay ee dalka Maraykanka, oo ku addaan siday kaalin fir fircoon uga qaadan lahayeen hannaanka ...
DHAGEYSO:- Odayaal is hor istaag ku sameeyay Dhalinyaradii kufsiga ka geysatay iyo Muran weli ka taagan..
- Jan 22, 2017
Odayaasha Degmada Goldogob ayaa is hor istaag waxa ay ku sameeyeen in Dhalinyaradii kufsiga ka geysatay Degmada Goldogob loo soo wareejiyo Maxkamadda Gobolka Mudug, si dambiyada ay galeen ciqaabtooda loo ...
DHAGEYSO:- Taliyaha Booliiska oo ka hadlay Faa’iidada Dhalinyarada ka soo qalin Jibisay Jaamacadaha ee ku biiray Taliska Ciidanka
- Jan 22, 2017
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyaa Jeneraa Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Tababar u furay qaar ka mid ah Dhalinyarada ka soo qalin jibisay Jaamacadaha Dalka ee ku soo biiray Taliska Ciidanka ...
DHAGEYSO:- Ururka NUSOJ oo soo saaray Warbixin ka hadleysa Dhibaatooyinka loo geystay Wariyaasha Soomaaliyeed sanadkii 2016
- Jan 22, 2017
Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo saaray warbixin lagu soo bandhigayo dhibaatooyinka ay la kulmeen Wariyaasha Soomaaliyeed ee sanadkii tagay dhacay. Sidoo kale waxa ay soo bandhigeen tirade Wariyaasha ...
DHAGEYSO:- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo si Kulul ugu hadlay Heshiiska ay Wada gaareen Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta
- Jan 22, 2017
Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyinta Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay Heshiiska ay Somaliland la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta. Waxa uu sheegay in arrinta ay ...
DHAGEYSO:- Abaar daran oo laga soo sheegayo Tuulooyin Hoos tagga Goldogob
- Jan 22, 2017
Qaar ka mid ah dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool degaanka Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay sida ay u saameyeen abaaraha ka jira degaanadooda. Waxa ay sheegeen in ...
DHAGEYSO:- Rajada ay qabaan Musharaxiinta Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Aqalka sare
- Jan 22, 2017
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxa ay ka hadleen waxyaabaha ay qaban doonaan hadii ay kursigaasi ku ...
DAAWO SAWIRADA:- Dabkii Xalay ka Kacay Suuq Boocle ee Muqdisho
- Jan 22, 2017
Dab xoog leh oo xalay qabsaday Suuqa weyne ee Boocle oo ku yaala degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa baabi’iyay inta badan suuqaasi iyadoo qasaare weyn uu halkaasi ka dhashay.   Dabka ...
DAAWO SAWIRADA:- In ka badan hal milyan oo qof oo ku dibadbaxaya Donald Trump
- Jan 22, 2017
Kumanaan haween ah ayaa waxay ka qeybgalayaan dibadbaxyada looga soo horjeedo Madaxweynaha cusub ee Mareykanka D. Trump kuwaas oo ka soconaya magaalada Washington DC iyo qeybo badan oo ka tirsan. Dadka ...
TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wararka Xaalada Cakiran Ee Galmudug, Madaxda Galmudug Oo Lunsaday Deeqdii Waqooyiga Galguduud Ee Gurmadka Abaaraha Iyo Baaqyo).
- Jan 21, 2017
Caabudwaaq, 21-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku ...
WAR DEG DEG AH:- Suuq Kale oo Muqdisho ku yaalla oo Caawa Dab Xoogan uu ka kacay
- Jan 21, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley gaar ahaan Suuq-boocle ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow oo caawa ah uu dab ka kacay halkaasi. Dabka aya ku sii fidaya dhamaan qeybaha ...
WAR DEG DEG AH:- Bambo gacmeed lagu weeraray Taliyaha Nabad sugidda Magaalada Baydhabo
- Jan 21, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in caawa 2 Bambo gacmeed lagu weeraray Guriga Talyaha Nabad sugidda Degmada Baydhabo. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya 2 Bambo gacmeed ...
DHAGEYSO:- Waaxda Dab Damiska Gobolka Banaadir oo ku guuleysatay iney damiyaan Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha
- Jan 21, 2017
Waxaa caawa lagu guuleystay in la damiyo Dabkii Barkhanimadii maanta ka kacay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Cabdalla Shideeye. Daminta Dabkan ayaa waxaa ka qeyb qaatay ...
WAR DEG DEG AH:- Taliye Ciidan oo Goor dhaw lagu dilay Magaalada Jowhar
- Jan 21, 2017
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa ku geeryoodey, Bambo Gacmeed lagu tuuray xarunta Taliska Ciidanka Magaalada Jowhar. Geerida Khaliif Cabdulle Carfaaye Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa xaqiijiyay Saraakiisha ...

« Previous PageNext Page »