Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO:-Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Khudbaddihii).

Caabudwaaq, 29  May 2017 — Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO: Casharkeena Maanta ” Soonka Iyo Faaiidadiisa” Iyo Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle.Qaybti 3-aad

Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba idiin soo gudbin doontaa cashar ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxaa casharadaan

Continue Reading »

Dhacdooyinka Todobaadka Archives

TOOS U DHAGEYSO:Tariikhda Asxaabiga (Caas binu Thaabit) Oo Uu Inoo Akhrinayo Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi Qabyta 3-aad.
- May 29, 2017
Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba akhristeyaasheeda u soo gudbin doontaa Haduu Alle Idmo Tariikhda Asxaabti Rasuulkeena Suubanaa Muxammad SCW iyo Halganki ay Diinta ...
DAAWO:-Qisadii Hajirah iyo Biyaha Zamzamka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Qaybta 2aad.
- May 29, 2017
Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba dadka muslimiinta ahi. Waa qisadii xaaskii nabi Ibrahim (CSW) Hajira iyo sidii ...
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyada FS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Xafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka ...
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ka jeediyay Caleemo saarkiisa.
- May 29, 2017
Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ka jeedshay muaasabada Caleemo saarkiisa.
DHAGEYSO:- Khudbadii Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Cabdi Faarax Saciid Juxaa uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Cabdi Faarax Saciid Juxaa uu ka jeedshay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Wakiilka QM Danjire Michael Keating uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Wakiilka QM Danjire Michael Keating uu ka jeedshay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka jeedshay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif  Xasan uu ka jeedshay Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi uu ka jeedshay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Khudbadii Safiirka Jabuuti Danjire Aden Xasan Aden uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Khudbadii Safiirka Jabuuti Danjire Aden Xasan Aden uu ka jeedshay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
DHAGEYSO:- Xaflada Caleemo Saarka Madaxweyne Xaaf oo Cadaado lagu soo gabagabeeyay
- May 29, 2017
Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug waxaa Maanta lagu qabtay Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Xaflada Caleemo Saarka Waxaa ka qeyb galay ...
AKHRISO:- Nuxurka Khudbadaha Madaxdii ka qeyb gashay Xaflada Calaamo Saarkii Madaxweyne Xaaf
- May 29, 2017
Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Maamulka Glamudug lagu qabtay xafladda Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf). Xafladan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi ...
TOOS U DAAWO:- Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug ee Cadaado ka socota
- May 29, 2017
Munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Xaaf ayaa ka bilaabatay degmada Cadaado ee Galgaduud. Waxaa munaasabadda ka qeybgalaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada oo ay ...
DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Xero Barakac oo ku taalla Degmada Dharkenleey oo dad Lagu Laayay
- May 29, 2017
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska degmada Dharkeenleey ayaa la sheegay in ay bilaabeen burburinta Xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah taas oo ku taalo qeybo kamid ah degmadaasi ...
DHAGEYSO WAREYSI:- 8-dii Xildhibaan oo ay Maxkamada Sare Laashay Kuraastooda Maxaa Caqabad ah oo ka dhalan kara?..
- May 29, 2017
Dhawaan Maxkamada Sare ee dalka waxa ay soo gudbisay liiska 8 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo ay sheegtay in dib loogu laabanayo doorashadooda kadib markii dacwooyin badan ...
WAR DEG DEG AH:- Askari Taliyihiisa ku dilay Magaalada Hargeysa
- May 29, 2017
Askari ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa toogtay sarkaal ka tirsan xerada ciidankamaamulkaas ee galbeedka buurta gantaalaha ee magaalada hargaysa. Sarkaalka dhintay ayaa lagu  Magcaabi Jiray Dal‐Dal ahaana taliye ku xigeenka ciidanka ...
DHAGEYSO:- Ciidamada dowladda oo howlgal ku soo qabtay 9 ruux
- May 29, 2017
Ciidamada  Dowlada Federaalka Soomaaliya   ayaa Saakay Hawgal  ka  Sameeyay duleedka Magaalada  jalalaqsi  ee Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Maxamed Cabdulle Fiidow oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxaa uu ...

Next Page »