Articles

MAQAAL:- Galmudug waa lagu khasaaray ee ha laga tashado.

Danta Federalism-ka laga lahaa ee Galmudug loo dhisay, waxay ahayd in si sharci ah ayadoo loo marayo xukunka dadka loo gacan gasho oo hantida qaranka

Continue Reading »

Qeybta Articles

Madaxweyne Guuleed Looma Naxariisan,Galmudug oo Maamulkeedu Ku Cuslaa Baa Misna Loogu Daray Hawl Dhib Badan.

Sida runta ah ee ummaddu wada qabto oo caalamka dawlad aqoonta ahina ku qanacsan yahay Dawlad – goboleedka Galmudug iyo Hirshabeelle, waxaa loo dedejiyey oo

Continue Reading »

Articles Archives

Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa By C/laahi Abshir Muuse
- Nov 13, 2016
Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah ArdayCabdullaahi Abshir Muuse (Sanco) ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda Puntland State University (PSU), qoraalkani wuxuu si hufan u iftiiminayaa Qeexitaan ...
Daggaalka Mudug iyo Hadaf la,aantiisa!!
- Nov 8, 2016
Waxaan maqli jiray labatan jirka Mudug kunool (Ilahaay) uma ceeb qarin Arrintaas ama maahmaahdaas waa mid aad u muujinaysa ceebta haysta wiilasha Mudug ku daggaalamaya ee- aan aqoon cida ay ...
MAQAAL:- Waxii Dil Iyo Dagaal Ah Waa Caabudwaaq, Waxii Doollar Ahna Waa Garoowe, Cadaado Iyo Dhuusamareeb.
- Nov 4, 2016
Waxaa in mudo ah soo laab laabtay dagaalada macno darada ah ee ka dhaca magaalada Caabudwaaq, iyadoo maalin walba unuunka lagu gooyo wiil haldoor ah oo dadka iyo deegaankaas waxtar ...
FAALLO CAJIIB AH:- Dareenka Shabaab iyo Doorashooyinka Soomaaliya
- Oct 29, 2016
Soomaaliya waxaa si hab sami leh uga socda Doorashooyin Qaran kuwaas oo ka dhacay Magaalooyin kala duwan oo ka tirsan Dalka, iyadoo ay Kumanaan Qof uga qayb qaadanayaan qaabab kala ...
FAALLO XIISO LEH:- Fahamka qaldan ee xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya
- Oct 29, 2016
Marka aan siddan leeyahay ujeedadu ma’aha in aan weerar ku ah warbaahinta madaxabannaan, laakiin ujeedada aan ka leeyahay Qormadan waa laga soo bilaabo anniga oo ah qoraha maqaalka ilaa qofka ugu ...
MAQAAL:- Gaalkacyo ma Qudus baa dadkeedu ma Yuhuud iyo Falastiin baa?
- Oct 24, 2016
Waa su,aal isweydiin iyo amakaak mudan marka ay dhegahaaga ku soo dhacaan waxa ka soo yeeraaya Magaalada Gaalkacyo.Ninba soo doono haw micneeyo anniga waxay iila ekaatay su,aasha aan qormadaydaan ugu ...
QORMO XIISO LEH:-Beesha Sade waa inay kalsoonida kala laabataa maamul ku sheegga Galmudug W/Q. Daahir Faarax Afdheere
- Oct 20, 2016
Beesha Sade Daarood oo ka mid ah beelaha ugu badan ee dega gobalka Galgaduud ayaa waxaa haatan ka soo yeerayo qayla-dhaan aad weyn oo ku wajahan in lagu xad-gudbay saamigii ...
MAQAAL:- Ma Ahan Markii Ugu Horeysay Ee Cabdikariin Guuleed Dagaalo Qabiil U Isticmaalo Ciidamada Dowladda Federaalka.
- Oct 13, 2016
ABDIKARIIN GUULEED DHAGAJUUN oo sheegtay in uu yahay madaxweyne GALMUGUD markii uu ahaa wasiirka amniga qaranka soomaaliyeed iyo walbi wasiirka arimaha gudaha waxuu xasuuuq ka geystay SHABLEELADA HOOSE ,waxuu ciidankiii ...
MAQAAL:- In aan Soomaaliya dawlad ka jirin sow ma cadda farahana ka siibaxayso?
- Oct 8, 2016
Waxaan la wada soconaa intii goobjooga ahayd wixii ka haray in markii horaba qaran kayagii awooda iyo sharfta badnaa hubka loo adeegsaday ahaa qabyaalad nala dhansiiyey oo aan la wada ...
MAQAAL:- Aqalka Sare iyo Puntland “Waryaa harageeda mar nooga celiya”
- Oct 4, 2016
Hada ka hor ayaa nin ceesaan Riyood soo iib geeyey, markaas ayaa laga gadan waayey, kadib markii uu soo cel celiyey sagaal maalmood ayaa nin oday ah kula taliyey inuu ...
Muqdisho magaalo mugdi ah iyo Baaleyaal Badan.
- Oct 3, 2016
Magaalada muqdisho oo ah caasimada dalka ayaa marka aad dhax socidi waxaad arkeysaa baalayaal tiro badan oo ku yaala hareera wadooyinka ku waaso oo sida danabka korontada hadana aan jirin ...
MAQAAL:- Shariif Sheekh Axmed xiligu xiligi maaha muhuna mihi maaha.
- Oct 1, 2016
Shariif Sheekh Axmed ayaa 26-09-2016 ku dhawaaqay sida uu u doonayo in hogaanka ugu sareeyo dalka uu qabto mar kale. Shariif sheekh axmed ayaa ahaa madaxweynihii dowladii KMG aheeyd ee ka ...
Dalka ninkii badbaadin lahaa dabin baa u yaala.
- Sep 30, 2016
Burburkii i991kii iskama imaan waxaa ka denbeeyey shisheeye iyo dhuuniraacayaal ayaga u adeegaayey.Markii dawladii dhexe ay meesha ka baxday,shisheeyihii Dalka burburiyey oo caloolshood u shaqeystayaalka adeegsaday, waxaa ku soo biiray ...
Why the memorandum of understanding was not challenged as “Null and Void?”.
- Sep 29, 2016
In 2014 Somalia sued Kenya, for maritime border dispute before the International Court of Justice, asking The Hague-based court to determine the “precise geographical co-ordinates” of the maritime boundary in ...
MAQAAL:- Duqeynta GAALKACYO waa dagaal gudban!
- Sep 29, 2016
Gaalkacyo in ay magaalo dagaal tahay iyo xasarad ugub ma ahan. Weerer iyo rogaalcelin col u joog ah in ay tahayna la ma mooga. In ay labo qabiil, labo maamul ...
Dhaliil kasta oo la sheego ee dawlada ah waxay dhabarka u saran tahay Xassan Shiikh Maxamuud Madaxweynahii Xilku ka Dhammmaday.
- Sep 28, 2016
Maanta waa 27/09/2016,qayladhaan badan baa ku soo baxday baraha wararka laysku dhaafsado,taas oo ka soo baxaysay mawaadiniin Soomaali ah,dhamaantood waxay ka digayeen in dalkaani faraha ka sii baxayo Haddii uusan ...
MAQAAL: Jahawareerka Siyaasada ee Mudane Xassan Shiikh Maxamuud (The Political Confusion of Mr. Xassan).
- Sep 26, 2016
Todobaadyadii la soo dhaafay JFS waxay ka hadashay heshiiskii Dawlada Imaaraadka Carabta iyo maamulka Soomaaliland kala saxiixdeen,kuna saabsanaa Dekada Berbera,ayyada oo ku tilmaantay heshiis sharci daro ah dawlada Imaaraadka carabtana ...
MAQAAL: Difaacida Dhulka, Badda iyo Hawada Qaranka Soomaaliya iyo Qabyaalada Qaawan Ee Aan Xishoodka Lahayn Meel Ma Wada Gali Karaan?
- Sep 24, 2016
Adduunka maanta waxaa qofkasta oo xil ama shaqa doon uu ku helaa ama ku waayaa raadraaca taariikheed ee uu leeyahay (CV) waxa loo yaqaan,waa sida ay ilbaxnimadu tahay ee tartanka ...

« Previous PageNext Page »