Articles

ETHIOPIA MA HELIN WELI RAG GARASHO LEH OO FIKIRKAA ISTICMAARKA DAREEMA.

Ethiopia waa dal daris la ah gayiga soomaaliyeed,waana dal ay soo gashay diinta masiixigu taariikhda milaadigu markay ahayd 100.Diinta islaamkuna waxay soo gashay qarnigii 7aad,taariikhda

Continue Reading »

Qeybta Articles

Waa maxay kalmadda ah Diimaha Cuqdadaysan ??W/Q.Khadar Aar.

Waa kalmadii iigu horaysay ee aan maqlo baryahan, bal xumaanteeda eeg , *Diimaha Cuqdadaysan*,Diimaha cuqdadaysan!,*Diimaha cuqadadaysan! ,Subxaana-Laah, carabka ayaaba diidaaya ,waan yaabay waanan u qaadan

Continue Reading »

Articles Archives

FARMAJO: THE SAGA OF MISSED OPPORTUNITY.
- Mar 22, 2017
The year 1994 and 2017 have one thing in common: both years mark missed opportunities in remaking Somalia. Just like the time when the Algerian born former UN representative, Mohamed ...
Ma dhabaa in Mahamuud Sayid Aaden beeniyey Booqashada Uhuuru Kenyaatiga Keenya ee DHoobleey?
- Mar 20, 2017
Waxaan daawaday TViiyo caalamiya iyo baraha wararka lagu faafiyo( Websites)ee Soomaalida oo soo bandhigay booqashadii qarsoodiga ahayd ee madaxweynaha Keenya Uhuuru ee DHoobleey,ma ahayn kaliya war la yiri oo kaliya ...
MAQAAL:- Wali ma isweydiinay sababaha keenay in nalagu imtixaano abaaro iyo colaado joogta ah, Maxaase xal ah?
- Mar 19, 2017
Inta aanan ka waramin sababaha keenay in na lagu imtixaano abaaro iyo colaado joogta ah iyo waliba waxa xalka u noqon kara, Aan marka hore wax ka tilmaamo xaalka dalkeenna ...
Somalis tired of Western treachery.
- Mar 19, 2017
My comment on an article in hiiraan.com of Saturday March 18, 2017 https://www.hiiraan.com/news4/2017/Mar/141099/how_africa_can_win_the_war_on_islamist_militants.aspx The United States of America needs to understand, that the more America, and her allies, try to humiliate Somalis, ...
FAALLO: Imisa Wasaaradood ayuu qaadi karaa dalkan, Wasiirse caynkee ah baa loo baahan yahay waqti xaadirkan ?
- Mar 13, 2017
Waxaan faaladan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo inta wasaaradood ee uu qaadi karo dalkeena Soomaaliya iyo waliba nooca wasiir ee loo baahan yahay waqti xaadirkan, Iyadoo ay waliba ...
FAALLO:- Dhibaatooyinka Soomaaliya ka jira maxaa sal u ah seese loo saxi karaa?
- Mar 13, 2017
Xaalada Soomaaliya waa mid aad u murugsan oo qalafsan,waxaa isusuran dhawr waxyaalood oo awal kala soocnaa,haddase inta isku milmay darfaha is haysta,kuna dagaalamaya oo isku haysta hawshii koox gaari fulin ...
MAQAAL:- Haweenka Soomaaliyeed wax badan ayey dheer yihiin Haweenka Dunida kale.
- Mar 10, 2017
Xaquuqda iyo xurmada dumarkeennu mudanyihiin waxaa caddeyey Rabbigeenna weyn oo waxidka Dumarka Muslimiinta waa kowo karamaysan Eebeheen ayaana karameyey.Quraanka waxaa kamida Suratul Maryam . Waxaa Adduunka laga xusaya maalinta 8,Maarso, tasoo ...
Somalia’s new president now faces 3 big challenges.
- Mar 9, 2017
After a lengthy electoral process, Somalia got a new president last month, former prime minister Mohamed Abdullahi Mohamed. Incumbent President Hassan Sheikh Mohamud conceded defeat in the Feb. 8 election ...
MAQAAL:- XOROOWGA QARANKA SOOMAALIYEED IYO BAROORTA U ADEEGAHA GUMAYSTAHA.
- Mar 8, 2017
Dawalad soomaaliyeed ee shaqaysa amaanka dalkana ilaalisa cir iyo dhul iyo badba oo shacabka difaacda waxaa u danbaysay 1991 dii.maxaayeelay waxaa inaga guulaystay cadawgeenii shisheeye ee isticmaarka ahaa oo inagu ...
Circling The Square In Somalia.
- Mar 8, 2017
Somalia is headed to the right direction. But ‘right direction’ doesn’t mean a path free of pitfalls and clear of landmines. A new President who inspired renewed sense of optimism ...
MAQAAL:- MUXUU YAHAY NIDAAMKA FEDERAALKU?
- Mar 8, 2017
Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay leeyihiin meekhaan maamul hoosaad ah, oo waxay haystaan xukun hoosaad ay ...
MAQAAL:- GEESIYADA U KACAY GAYIGEENA IYO GUNAANADKII GUMAYSTAHA.
- Mar 8, 2017
Soomaalidaa ku maah maahda "Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan" Mudo rubuc qarniya laga soo bilaabo 1991 dii dalkeena waxaa ka jiray nidaam daro,markii ay booskii baneeyeen ciidankii ...
MAQAAL:-Yaa ka badbadin kara dhalinyarada Soomaliyeed dhibaatooyinka wajiyada badan ee haysta?
- Feb 26, 2017
Waxaa hubaal ah in dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku habsatey dhibaatooyin dhinacyo badan leh oo ay ka mid yihiin amaandaro,shaqo la,aan,ka qaybqaadaho dagaalo aan xaq ahayn,waxbarasho la,aan iyo khilaafyo dhexmarayey dadka ...
MAQAAL:- Afka Hooyo Hodansanaa Hiiladiisuna Habacsanaa!!!!!!!!! W/Q: Guure
- Feb 24, 2017
Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo tiro beel ah, iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, ...
MAQAAL:- ALLOW IYAA MADAXDA ITOOBIYA INDHAHA SIYAASADEED U FIIQA WAX HA KU ARGEENE?
- Feb 24, 2017
Itoobiya iyo soomaaliya muddo dheer ayaa cadaawadu dhextiil. Mar-kasta waxaa furneyd fursad lagu heshiin karey, laakiin mar-kasta madaxda labada dal ayaa ka ildhuufi jirtay fursaddaas. Hadba qolaa dibirta lala heli jiray. ...
MAQAAL:- Maxaad Ka Taqaan Beesha Mareexaan?
- Feb 18, 2017
Beesha Mareexaan waxa ay ka mid tahay beelaha Soomaaliyeed ee faca weyn ee daga dalka Soomaaliya, waa beel aad iyo aad u dulqaad iyo sabir badan, waa beel aad u ...
Cirka Somalia: Reer Ba’ow Yaa ku Leh. Qaybta 2-aad
- Feb 17, 2017
Bishii marso 2013, waxaan in yar ka sheegnay sida boobka iyo Bililiqadu ugu dhacday Cirka iyo Hawada Somalia. Waxaan hadda ifinayaa in yar oo dhacday ka dib qormadii hore , balse ...
NUURKII WAYNAA EE KABAXAY GEESKA AFRIKA CAASIMADA MOGDISHO 2017.
- Feb 16, 2017
Dalkeenu waa dal hodan ah,dadkeenuna waa dad soo jireen ah oo leh dhaqanka uugu fiican caalamka marka laqiimeeyo qolo walbaa dhaqankeeda.horaan u sheegay in soomaalidu tahay dadka aduunka uugu quruxda ...

Next Page »