Wednesday, June 19th, 2013

War-Saxaafadeed:R/wasaare Saacid “Waan Dhowreynaa Saxaafadda Iyo Xuquuqda Dumarka”. *Dhagayso*

Published on February 3, 2013 by   ·   No Comments

R.Wasaare SaacidMuqdisho (AGGM):Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka  go’antahay  ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo beegmay ka dib markii dhageysi maxkamadeed oo la xiriirtay gabar sheegtay in la kufsaday iyo wariye loo hesto inuu sheekadaa been abuuray, dib loo dhigay ilaa iyo 5 bishan.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha ayuu kaga hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo talaabooyinka ay ka qaadaneyso dowladiisa.

Source. VOA.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Readers Comments (0)




Muuqaal

. .