Published on February 3, 2013 by galgaduud · 11 Comments
Faysal Cali Waraabe oo ka soo jeeda Maamulka Somaliland ayaa jawaab kulul u jeediyay C/raxmaan Faroole oo isagu lahaa war aynu wadahadalno ama aynu wada go ama aynu ku biirno dowladda Soomaliya
Ka Gudba Warka Feysal Cali, waa qof uun shaqsi ah una taagan Nationalism of Isaaq, oo aana matali karin Umadda Somaliland, dadka u taagan sida fikradiisana waa dad hortaagan horumarka dalka iyo dadka wadda dega.
Dadka kuwada nool Gobalka somaliland ee ka soo jeeda Isaaq, Gudobiirse, Dir, Ciise iyo Harti( Daarood), waxaan ogaan jiray in ey ahaayeen dad wadda dega oona aqoon sare leh mid baadiyo iyo mid magaalba, ee maxaa keenay iney ka war qaataan reer Somaliland nin aan laheen aqoon wax ku soo kordhin kara umadda, dalka(Federalism = state of Somalia) ama dadka la degan, haddana ka abaabuli karin wadda shaqeyn, taasoo keeni karta in somaliland waqtin(years and years)oo qaaliga ku ah in uu kaga dhumo is afgarasho la’aanta ka jirto umadda la nool iyo horumar la’aan u sabab noqoto dalka geesihiisa xagga deegaanada kala duwan ee Somaliland. HADDABA WAXAAN HADDALKEYGA KU SOO GABGABEYNAA IN EEY DANTU UGU JIRTO SOMALILAND WADDA HADDAL PUNTLAND STATE WAXNA KA KURDHISTAAN SI EEY UGA SOO WADDA JEESTAAN DHICA FEDERALISM OO AH XALISKA KELIYA HADDABA KA HERGELI KARO MAANTA JIRITAANKA SOMALIA. Maxaa dhacay burbarkii dagaalkii sokeeye waxey ahaayeen dadka REER PUNTLAND AND SOMALILAND dadka aad iyo aad wax loogu geestey , haddana ka siman in maalkoodi iyo hantidoodii eey weli maantadan ku maqan tahay magaalada Mugdisho.
Asw wb….marga horay waxaan salaamy…akhyaart sharaftaleh…ningan Feysal Ali waraabe…waa nin meelwalba ka ciyaay…marka hadalkiis waxa ka soo qaad malah…ee waa eey iska ciyaay…doofaarka xu
Asc,markan waxaa ii muuqato in aad tahay tiradda yer ee aan aqoonta laheen rabanna dadka intiisa kale iney waqtiga ee qaaliga ah ka dhumsaan inta kale ee reer somaliland sidaan kor ku soo sheegay. Puntland state iyo madaxdooda waa asaaska dowliga ee somalia kadib 21 sano dagaal sokeeye ee walaal magac aad sidato ee ”dulmidiido” umma qalintid ee waxaad tahay ”dabshide” , adoo kalena waxgaradka reer somaliland way ka maarmaan.waa bilaahi toowfiiq
Dhakac Dhakac Hore Dhabano Hays Danbe Bee Leedahay. Welldone Faysal Cali Waraabe Feysal waa Soomaalidiid oo aan isqarin wuxuu 100 mar dhaamaa MUNAAFAQ Faroole oo cadaw ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed iskana dhiga inuu yahay nin wanaaga Soomaaliya ka shaqeeyo.
Ka Gudba Warka Feysal Cali, waa qof uun shaqsi ah una taagan Nationalism of Isaaq, oo aana matali karin Umadda Somaliland, dadka u taagan sida fikradiisana waa dad hortaagan horumarka dalka iyo dadka wadda dega.
Dadka kuwada nool Gobalka somaliland ee ka soo jeeda Isaaq, Gudobiirse, Dir, Ciise iyo Harti( Daarood), waxaan ogaan jiray in ey ahaayeen dad wadda dega oona aqoon sare leh mid baadiyo iyo mid magaalba, ee maxaa keenay iney ka war qaataan reer Somaliland nin aan laheen aqoon wax ku soo kordhin kara umadda, dalka(Federalism = state of Somalia) ama dadka la degan, haddana ka abaabuli karin wadda shaqeyn, taasoo keeni karta in somaliland waqtin(years and years)oo qaaliga ku ah in uu kaga dhumo is afgarasho la’aanta ka jirto umadda la nool iyo horumar la’aan u sabab noqoto dalka geesihiisa xagga deegaanada kala duwan ee Somaliland. HADDABA WAXAAN HADDALKEYGA KU SOO GABGABEYNAA IN EEY DANTU UGU JIRTO SOMALILAND WADDA HADDAL PUNTLAND STATE WAXNA KA KURDHISTAAN SI EEY UGA SOO WADDA JEESTAAN DHICA FEDERALISM OO AH XALISKA KELIYA HADDABA KA HERGELI KARO MAANTA JIRITAANKA SOMALIA. Maxaa dhacay burbarkii dagaalkii sokeeye waxey ahaayeen dadka REER PUNTLAND AND SOMALILAND dadka aad iyo aad wax loogu geestey , haddana ka siman in maalkoodi iyo hantidoodii eey weli maantadan ku maqan tahay magaalada Mugdisho.
faroole geesi daarood nolow walee ninaan kuray u kicin meel magaaro
kujees jees dirta waqooji qayladoodaa badatay caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac daarood horta diray dabikeenka soo baro wali yaa isgaaray walee cabaad badan baa kuu haray odaygan naagta raxanweynka qabow may kii fadee faroole jees jeeskiisa xataa waa ka qudbeynee wali laysma gaarin sxb gooni isu taag baad sheegaysaaye xataa itoobiya inaad ku darsanto kuuma ogolin
faroole nooloow geesi daarood alaha ku daayo ku jees jees dirta waqooyi
waryaa ninkaagan allgalgaduud daa geesiga daarood haku tuntee doqonkaan waqooyi
Asw wb….marga horay waxaan salaamy…akhyaart sharaftaleh…ningan Feysal Ali waraabe…waa nin meelwalba ka ciyaay…marka hadalkiis waxa ka soo qaad malah…ee waa eey iska ciyaay…doofaarka xu
Soomaliween ha noolaato….
Mahbarkuna soo bahdil kama koro. Waxa ku jeesjeesaya waa Somaliland oo iyadiiba mar hore sanka laga tolay.
Kuwani waa hoogeen oo be’een. Awalbaa horay loo yiri Laxdii xeradeeda ka baxda Wan baadi ah baa kuda. Naqaska Iskaga saar Faysaloow waxa qashinka ah.
marka hore faysal waa geesi anrunta kaganban muoqufkiisana wuu cadeystaa lakiin faroole waa doqon xaasid ah oo caloosha kabuka soomalina an wax uquurin naftiisa ma ahane faroolow allah kuqabto somali waad dhibeysaaye
Asc,markan waxaa ii muuqato in aad tahay tiradda yer ee aan aqoonta laheen rabanna dadka intiisa kale iney waqtiga ee qaaliga ah ka dhumsaan inta kale ee reer somaliland sidaan kor ku soo sheegay. Puntland state iyo madaxdooda waa asaaska dowliga ee somalia kadib 21 sano dagaal sokeeye ee walaal magac aad sidato ee ”dulmidiido” umma qalintid ee waxaad tahay ”dabshide” , adoo kalena waxgaradka reer somaliland way ka maarmaan.waa bilaahi toowfiiq
FAROOLE DOWLADA SOOMALIYA NINKA WAX KA DHISAY WEEYE SXB DULMI DIID MARKA QALAD HAKA FAHMIN