Saturday, May 25th, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxuu Ka Yiri Hadaladi Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliland?*Dhagayso*

Published on January 31, 2013 by   ·   6 Comments

madxweyneeeeeMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxuu Ka Yiri Hadaladi  Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliland?*Dhagayso*

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgadudu@gmail.com

Readers Comments (6)

  1. waxan tagerana dowlada fadaralka waxan lenahay halategaro madaxwaynaha xazan shekh maxamuud sodhawow hadan nahay shacabka somaliyed ee putlan

  2. waxan tagerana dowmadaxwaynaha xazan shekh maxamuud sodhawow hadan nahay shacabka somaliyed ee putlan

  3. suada ceegag says:

    Somalia waa mid loo aqoonsaday Federalism iyo sidda wanaagsan looga soo wadda shaqeeyey nabadda iyo suuro gelinta doorashadda Maddaxweynaha iyo Hormuudka Barlamaanka. Maddax weynaha ku yimi xukuumadda Federalism, waa in uu dhooraa dastuurka, iskunna xilsaaraa gobalada kale(state):Puntland state, waqoyi Galbeed State,Jubbaland(sare iyo hoose)& Geddo State, State of Shabeelaha hoose,Beey & Bakool, central state of xibin iyo xeeb,Galmudug & Galgaduud, State of Shabelle Sare, Hiraan & Banadir. si uu xil iskaga saaro wadda shaqeynta Federalismaha ku dhisan isla markaana u daayo dadka wadda degan Gobalkasta ee danahooda uga tashan lahaayeen eena Madax eey ku kalsoonyihiin uga soo dooran lahaayeen, isagoo u adeegaye danaha dadka iyo deegaanka laga soo doortey, waxana la qeybsan karo tan ummadaee ku dhisan Federalka ee dalka Somalia. Taana waa iga talo iyo tusaale aan u fidinayo Madaxweynha Federalka lagu soo doortey, hadduusan rabin in Barlamaanka dadka metalaya eeysan ka hor imaanin fikrada qaldan uu xambaarsanyahay, taana keeni karta in looga horimaado doorasho 2/3, halkaana lagu casilo joogitaankiisa oona doorasho cusub ee matala madaxweyn Federal loo qaado barlamaanka markale.

    • Kama dage says:

      Gabadha waxaa kaqasmay gobolada qaar sida shabelaha dhexe weeye maaha sare jubada sare maaha ee waa jubada dhexe iyo jubada hoose waxa kale oo jira sh hoose sidaa ulasoco. Ader.

  4. s/c soomaalaay bacdu sallaan waxaa muqadas ah in aan taageerno dowlada somaliyeed iyo madaxweeynahayaga xassan sheekh maxamuud waayo dowlad iyo qaranimo wax aan aheeyn oo noio shaqeeyn karaa ma jiraan 21 sano waxaan soo gashanay shaatiyo kala duwan haba u badnaadaan qabiil warlord iyo qolyo wadaado ah oo hubaysan wax aan jab aheeyn iyo cadaab aduun kamaanan dhaxlin marka somalaay inta aan il gooni ah isku eegayno wax manoo soconayaan ee aan taagerno qaranimada omali weeyn,federalizm anigu runti umi ihi taageero laakiin waa waxa aan maanta ku heshiinay uuna qabo dastuurka wadanka marka jubaland way socon hadii ay dadka deegaanka ku heshiiyaan bay bakool iyo shabeelaha hoose way socon hadii ay dadka deegaanka ku heshiiyaan marka somalaay joojiya eedaymaha ah in madaxweeyne xassan uu wado sheeko hawiyizim ah oo uu ka soo horjeedo gobolo daarood ama ay ku badan yihiin daarood waa soomaali gobol walbana qabaailbaa ku badan marka dastuurkaa u ogal oo ka weeyn madaxweeynaha marka yaan la dagdagin dowladu 5 bil ma dhama inti la doortay madaxweeynaha waxeeyna ku mashquulsan yihiin arimo badan haba ugu horeeso nabada soo celinteeda iyo la dagaalanka waddada hubeeysan marka yaan buuq lagu furin fadlan aan ghelno dowlad naga celisa yaahida na cunaysa oo gabdhanaga iyo duqoowda iyo birmageeydada siin karta amaan iyo hoy ay ka galaan duurjooghtan hada ku cunaysa banaanka,ogoow in aan badaha ku baabaynio gabdhaheenina lagu kufsanayo xabsiyada liibiya iyo yemen matadeenina ay daadsan yihiin dunida dacaladeeda iyo gudahaba gaajo abaar colaad daba dheeraday qabiil nagama saari karo unity iyo qaran somaliyeed ayaa naga xiga maantana waa noo iftiintay marka ilma adeerayaaloow aan dhinacyada qabano oo istaajinino..guul somaliya..

  5. xalimo says:

    soomalia ha is raacdo insha allaah biyo sacabadada ayaa looga dherga naga badan wadan keena vivo somalia




Muuqaal

. .