Wednesday, June 19th, 2013

War Deg Deg Ah: Dab Xoogan Oo Goordhaw Ka Kacay Suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer Ee Dalka Kenya.

Published on February 22, 2013 by   ·   1 Comment

breaking newsXagardheer (AGGM): Wararka iminka naga soo gaaraya xerada qaxootiga ee Xagardheer ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in dab xoogan uu goordhawayd ka kacay suuq xeradaasi.

Ilaa hadda lama ogga qasaaraha ka dhashay dabkan ka kacay suuqa xerada xagardheer, balse waxaa la sheegayaa in uu suuqu yahay mid wayn islamarkaana ay dhici karto inuu dabkan ka dhasho qasaaro baaxad weeyn.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in ciidama amaanka Kenya ay bartamaha xerada ka ridayaan rasaas aan la garan ilaa hadda ujeedka ay u ridayaan.

Waxii kasoo kordha warka kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Readers Comments (1)

  1. Aden says:

    qaf kasta soomaali ah wuu soo dhweynayaa in maxaysata ONLF ee laga soo aruuriyey qabridahar iyo gaariso laga saaro soomaalia gaar ahaan kismaayo waayo kismaayo soomaali baa leh




Muuqaal

. .