Warbixin: Dhawaanahanba waxaad maqleeyseen iyada oo ay idaacadaha ka hadlayaan ex xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayna sheegayaan inay diidan yihiin maamulka la doonayo in dhawaan lagu yagleelo magaalada Kismaayo ee Jubbaland State of Somalia.
Haddaba dadka badankiis ayaa waxa ay ku dhaceen shirqool aysan ka fiirsan waxaana xaqiiqa ah mas’uuliyiintaas idaacadaha ka hadlayay bilihi la soo dhaafay oo dhan inaysan bataatanba diidaneen maamulka cusub ee Jubbaland ee dhawaan la yagleelayo balse ay doonayaan inay gor gorgortan lagalaan mas’uuliyiinta IGAD iyo mas’uuliyiinta wada qorshaha maamulka Jubbaland.
Ilaa hadda xogta ay heleeyso shabakada Allgalgaduud Media ayaa waxa ay sheegaysaa in ex Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil aysan diidaneen maamulka Jubbaland oo ay taageersan yihiin balse ay doonayaan inay ku gor gortamaan xilalka ay ka qaban lahaayeen maamulkaas, hadii ay wax xil ah ka waayaana waxa ay doonayaan inay mucaaradaan maamulka Jubbaland iyagoo sheeganaya inay yihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Sida aad la socotaanba ex Xildhibaan Maxamuud Sayid ayaa hadda wax xil ah ka heeyn dowladda Soomaaliya waxa uu aad u daneenayaa in uu xil misaan culus leh uu ka qabto maamulka cusub ee lagu yagleelayo magaalada Kismaayo.
Maanta ayay ahayd marki ay gaareen magaalada Garbahaareey wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha saxiixeyaasha Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax si ay halkaas uga qeeybgalaan wadahalado lagu doonayo in loogu sheego xilalka ay ka qabanayaan maamulka Jubbaland ex xildhibaan Maxamuud sayid Aadan iyo Maxamed Cabdi Kaliil.
Isku soo wada duub oo waxaa ilaa hadda socda wadahaladi gorgortanka ahaa ee u dhaxeeyay Wafdiga uu hogaaminayay Gudoomiyaha saxiixeyaasha Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax, ex xildhibaanMaxamuud Sayid Adan iyo gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil.
Waxii ka soo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com
Saxiibayaal waxaan u bahanahay masuuliyiin sharuud ku gala masiirka Sade, uma aanu baahnin masuuliyiin, naftooda un sharuud ku raadsada. Waxaan qabaa in Beesha Sade ay Madaxwaynaha hesho ama Caasumadda Jubbaland Hesho; Wixii ka soo hara waa doqonimo.
Wan filayay qeyladi badned in wax lagu hoos wato.
maxamud sayid iyo kaliil mana afduubayaan, jubaland mana afduubayaan dadka reer gedo ma la heestayaal beey ahanayaan?
ceeb baa ka dhacday meesha mahadsanid allgalgaduud xogtan aad noo soo gudbiseen.
mareexaan nin walba inuu iibsado miyuu donaya,war bilaa calaykum yaa naga qabta waxan.
war waxaanee maqla waxii ay u qeeylinaayen intaan lee mee aheeyd.
haleeyska dhiciyo nimankan sharafta naga qaaday.
mareexaan kuli waa noo adegayaan, viva Puntland ka xaab xaabiya ilka yareey.
daadihiye dhaqanka laguma barin mareexaan adeege ma noqdo, kuwana meel baan uga soo hareyna ama dheh viva puntland waa bala adoo dhahaya inana ku tuso viva sade.
maxa aleeysu dagaala hala kala qaraab tago nooh.
viva daarood waa israacay.
daarood beel tuug jabarti warkaas cidaan ku aqoon u sheeg.
caqliga ha shaqeeyoo wlloayaal cidi wax noqota waa cidi nokikale ama marexan ama absame ama majerteen hadu mantay mareexan wax noqod aniga waan ahay mgrty marka cayda halajoojiyo jupaland dadki laha aya utashday viva mareexan viva absame
Waryaada somali waad kala disheen, 50sano ina dhaafey qabiilbaad dabada karixeysan walaahi waa leyska kiin dhicinayaa aduun weynuhu waa ogaadey inaad lugooyo tihiin. Umada diinta islamka waad kasarten.
Waryaada baardhere ayaad xoogkuheysataan, cid aan hada rabta iney kismayo islaheysiiso waa timo calaacal kasoo baxey ee soodhacsada dhulka amxaarada aad rufaaynimada ugu dhacsan la,dihiin
WARYAA JABARTI WAA QALQALAHA KSA SACUDI KAWAANKA BAAB MAKKA EE JEDDA AYAGAA UBADAN SOMALI WEY ISBARATEY.
run ahaan ma xuma hadii ay nimanku gorgortan ku jiraan maxaa yeelay meel aad madaxeeda tahay majaheeda lama noqdo. sade jubaland majorty ayuu ka yahay markii qolyaha dib u guura bahalayna waa in la soo xero gesho dad waxaa jira marka sade israaco wadnahu soo boodo iyo dad marka la aamino aan khiyaano ka dhamaan Allaw r/jubaland nabad iyo midnino dhex dhig.
Meeshii shir lagu sheego dad badan ayaa u yaaca iyagoo is leh waxbaad kasoo heleysaa. Shirka isagoon qabsoomin waxaanoo buuq ah ka dhacayo maxaad u maleysaa markuu qabsoomo oo lagu kala baxo oo nin kastaa ogaado wuxuu heley ama waayey?
Taasi waa mid tan kalena waxey tahey oo is weydiinta mudan Itoobiya oo Ogaadeen wax la raadineysa maxaa ku hoos qarsoon?!!!!
Haddeyba Itoobiya arrintaas Jubbaland taageersantahey oo ay dhab tahey waxey ka leedahey ujeeddo shirqool oo culus. Waxaanan la yaabbanahey waxa la isku warsan la,yahey ujeedkaas!
Haddaan dhanka wanaagga ka eegno oon niyadda u hagaajinno Itoobiya waa iney dooneyso iney Ogaadeenka ku laaluushto Jubbooyinka si ay Gobolka Ogadenya nabad u qaataan oo ay shidaalka si nabad gelyaa ugala soo baxdo! Waa suurto gal iney sidaasi jirto waana sida hadda Ogaadeenka Jubbaland taageersan u qaateen kuna shaqeynayaan.
Sida kale oo suurto galkaa waxey tahey in Itoobiya dooneyso iney isku disho kalana disho Ogaadeenka iyo soomaalida kale oo ay conflict ka dhex abuurto ay isku colaadiyaan waqti dheer si iyadu ay soomaalida kale uga hesho garab lagu cuna qabateeyo Ogaadeenka.
Waxeyna kale oo arrintaasi ku saacideysaa Itoobiya iney soomaalida isku jaan jaanto oo iyagu isku sameeyaan containment ama iney iyaga isku mashquuliso oo ay firaaqo u waayaan iney dhistaan dowlad xoog leh.
Maxey kale oo tahey waxa Itoobiya Ogaadeenka garabka u siineyso yaa sheegi kara?!!!
Yaa haddaba labadaas suurto gal dhib iyo dheef ku qaba?
@ wadadyare ogaadeen iyo ethiopia colaad xun bey isla soomareen lkn hada onlf iyo ethiopia wada hada baa usocda in la he shiiyo oo degaanka ogaadenya nabad noqdo shacabka ayay uficantahay lkn ha isku khaldin ogaadenya iyo jubooyinka labadaba waan degnaa dadka maamulka mucaaradsan waa calooshood ushaqeystayaal aan dadka iyo degaankaba unaxaynin ethiopia iyo kenya soomaliya waxbadan bay uqabteen runta markii laga hadlo 1 ethiopia waxay garabsiisay dowladii maruun c.laahi yuusuf raximulaahi caasimadi dalka ooy mooriyaan sweedhka kahayaan ayay kasaareen madaxtoyadii oo sanado badan ay diloodeen ayay soo celisay hadana alshabaab ayay degaano badan ka sareen 2 kenya iyadana sidoo kale deeganada juboyinkaiyo gedo aya y alshabaab kasaareen 20 sano ee dalku burbursanan kenya unbaan kucarareynay oonku nooleyn kenya iyo ethiopia inay soomaliya maanta dowlad ka dhalato diyaar bey uyihiin ee dowlad baan lahaynin waxay u afduubantahay kooxda damjadiid oo danahooda ku fushada jubaland absame ayaa hogaamin ama diida ama ha diidina cid aan ka baryeyno majirto waad arkeysay shaly sidii pro.jawaari jigjiga loogu soo dhaweeyey adeer wanaagi aan idinla daba soconay soomali way ku ciyaartay waxba hanadaba gudhubsanina waan isku filanahay ciidamada lageynayo gobolka galgaduud waxaa lagudarayaa wiilashii liyupooliceka karbaashku wuusocon intaa xaaraanta iyo xalaasha laga saxayo
viva ikhyaar waad ku Sugtay Waafoowyasha iyo majeerteen jadiidkaba.
viva ikhyaar waad ku Sugtay Waafoowyasha iyo majeerteen jadiidkaba ,iyo qaarkaloo badan
Geelqaad
Marka adigu waxaad qabtaa dowladda Itoobiya ayaa dalka soomaaliyeed dantiisa ka og dowladda soomaaliyeed! Oo Itoobiya markey Jubbaland taageereyso Somaliya ka dal ahaan ayey u daneyneysaa?
Ethiopia ogaaden xoogiisa inuu jubaland aado wa m,aslaxadeda iyada hesho maamul ay laheshiin karto xaga bada anaguna dan ayaa nootahay in shacabka 6 malyan aha ee kunool ogaadenya colaada ka nastaan waayo ethiopia inay danta ogaadenka fuliso way ku qasbantahay waayo dowlada ethiopia waxy yeelatay mucvaarad badan oo dalka gudihiisa aha 1 tigre ayaa mucarad bilabay 2amxaaro ayaa iyaguna bilabay ninka malex badalay wa qabiilada ugu laangaabsan dalka marka difaacida mucaarad ogaadeen tabar umahayaan xiligan wa inay rabitaankanaga nagutaageerto oo aha mamulka bari ladhisayo
Geelqaad
Marka waad qirsantahey sow maahan iney Itoobiya idiin taageereyso si ay u gaarto dan ay ka leedahey dalkeeda gudihiisa oo ah inaad dagaalka ka deysaan Kililka Shanaad?
Oo dagaalkii Kililka aad ka waddeen u soo weecisaan Soomaaliya gudaheeda?
Wadaad yare su aal aad jawaabteeda garanayso in ad iwaydiiso maha ,,, ninkii siyaasada bariga afrca add oola socda wuu garan karaa cashirka aan ka dhigey o dalka dhankaada ka daalaco howsho socota ganacsatii soomalida oodhan kismaayo ayay dhoobanyihiin shirkad walba waxay raadinaysaa qandaraas kkkkkkkkkkkkk sx xalay madawanaysay khudbadii waziirka shaqad iyo shaqalaynta ethiopia mudane c/fatx sheekh cabdulaahi koley garan meysid luuqada ethiopia ayay kubaxday lkn aad baan ula dhacay rabitaanka siyasadeed ee beesha absame ayuu kahadlay lkn wadadyre degaankini wali waa colaad aduunkiini maxaad ka damacsantihiin??
KKK WALLAAHI WAA CAJIIB MAANTANA WAXAD LASOO MEEL FADHIISATEEN ETHOBIA &KENYA WAXBAY NATAREEN !!! 1978 WIXII KAHOREYEY WADANKU MAC BUU NOO AHAA WIXII 78 KADANBEYEY AAWADIINA AYUU WADANKU UBURBUREY OO AABAYASHENU,WAL AALAHENA AAN KUWEYNEY SU AASHIISA ALLE MAYAREYEE SIYAADBAA SABAB U AHAA
sir ayaa fakatey/maxay la doodayen/hadey ogal yihiin/sida siyaad bare oo kale u ma fakarayaan/dadkiina dhinac karaaca
Nasab weydan aheyne kofurgalbed waad bahdisheen ee ilaahey heysku kiin salado
Waryaada umadi wey dagaashaa ee inta gurigiis loogu tago badarkiisa lafaagto asoo nool godkii badarka loogu soofagtey lagu dhex gubo mundul dab laqabad siiyey laleeyahay maqaar (harag)nooga soosaar waa wax dhacey weyna qorantahay mariixaanow imaad abaaline xukun caadil ah alle hakeno
Labadan nin dantooda shaqsiyan Iyo mida Sade tee u muhiim ah? Haday jago waayan ma mucaaradayan maamulka?
Eelaydu mesha haka baxdo baydhabo ayay dagtaye hakataliso sh.hoosana cayr hakasoceshato.libaaxyadaa darood yaysan kudhex habaabine
Kkkkkk war meeshan gob baaa isku haysa ama sade ha ahaadaan ama absame ama harti aylaydu maxay rabaaan
Wiilka geel qaad la baxay anigu ka yaabay tolow ma ugaadeen ilka dheer buu ku qanacsan yahay waa yaab ilaa iyo maalintaan bartay ogaadeen buu naga daba wadaa oo kaalay markii KISMAAYO mareexaan Harti ka tirtirayay xagee jiray wiilkaan, alla hadaan gartaye iska daa, Wuu daawanayay ” Dhaga Hooge bal dhowr Majeerteenkii waa la madhiyee aga awoowgaa la gub, mareexaan” kkkkk, marka saaxiibkay geel qaad mareexaan waa nimanka JUBOOYINKOO DHAN KA SHEEGAN, lagamana daba hadlo hooy ogaadeen waxba iska celin mayee dadka haku dirin waa wiilkaagaas anigu waan ku aqaan markay bilaabataad carartaaye qotiyahow qotigu dhalay.
allgalgaduudey waxaan u arkaa warkiinan inaad tihiin isir naceyb balse waxaan idiin sheegayaa inaysan faataxo ku haysan gobalka raggaas ee ay yahiin raggii u dhashay una soo halgamey warkiinana uu yahay war aad ku bahdilaysaan ragaase waxaan idin oran lahaa dhulkii aad lahaydeen waa kaa habar gedir iyo dir idinka qabsadeene ka dhacsada markii la in soo barakiciyey raggii idin soo dhaweeyey baad waxaad rabtaan kula dhaqmeysaane waxey ahayd in dib la idiin celiyo tuugayahay hawiyaha iyo dirtaa abaalkiina yaqaanee wax edab lehna ma tihiin kuwaa mustaqbalka beesha u dagaalamayo miyaa fiican mise kuwan daba dhilifka u ah ogaadeen baa fiican haddaad wax kala garaneysaan