Kaddiib markii uu maalintii shalay Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil uu si cad uga soo horjeestay shir la sheegay in February 23 lagu qaban doono magaalada Kismaayo, kaasoo lagu dhisayo maamul goboleed ay majaraha u hayso dowladda Kenya oo aanay u dhameyn bulshada ku dhaqan Jubbooyinka, ayaa waxaa kulan qad Teleefan oo ay xalay isugu yimaadeen Guddiga Xiriirka iyo Dib u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka (GXDGJ) waxay isku af garteen in ay taageeraan baaqa kasoo yeeray Guddoomiye Kaliil.
Guddiga oo muddo dheer si weyn ugu howlanaa sidii la’isugu soo dhaweyn lahaa mas’uuliyiinta kala aragtida duwan ee kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka, gaar ahaan kuwa gobolka Gedo, ayaa waxay kaloo isku afgarteen in wadada kaliya ee loo mari karo maamul u sameynta Jubbooyinka ay tahay wada hadal ku dhisan is-xurmeyn iyo in danta guud meel looga soo wada jeesto, wixii wada jirka iyo amniga wax u dhimi karana meel la’iska dhigo.
“Waxaan ka warqabnaa oo aan xogogaal u nahay in dhamaan bulshada ku dhaqan Jubbooyinka ay intooda badan rabaan in ay helaan maamul goboleed ay ku mideysan yihiin, balse sida ay mas’uuliyiin iyo wax garad kasoo jeeda jubbooyinka qabaan anagana aan ku raacsanahay, in maamul la dhiso waxaa ka horeysa in siyaasiyiinta kala aragtida duwan meel la’isugu keeno, waana taa sababta aan u taageernay kulanka wada tashi ee uu guddoomiyaha gobolka Gedo ku baaqay in February 25 la’isugu yimaado magaala madaxda gobolka Gedo ee Garbahaarey,” sidaas waxaa yiri Gurey Xaaji Faarax oo ah afhayeenka Guddiga Xiriirka iyo Dib u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka.
______________
Wixii su’aal ah, kala xariir baaqaan:
Gurey Xaaji Faarax oo ah Afhayeenka Guddiga xiriirka iyo dib u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka, Email: gurey44@gmail.om, Tel. 907-359-5554.
Fiiro Gaar Ah: Qoraalkan Ayaa Ah Qoraalka Saxda Ah, Qoraal Walba Oo Ka Soo Baxa Gudiga Waa In Uu Ku Saxiixanaado Magaca Afhayeenka Gurey Xaaji Faarax oo ah Afhayeenka Guddiga xiriirka iyo dib u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka, Email: gurey44@gmail.om, Tel. 907-359-5554, Fadlan Ka Raali Noqda Qoraalki Hore.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com
khiyaali iyo kalahadal
qofjecleysi iyo been
qaran laguma gaaree
qoomkayoow isdaba qabo
qarbudaada joojiyo
waa maxay khilaafkani
qoraalada isdabayaal
kolba qaab uhadalkiyo
qeylida wergeysyada
dhambaalada laqorayaa
qiso weeye yaabadan
qoomkayoow isdabaqabo
hadiikale qasbaa dhici
qardoofiyinkaa badan
qalalaase halis iyo
qarniyadan wixiidhacy
qolo qolo udirkii
qodxihiii colaaddaan
qoobabada dhigeynaa
inta aan wax ladhisin waxay ilatahay
indhamaan wixii kala aragti duwanaan ah
laxaliyo wixii danoleh ama gacma shisheeye u adeegayan laysla arko
GUULEYSTA
Waxa is badalay waa beesha Mareexaan Oo hadba waxa ay beesha hawiye soo jeediso ku go’da/raacda, tusaale ahaan beesha habargidir waxay ku talisay maamulka galmudug in u mideeyo beelaha habargidir Balanbale iyo caabudwaaqna ay ka mid noqdaan maamul habargidir leedahay kamana hadlin beesha Mareexaan, sidaas si la mid ah waxaa yiri beesha raxanweyn in aysan marnaba suurtagal ahayn in gedo ka mid noqoto jubooyinka/maamul-daaroodleeyahay wax hadal Ahna Kama celin aan taageero ka ahayn.
Murti soomaaliyeed baa waxay tiraahdaa, “doqontu waxay leedahay 11 indhood marka laga reebo mid intakale sokeeyaha bay ku aragtaa.”
Iga Raali ahaada haddii aan tolka maahmaah aan habooneyn ku iri!
Arintaan jubbada waa dagaal aan geed loogu soo gaban muujineysa inuu dhici doono.weynu arki doonna raga ethiopia iyo Kenya calanka u side iyo kuwa xaqooda raba iney dhacsadaan iyagoo waliba dowlad somaliyeed iyo soomaali weyn waa shanaya dhulkana u hari doonan
Marteexaan gal gaduud haday dhuuso kasoo yeerto Jubaland waxay moodaan balaayo in dhacday wax aan jirin ayay buun buuniyaan awalba hawiye ayay dabada udhaqaayeen reer galgaduud ee warka iyo qabyaalada idin dishay iska dhaafa,waxay ka xunyihiin in reer gado ay amaan iyo nolol helaan,waayo Galgaduud wax maamul ah mayaalo waxay kaxunyihiin in reer Gedo iyo Jubooyinka tashadaan,waayo ayagaa awalba usoo dooli jiray oo dhac iyo boob kuhaayay,gedo iyo jubooyinka shirkana waa laqaban maamulna waa ladhisi,insha Allaah kii xasan Culusoo dabada udhaqaayoow ogow in Saacid May,10keeda wixii kadanbeeya Saacid laga qaadaayo Raiisal Wasaarenimada,Cidiisana uu caanaha lacabi doono,Jabka uu culusoow maagan yahay ka hadle ee haku daalina Jubaland.
Waryaada somalanimo hadeydan dooneyn awalba kukuuyada & amxaarta ayaad madiidin u aheydeen kismaayo somaliya leh ee haku hungoobina inta leydinka aamusanyah ay hamaleynina cabsi ee sidii lafoole armay kadartaa(kobtey ii dhalaashe)
Kismaayo waa qeyb ka mid ah dalka soomaaliyeed. Waxaana wada dega qabaa,il soomaaliyeed oo badan. Shir aysan dowladdii dalku gar wadeen ka aheyne Kenya iyo qabiil ku hoos ganbanaya abaabulayaan kama keeni karaan natiijo wax ku ool ah oon fitno aheyn.
Kista xaaji mareexaan baa qaatay ee isma oran wax a kaqaadi Kara kabta iyo laxda beeni intee bay socon.
In.maamulka kismaayo ey ku ladadajiyo waxaa kadambeeyo kenya ninka maanta awood ka diganayo maxaa kuu dambeen doona hadow
War marixaanka indha somaliyed kidibna waa indhahad daroodka laakin waxaa ila ilaquman in wadanka laxureeyo markaas kidib lasugu yimaado maamul waayo kaliil waxsheegaye waa run waayo sh dhexe oo dhan waxaa haysta nimanki inkaarna marka in qaran la dhisa iyo qabil lagu cararo iskumeel magaleyso