Thursday, June 20th, 2013

Afhayeenka Ahlusunna Ee Koonfurta Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Socdaalka Saxiixeyaasha Jubbaland Ay Ku Marayaan Gobolka Gedo.*Dhagayso*

Published on February 20, 2013 by   ·   4 Comments

Sheekh Codweyne1Afhayeenka Ahlusunna Ee Koonfurta Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Socdaalka Saxiixeyaasha Jubbaland Ay Ku Marayaan Gobolka Gedo.*Dhagayso*

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Readers Comments (4)

  1. bulbul says:

    waxaan garan waayey sababta ina sayid uu ku diidayo maamulka jubbalandma waxuu doonayaa inuu ku biiro maamulka raxanweynta ee shariif sakiin hogaaminayo waxaan oran lahaa
    walaalkay maxamuud sayid tolkaa raac haddii kale meel cidla ah ayaa lagaaga tagayaa adigoo ah tuge canbaar leh

  2. dalal diini says:

    M.sayid jubbaland u daba fariisan maayo raga caabuduwaaq iyo dhagax buur ka yimid waa in asaga loo daba fariistaa..awlibaax Yamaarugley buu ku dhashey..indha radeer caabuduwaaq buu ku dhashey Axmed madoobana dhagax buur.mana matalaan jubbooyinka…maxamuud sayid degmada Saakow ee jubbada dhexe ayuu kubdhashey…

  3. ikhyaar says:

    sxb dalal diini qabyaalad ayaa ku madax martay beenta iska daa sxb ma adinkoo xikkii qaran iyo kii daarood ugu sareyey haya ayaad hadana sidaan u fakaraysaa? aw libaax jadwalka tariikhda kyma cusba waana ruug cadaa reer gedo ah lkn hadii aan lo daba fariisan labadaa mas’uul ma indha cade iyo goobaale ayaad u daba fariisan? runtii inaadan mawqif lahayn af wax cunay xishoo macnuhuyahay een enta iyo iyo ayaa laga garan.

  4. ali says:

    sawirkan website ay sareyn ee ah afhayen ahlusuna ee gobolada kofured isaga malahan walal wa nin kale oo lagu magacabo hasan albasri marka sidasne uma eka afhayenka ahlusuna sidas ula socda codka ma aqan lakin sawirka ayan hadlaya hada saran ninkas afhayeynka malahan




Muuqaal

. .