Thursday, June 20th, 2013

Orod Yahan Oscar Pistorius Oo Loo Xiray Dilka Saaxiibadi.*Daawo Sawirada*

Published on February 14, 2013 by   ·   No Comments

jiiscCape Town (AGGM): Oscar Pistorius oo ah ciyaar yahan cuuryaan ah biladana ka aruursaday tartankii orodada ee London ayaa waxaa ladhigay xabsi ku yaalla dalka Koofur Afrika kadib markii haweeneey uu saxiib la ahaa laga helay gurigiisa meel ku dhaw iyada oo meeyd ah.

Xarigiisa ayaa waxa uu kayaabiyay dad badan oo u yaqaanay geesi qaran waxaana hadal heynta ugu badan Koofur Afrika ay aheyd arintiisa maanta oo dhan.

Haweenta uu saaxiibka la’ahaa ee geriyootay ayaa lagu magacaabi jiray Reeva Steenkamp, waxaana la arkay iyada oo xabada bastoolado ku yaallaan oo meydkeedu yaalo irida guriga uu kunoolaa arintaas oo soo dedejisay xarigiisa.

Jimcaha ayaa lafilayaa in maxkamad lasoo taago ciyaaryahankaan u dhashay koofu Afrika ee u muuqda in uu fashilmay.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

jiisc

jiisc1

Olympics Day 8 - Athletics

jiisc2

Readers Comments (0)




Muuqaal

. .