Friday, May 24th, 2013

Sheekh Maxamed Awlibaax” Dowlada Somalia Waa Inay Shirka Jubbaland Furto Oo Ay Misna Xirtaa. Dhagayso”

Published on February 11, 2013 by   ·   6 Comments

awlibaaxKismaayo (AGGM): Gudomiyaha  Ahlusunnada Konfureed Ahna Gudomiyaha  Saxiixeyaasha Jubbaland Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax ayaa waxaa uu manta ka hadlay arimo badan oo ku sabsan Maamul usameynta Jubboyinka  iyo Gedo.

Gudomiyaha ayaa waxaa uu shegaay in Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo  u bilaabmi doono  23 febarayo  ka horna Kismaayo la keni doono Ergoyinka Gedo iyo Jubbada dhexe.

Gudomiyaha ayaa waxaa uu sido kale  sheegay in Dowlada Somalia ay ka sugayaan in ay Ayado shirweynaha Jubbaland furto  oo ay  ugu danbeyna soo xirto.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

 

Readers Comments (6)

  1. shaahi says:

    waa sax in lqqsameeyo

  2. muna says:

    that is more like it good job nd well said ina awlibaax its almost done maamul usamaynta idamka alle walagu gulaysan dona dowladana weykuqasban tahay iney ansixiyan dabcan

  3. Bakaal says:

    inta ciidanka Kenya joogaan Kismaayo waxa ka hagaai karo jirinba waayo qeyb ka mid ah qeybaha isku hayo siyaasada Jubooyinka

  4. A. Gurato says:

    Madaxda iyo shacabka Jubooyinka,salaan kadib, maamul Laamo, Wajeer iyo Kismaayo mideynaya ayaa Soomaalidu u baahan tahay.

    Shacabka wuqooyi bari, waxaa loo diiday xorriyad, nolol, nabad iyo nidaam.

    Dhulkii Soomaalida waa la kala jarjaray (Land Reform).

    Curyaaminta lugu hayo shacabka wuqooyi bari, tusaale, waxaa u ah dabkii la qabadsiiyay Suuq Mugdi (Gaarisa).

    Kenya olole ayeey ugu jirtaa sidii Kismaayo ay ula wareegi lahayd.

    Waxaa looga baahan yahay in wuqooyi bari iyo Jubooyinka lugu mideeyo nabad iyo walaalnimo. Kaddibna laga tashado sidii Laamo ay gacanta Soomaalida ugu soo noqon lahayd.

  5. saalaxfiqi/dablad says:

    timirtii horaba dab loo waa

  6. Cabdulaahi ilbax says:

    Timirtii horey dabloo waa




Muuqaal

. .