Wednesday, May 22nd, 2013

Muranki Ka Taagnaa Idaacada Cusub Ee Kismaayo Oo Cirka Isku Sii Shareeray Iyo Arinta Oo Muqdisho U Gudubtay.

Published on January 27, 2013 by   ·   10 Comments

Radio-Kismaayo-300x241Kismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay tibaxayaan in magaaladaasi uu ka taagan yahay buuq iyo isqabqabsi salka ku haya Cida Maamulaysa Idaacada Cusub ee Kismaayo laga furay.

Murankaan ayaa waxaa uu so bilowday ka dib marki Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya asagoo jooga Wadanka Mareykanka uu  khadka telefoonka  Agaasime ugu  magacaabay wiil uu adeer u yahay oo lagu magcaabo Cabdinasiir Saxansaxo .

Kadib marki ay arinkaasi soo shaac baxay ayaa waxaa kacdoon ka sameeyay Suxufiyiinta ka howlgali jiray Magaalada Kismaayo oo sheegay in Wasiirka Warfaafinta uu si ka baxsan nidaamka dowliga ah  u soo magacaabay shaqsi aan gobolka kasoo jeedin asal ahaana ka yimid Dhulka deegaanka Soomaalida Itoobiya wariyeyaashu waxa ay intaasi ku dareen in aysan marnaba la shaqayn doonin Cabdinasir Saxaansaxo.

Idaacada Cusub ee Kismaayo ayaa waxaa la wayay maanta Wariye daadeheeya Barnamijyadi ay dadka Kismaayo ugu tala gashay  taa badalkeeda waxaa la maqlayay Radio ga oo si deynaya Heeso isdaba yaala oo kuwaas oo laga soo qaadanayay barta Youtube ka.

Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo ayaa ayaguna isku haya cidii ay si rasmi ah ugu ogaanlahayeen Idacaada maadaama bahdi Saxafada ee la rabay in ay ka shaqeeyaan Idaacada ay si weeyn u diideen  Agaasimaha sida aan sharciga ahayn lagu keenay.

Dhanka kale  buuqa iyo isqabqabsiga ka jira  Magaalada Kismaayo ee ku saabsan in la badalo  Agaasimaha u soo magacaabay wasiir Ciilmooge  ayaa waxaa uu si toos ah uga bilowday Magaalada Muqdisho ayadoo Xoghayaha Wasaarada Warfaafinta Soomaalia Mudane Bahalaawi uu ku taliyay in  Shaqsi sumcadiisa ay wanaagsan tahay lo magacaabo  Radio ga Kismaayo doodaan Agaasimaha u qabo waxaa la qaba Wasiir kuxigeenka Warfaafinta  Dowlada Fadaralka Soomaaliya.

Isku soo wada duuboo  waxaa la suga waa Wasiirka Wasaarada Warfaafinta  oo u hogaansama Dareenka ay qabaan reer Kismaayo iyo Suxufiyiinta Kismaayo  ama ku adkaysto Magacaabisti wiilka uu adeerka u yahay ee uu horay u magacaabay.
———————————

Maxamed Muus
Kismaayo-Somalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Readers Comments (10)

  1. yusuf goobwayne says:

    salaan kadib war mareexaan maxaa si idinka ah warbadala qaabkaad wax uwaddaan sidaas waxba laguma hellee .
    ilma adeerayaal collaada intaa la eg xagay katimid
    anigaa kismaayo jooga waxaad sheegaysaana majiro marwalbana waxaan jirinbaad qortaan wallaaladiin laheshiiya kismaayo cidkuu diidan majirto adugu haystakoorin

  2. Said says:

    Sxb ka daa,meesha adaa ceshan waayee

  3. fadumo says:

    salaan kadib walaal markaan aqriyey qoraalkan anigoo jooga meelah ugu fog dacalada aduunka waan qoslay anigoo wax kale rabin inaan ka hadlo arin kale walaal waxaa mushaakil ah in aqoonta aad u leedahay dhulkan uu yaryahaye saxansaxo waxa uu ku dhashay kismaio hooyadii iyo aabihii waa dad aad looga yaqaano deegaanka , markaan deegaanka sheegayan kuma jiraan kuwii lagu abuuray dhulkan waqtigii bare hiiraale.
    Remember the history of this land, didnt began last 10 years. ilaah ka baq dadka waa la isku soo dgaweeyaa ee iska daa waxan aad isku direeyso dadkan isagaba dhibta daashatey. qabri ayaa kaligaa lagu dhigi doonaa xisaabtana waa kugu kali

  4. War dadka benta kadaya tugyahey tugta dhashey kan ad ledahay wasirka warfafinta ayaba kaso jeda gobolka ad shegtay adigo re galgadud ah maxa kismayo ka galey dadki laha aya cidey raban udhiban qofki ka horyimadana daadka qaadi khain nimada iyo cuqdad darted aya waxas ka kenayo ladhimo duli yohow

  5. xogagal says:

    waa warey reer mj maxaan cunaa maantana kimaayo mayba kadlayaan cawa dhaxa maad mooday in aad kismaayo leedahay inleen waxaad cunto umaad taqaanane war boosaso ayaa xeryo qaxooti la idinka dhisaa yey. majeerten reer maxaan cunaaas bas soo marsateen abgaal ayaad ku fashilanteen. dal iyo caamil shisheeye callshood sheqeystaal waa fashilanteen. meelwalba gaajo umaad ka hadleysaan umada xooleheeda ayaad cuni jirteen tuf

  6. puntlander says:

    ceeb ceeb wll cayda jooji wll kismaayo waxa masuulka ah dowlada ayadana nin umacowday marka khaladka joojiya oo raasokambooni waa dadku dagana jzbooyinka walagu kalabadanyahy kaliya dadka waada wada dhasheen nimanyahow wiilasha qora wobsedkan maba moodid niman dhiigi laguyaqaney marexan inukujiro ordaha waxka sheega muqdisho oo guriyhi beesha marexan lagu wada haysto kii doontana ladilayo maxa kismaayo oo dad idinla dhshay idin hayaan ugu mashqushan war nimanyahow inaga yaanan iskusojesan cadowgana daarood ismaciilna waa badanyahay

  7. ladan libaan says:

    soomaali waligeed gaarimayso maxaad taqaan,garabeeshin iyo ina adeer unbay taqaan;Wiilka sanadka ha iloobin galgaduud waxbay kuleedahay kismaayo.

  8. xalimo says:

    waxan idin leeyahay aad ayaad uga shaqeyneysan sharta mana ka shaqeyneysan nabada marixan iyo majerten iyo hawiye dir sheqal ogaden jiido cid oo dagto kismayo waa is yaqanaan wana heshiinayan waxan codsanaya dadka kale oo raba in ay qabiil been dad ugu sheegan waxan ka codsaneyna in ay joojiyan dhibka inta koydada ah dhulka waa weyn yahay gado dhiso cidna kuu diidi mayso laakin ma shaqeyneyso qabiilkeyga kismayo qaar ka dagen yahhay xoog ayaan adeegsana maatada ayaan ku tumana xoolahooda iyo guryahooda dad qarniyo ku noolaa meesha taas ilaana raali kama aha anagana raali kama nihin qabiil aan qabiil u hiili karina ma jiro mana shaqeyneyso taas walaalnimo wax halagu dhameeyo dhulka waa weyn yahay ha leys ixtiraamo ku quus qaado 22years

  9. wiil wagardhac says:

    Ilko yar daarood tashaye dadkiin iyo tolkiina dhinac ka raaca

  10. Mahdi says:

    @wiil Wagardhac

    Wagardhac ma tihide Wacal ayaad tahay Majeerteen ah oo raba Wagardhac inuu iska dhigo. Wagardhac hadaad rabtid inaad guska u dhuuqdid Welcome




Muuqaal

. .