Tuesday, June 18th, 2013

Ciidamada Iftiin Xasan Baasto Oo Caawa Hawlgallo Ka Wada Xaafado Ka Mid Ah Kismaayo

sss
Kismaayo(AGGM) Ciidamada daacadda u ah Iftiin Xasan Basto ayaa caawa hawlgallo ciidan oo culus ka wada xaafadaha ay maamulaan,waxaana ciidamadaasi la sheegayaa inay ... [+]

Wararka Maanta

sss

Ciidamada Iftiin Xasan Baasto Oo Caawa Hawlgallo Ka Wada Xaafado Ka Mid Ah Kismaayo

Kismaayo(AGGM) Ciidamada daacadda u ah Iftiin Xasan Basto ayaa caawa hawlgallo ciidan oo culus ka wada xaafadaha ay maamulaan,waxaana ciidamadaasi la ... [+]
barre-hiiraale

Idaacad Cusub Oo Kismaayo Laga Furay & Madaxweyne Bare Oo Furintaankeeda Lagu Soo Dhaweeyey

Kismaayo(AGGM) Madaxweynaha Maamulka Jubaland Col Bare Aadan Shire ayaa maanta si rasmi ah u furay Idaacad cusub oo Magaalada Kismaayo laga ... [+]
hqdefault

Heesta Caawa:Geesiga Dadkisiyo Dhulka Garka Kahayow Shacabkaad U Tahay Garab Guule Kula Jiro Guuleyso Waligaa

 Kismaayo( AGGM) Waxaan Caawa Idinku tallo galnay Hees Aad u wanaagsan taas oo aad ka wada hali doontaan,maadama aad tihiin wadaniyiin ... [+]
CIIDAMO-KISMAAYO

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Maanta

Galkacayo(AGGM) Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug ayaa la sheegay inay maanta ka badbaadeen isku day dil oo ... [+]
cabdi-qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho(AGGM) Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeeybdiid ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho waxaan garoonka diyaaradaha ku ... [+]
Ciidamo11

Ciidamada Dawladda Oo La Wareegtey Degaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Muqdisho(AGGM) Cutubyo ka tirsan ciidamada xooga dalka soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa maanta ... [+]
dhama-jale_3

Alshabaab Oo Saxafada U Bandhigey Hub Iyo Saraakiil Ay Ka Qabsadeen Dawlada Kiiniya ( Sawiro)

Falaagada Al-Shabaab ayaa meel ka mid Koofurta Soomaaliya ku soo bandhigtay labo sarkaal Kenyan ah, Hub iyo qalab isgaarsiin, kaasoo ay ... [+]
IMG_9871

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Maanta

Muqdisho (AGGM) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,ka ... [+]
Baaritaano-Xoogan_11-620x330

Ciidamada Dawlada Oo Degmada Hodan ka Wada Baaritaano Culus

Muqdisho(AGGM) Ciidamada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad lagu soo qabqabtay ka wada xaafado ka mid ah degmada Hodan ee ... [+]
Yuusuf-Xaaji-daily-Nation1

Nairobi: Wiil Uu Dhalay Yuusuf Xaaji Oo Dhac Iyo Boob U Geystey Xildhibaano Soomaaliyeed

Nairobi (AGGM) Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay weerareen kana ... [+]
mail.google.com1

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Ku Soo Wajahan Nairobi

Muqdisho(AGGM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen magaalada London ayaa ... [+]
madaafiic

Madaafiic Xalay Alshabaab Ku Tuureen Madaxtooyada Oo Shacab Ku Dhaawacmeen

Muqdisho(AGGM) Madaafiic Hoobiyeyaal ayaa xalay mar kale lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo madaafiicdii xalay ahaayeen kuwo kooban. Waxaana la ... [+]
waxyeelo-150x150

Kismayo Daqiiqad Qaadan Meysee -Armaad Garowe Iyo Buuhoodle Difaacan Weysaan? By Ahmed Abdi Macow ( Basbaas)

Muqdisho (AGGM) Hawiyahii hurdada dheer ku jiray hubaal waa kaceen maanta,waxaanse aad uga helay hadal uu Gaashaanle Nuur Qeyd ka yiri ... [+]
dagaal6

Ciidamada Dawlada Ee Gobolka Gedo Oo Wacad Ku Maray Inay Alshabab Ka Saarayaan Degaano Badan

Kismaayo(AGGM) Dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul ayaa ka jira qeybo ka mid ah Gobolka Gedo, halkaasoo saacadihii u dambeeyay laga dareemay, ... [+]
016

Magacyada Soomaali Saacadihi La Soo Dhaafay Ku Geeriyooday Xeebaha Dalalka Libya Iyo Talyaaniga

Tripoli (AGGM) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomihii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ee kusii jeeday Dalka Talyaaniga. ... [+]
DSC05648

Gudoonka Baarlamaanka Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada ( Sawiro)

Muqdisho(AGGM) Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada Rayidka, Ganacsato,Culumaa’udiin iyo marti sharaf ka socotay beesha Caalamka ayaa maanta xarunta ... [+]
DSC09409

Ergadda Shirka Dib U Habaynta Manhajka Waxbarashadda Oo Muqdisho Soo Gaaraya (Sawiro)

Muqdisho(AGGM) Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala socda maamulladda Galmudug,Puntland iyo kuwo kale oo ka yimid dalka dibadiisa ayaa ... [+]
kismaayo21

Ciidamada Dawlada Oo Maanta Askar Raaskambooni Ka Tirsan Ku Laayey Kismaayo,Wado Muhiim Ahna Xiray.

Kismaayo(AGGM) Maanta duhurnimadii waxaa iska hor imaad kooban magaalada kismaayo ku dhexmaray ciidamada dawlada federaalka ah iyo kuwa Jabhadda Raaskambooni,waxaana iska ... [+]
par

The Somali Fisherman Abducted And Abandoned In Paris.

A 35-year-old Somali fisherman, wrongly accused by the [+]
top news

Suldaan C/qaadir “Waxaan Cambaarenayaa Dadka Ka Soo Duulay Kenya Puntland Iyo Kilinka 5aad”.*Dhagayso*

Suldaan C/qaadir C/laahi Haadi oo kamid ah Salaadiinta kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka oo la hadlay [+]

Articles/Maqaallo

seeraar123

C/naasir Seeraar Waxa Uu La Mid Yahay Muhammed Saeed Al-Sahaf-ki Ciraaq.

Sida aan la wada socono magaalada Kismaayo ayaa dhawaan [+]
307078_656796427680847_282846488_n

Mustaqbalka Dhallinyarradda Iyo Midnimadda Dalka Waa Mid Haboon‏. By Hussien Abdullahi

Nairobi(AGGM)   Dhamaan Umadda soomaaliyeed , shacabka iyo madaxda dalka , waxaan [+]
culusow1

Somalia: IGAD’s Clan Institutionalization In Jubbaland Death Knell Of Citizenship.By. Mr. Mohamud M Uluso

The high level mobilization of international support under the “New Deal” strategy for [+]
kisima

Kismaayo Iyo Muranka Ka Taagan Waa Mid Noocee Ah, Xalkuse Maxuu Yahay? W/Q. Dr. Daahir Nuur Jaamac (Dr. Truman).

Kismaayo waa magaala madaxda Gobolka Jubbada hoose,waana magaalo xeebeed ku caan [+]
Maqaal

Maqaal Xiiso Badan: Reer Khatumo Mihiimadooda Kobaad Ma Kismanyaa Mise Laaskii Biyaha Diiranaa.

Bismilaah, aniga oo aan jeclayn in aan wax kaqoro arinkan aan soo ban [+]
Maqaal

Humbaaleynti Iyo Hanjabaadi Horjoogeyaasha Maleeshiyada Raaskambooni Ee TV-yada Xalay Maxaa Ka Dambeeyay?

Waxaa xalay TV-yada ku baxa afka Soomaaliga laga soo siidaayay oo dadka oo [+]

All Latest News

jaalesiyaad

Top News

Yuusuf-Xaaji-daily-Nation1

Nairobi: Wiil Uu Dhalay Yuusuf Xaaji Oo Dhac Iyo Boob U Geystey Xildhibaano Soomaaliyeed

Nairobi (AGGM) Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay weerareen kana ... [+]
Shabaab-afduub1

Falaagada Al Shabaab Oo Hanjabaad U Dirtay Ahlusuna Waljamaaca.

Ceelbuur (AGGM): Kooxda Alshabaab ee ka arimisa deegaano ka [+]
Cartoons

Waa Sawirkeena Maanta Iyo Qosolka Maalinta Axada.*Daawasho Wacan*

Waa Sawirkeena Maanta Iyo Qosolka Maalinta Axada.*Daawasho [+]
kismaayo21

Kulanka Waxgaradka Beesha Sade Ee Waamo Oo Kismaayo Uga Socday Oo Galay Maalintii Labaad

Kismaayo(AGGM) Magaalada Kismaayo waxaa kulan muhiim ahi uga socdaa waxgaradka Beesha [+]
76059_web KJ view1 (4legs without logo)

Dawladda Oo Maxkamadda Hague U Gudbisay Liiska Qas-Wadayaasha Soomaaliya

Muqdisho(AGGM) Ilo wareed lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyey in dowlada [+]
Caanood1

Jeneral Caanood ” Shabaab Waxay Bilaabeen Iska Hor Keenida Qabaa’iillada Soomaaliyeed ”

Muqdisho(AGGM) Jeneraal Cabdilaahi Cali Caanood oo ah taliyaha Guutada [+]
Faroole1

Madaxweyne Faroole ” Haddi Tol La Yahay Axmed Madoobe Aan Dhaqaale U Ururino,Aniguna Ciidan Baan Direyaa ”

Australia (AGGM) Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiraxmaan [+]
17921

Xog Dhab Ah: Axmed Madoobe Oo Alshabab Ku Wareejiyey Jariisada Raaskambooni & Xasan Turki Oo La Keenay

Kismaayo(AGGM) Wararka laga helayo degaanka Raaskambooni ayaa la sheegayaa inay [+]
new kuukuye family

Waa Sawirkeena Maanta Iyo Qosolka Maalinta Sabtida.*Daawo*

Waa Sawirkeena Maanta Iyo Qosolka Maalinta Sabtida.*Daawasho [+]
diirada

Daawo Barnamijka Diirada Horn Cable TV Oo Looga Dooday Arrimaha Cakiran Ee Jubbooyinka.

Daawo Barnamijka Diirada Horn Cable TV Oo Looga Dooday [+]

World News

dil

Nin Soomaali Ah Oo Mareykanka Dad Ku Laayay, Isagana Is Dilay.*Daawo*

Afar qof oo saddex ka tirsan ay Soomaali ahaayeen ... [+]
sayful islam

Dowladda Liibiya Oo Diiday Inay Sayful Islaam U Dhiibto Maxkamada ICC.

Tripoli (AGGM): Maxkamada dalkaasi Liibiya ayaa markale diiday in ... [+]
salem idiris

Horjoogaha Xoogaga Mucaaridka Dalka Siiriya Oo Baaq U Diray Dowladdaha Reer Galbeedka.

Hogaamiyaha militariga madax-banaan ee dalka Siiriya oo qeyb ka ... [+]
william-ruto

Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya Oo Ugu Baaqay Qurba-joogta Soomalida In Ay Ka Qeyb-qaataan Dib U Dhiska Dalkooda.

Yokohama (AGGM): Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Rutto oo ... [+]
syrian

Mucaaridka Suuriya Oo Kulan Uga Socdo Magaalda Istanbul Si Ay Uga Xaajoodaan Ajendaha Shirka Geneva.

Istanbul (AGGM): Isbahaysiga mucaaridka ku ah dowladda  Suuriya ayaa ... [+]
swedenn_3

Rabshado Xoogan Oo Ka Dhacay Xaafada Soomaalida Ku Badan Tahay Ee Magaalada Stockholm Ee Dalka Sweden.*Daawo Sawirada*

Stockholm (AGGM): Dhoorkii Habeen ee lasoo dhaafay waxaa rabshado ... [+]
David-Cameron

David Cameron “Dhacdadii Shalay Islaamka Uk Ku Nool Waxba Umma Dhimi Doonto”.

London (AGGM): Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo ... [+]
Obama speaks about the sequester in Washington

Madaxweyne Barack Obama Oo Ka Hadlay Droneska Iyo Guantanamo.*Dhagayso*

Washington DC (AGGM): Madaxweyne Barack Obama ayaa sheegay in ... [+]
uganda flag

Dowladda Uganda Oo Wadda Qorshe Ay Ku Doonayso In Dalalka Afrika Ay Go’aan Cad Uga Qaataan Maxkamadda Dambiyada Ee ICC.

Kampala (AGGM): Dowladda Uganda ayaa waxay waddaa olole ay ... [+]

Raadi

Image of the Day

Shabaab-afduub1

Muuqaallo

Interviews

top news

Suldaan C/qaadir “Waxaan Cambaarenayaa Dadka Ka Soo Duulay Kenya Puntland Iyo Kilinka 5aad”.*Dhagayso*

Suldaan C/qaadir C/laahi Haadi oo kamid ah Salaadiinta kasoo ... [+]
suleymaan

Ex Xildhibaan Saleebaan Maxamed Ibrahim ” Faroole Waa Fidnada Soomaaliya, Waa In Laga Qabtaa Dalka Iyo Dadka”.*Dhagayso*

Muqdisho (AGGM): Horjoogaha Maamulka Puntland Mr. Faroole ayaa lagu ... [+]
Kenya-army

Mooshin Ka Dhan Ah Joogitaanka Ciidamada Kenya Oo Loo Gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.*Dhagayso*

Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. [+]
WAAQ

Dibadbax Balaaran Oo Lagu Taageerayo Madaxweyne Bare Aden Shire Oo Shalay Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq, Islamarkaana Faroole Iyo Khaatumo State Fariin Adag Loogu Diray. *Daawo+Dhagayso*

Caabudwaaq (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa ... [+]
kismaayo2

Dood Xiiso Badan Oo Looga Hadlayay Arrimaha Cakiran Ee Magaalada Kismaayo.*Dhagayso*

Barnaamijkan ayaa waxaa qabtay Idaacada VOA-da qeeybteeda Afka [+]

SPORTS

hqdefault

Daawasho Wacan: Waa Hees Cusub Oo Jubooyinka Iyo Madaxda Soomaaliya Yaan La Aflagaadeyn

Kismaayo(AGGM) Caawa Waxaanu halkan idinku soo bandhigeynaa hees cusub ... [+]
Manuel-Pellegrini.-610x398

Shuruudo Lagu Xiray Macalinka Cusub Ee City.

London (AGGM): Ninka tababaraha u noqonaya Manchester City waxaa ... [+]
Jose MAURINHO

Mourinho “I’m Going To London”.

Jose Mourinho has reportedly commented that he is leaving ... [+]
europaleague490ai_0

UEFA Oo Xaqiijisay Maanta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.

UEFA ayaa xaqiijisay maanta in kooxda ku guuleysata Europa ... [+]
SAM_0972 (2)

Booqashadi R/wasaaraha Iyo Wadigiisa Ee Magaalada Garbahaareey,Dowladda Iyo Ahlusunna Oo Kala Saxiixday Heshiis.*Daawo Video-ga*

Halkaan Ka Daawo Booqashadi R/wasaare Saacid Iyo Wadigiisa Ee ... [+]
la liga

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Spain Ee La Liga Ee Kooxaha Real Madrid VS Rayo Vallecano.

Kulanka: Real Madrid v Rayo Vallecano [+]
fa cup

Kulamada Xiisaha Leh Ee Galabta FA Cup Ingiriiska Chelsea VS Brentford Iyo Manchestir City VS Leeds United

Kulanka: Chelsea v Brentford [+]

Recent Posts

KAYD

Links

LOGO25logokis