XOG RASMI AH:- Goorma ayuu Madaxweyne Farmaajo Tegayaa Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu dhawaan tago Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka  Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqashadiisa Garoowe waxaa ay ku began tahay xuska aas aaska Puntland oo ay ka soo wareegtay 19 Sano,waxaana uu ku beegan yahay 1da Bisha August ee Sanadkan.

Madaxweyne Farmaao oo dhawaan booqday magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland ayaa ballan qaaday in uu tegayo dhamaan Xarumaha Maamul Goboleedyada ka jira dalka.

Waxaa uu horay u tagay Magaalooyinka Baydhaba iyo Cadaado,waxaana u dhiman Puntland oo uu dhawaan ku wajahanyahay in Magaalada Jowhar oo Xarun u ah Maamulka ugu yar dowlad Goboleedyada ee Hirshabeelle.

Amniga guud ee degaannada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyaga oo uu socdo  dhaq dhaqaaqa u diyaargarowga xuska sanadguurada 19aad ee Aas aaska Puntland.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Faranfar says:

    Laba raiisulwasaare oo Marreexaan ahaa ayaa hore u eersaday safarkoodii Buqland, markii ay Xamar kula soo noqdeen urun iyo qabyaalad lagaga soo dhuray Buqland.
    Kan Farmaaja ahna jidkoodii buu hayaa ee ha loo fiirsado halkuu ku dambeeyo.
    Hawiye wuu ku dadaalay inuu Marreexaan ku wax ka dhigo. Marreexaanse diyaar uma aha inuu ka xoroobo Majeerteen.
    Haddii ay kallifto, Hawiye Farmaajo wuxuu ku beddelayaa gabar Majeerteen ah oo aan ka hor imaaneyn danaha Hawiye.
    Haddii kale waxaan soo celineynaa calool weyne Cumar Cabdirashiid, isagaa ah Majeerteen yaqaan sida loogu adeego oo kabaha loogu qaado Hawiyaha e.

    Wallee Hawiye siduu doonaa kabaha loogu leefayaa.

    SAA GOOFKA ISAGAA LEH OO KU GUURSADA HADBA DAAROOD Tii UUGU BILIC IYO BAARRINIMO BADAN.




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxay Adna Adan Ismaciil Ka aaminsan Tahay Somaliya iyo Somalida?
- Jul 27, 2017
Waxaa dhawaan Magaalda Hargaysa lagaga dhawaaqay in maamulka Siilanyo uu u magacaabay Marwo Adna ...
DHAGEYSO+SAWIRO:- Madax ka qeyb gashay Munaasabad tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan Dowladda
- Jul 27, 2017
Ciidamada katirsan militariga Soomaaliya ayaa tababara kor loogu qaadayay aqoontooda loogu soo geba gebeeyey ...
DAAWO:- Ra’isal Wasaaraha Somaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga cusub ee IGAD
- Jul 27, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Qorsheynta iyo Safiirka Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo
- Jul 27, 2017
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur ...
DF “Ciidamadeena ayaa waqti dhow la wareegaya guud ahaan dalka”
- Jul 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku diyaarineyso sidii guud ahaan dalka Soomaaliya ...
Maxaa ka socda Puntland? Barlamanka wasiiradii hore buu muxalal u raadinayaa.
- Jul 27, 2017
Waxa Puntland ka socda cid kasta waa argataa waana ogtahay laakiin waxoogaa sharaxaad iyo ...