DHAGEYSO:- War Cusub oo ka soo kordhay Banaanbaxyadii ka dhacay Degmada Burtiinle iyo 10 qof oo Xabsiga la dhigay

Degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal ayaa labadii bari ee lasoo dhaafay waxaa ka socday banaanbaxyo ay dhigayeen qaar ka mid ah bulshada degmada Buurtinle kuwaasi oo ay ugu cabanaayeen lacagta Doolarka sarafkeeda oo ku qaaliyoobay.

Banaanbaxyada intii ay ka socdeen degmada Buurtinle ayaa waxaa ciidamada amaanku ay xabsiga dhigeen 10 qof oo ka mid ah dhalinayrada degmada Buurtinle kuwaas oo lagu eedayey inay abaabuleen Banaanbaxyada ka dhacaayay Degmada.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan inay ciidamada amaanka iyo maamulku wadaa dadaalo lagu hakinayo Banaanbaxyadaasi.

Sidoo kale waxa ay wadaan dadaalo lagu xalinayo cabashooyinka Bulshada Degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal

Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka degmada Burtinle ay wadaan dadaalo lagu xalinayo rabshadahaas islamrkaana kulamo gaar gaar ah ay la leeyihiin Ganacsatada iyo bulshada qaybahooda kala duwan

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




LATEST NEWS

HRW: Ethiopia’s refugees unsafe in Kenya
- Sep 21, 2017
Wako” fled Ethiopia for Kenya in 2012, after his release from prison. He had ...
AMISOM ends training for Somali security officers
- Sep 21, 2017
The AU Mission in Somalia has trained sixty officers from the Somali security forces ...
Museveni rallies UK to join fight against Al-Shabaab
- Sep 21, 2017
President Yoweri Museveni has called for more support to Africa as the continent moves ...
EUCAP Somalia Maritime Law and Crime Workshop in Garowe
- Sep 21, 2017
UCAP Somalia organised a Maritime Law and Crime Workshop for judges, prosecutors and police ...
200 Somali refugees detained in Yemen
- Sep 21, 2017
Detainees later sent to refugee camp in Yemen’s southern Shabwa province, local authorities say20.09.2017 Scores ...

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO: Wasiirka Amniga oo sheegay inaan Shacabka Muqdisho la weydiin doonin Kaarar Aqoonsi ay ku maraan Wadooyinka Muqdisho
- Sep 21, 2017
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo hadal kooban ka jeediyay munaasabad ...
DAAWO: 4-Sano ka dib Shabaab oo runta ka sheegay tirada raggii fuliyay weerarkii Westgate
- Sep 21, 2017
21-kii September 2013-kii Afar sano ka hor maanta oo kale waxaa dhacay weerarkii lagu ...
WARBIXIN+SAWIRRO : Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka, Arrimaha Amniga, Miisaaniyada 2018 iyo arrimo kale.
- Sep 21, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu ...
WAR CUSUB+DHAGEYSO: Al-Shabaab oo shaaciyay iney dilayaan ninkii u gefay Nabi Maxamed (NNKH)
- Sep 21, 2017
Ururka Xiriirka la leh Al-Qaa’ida ee Al-Shabaab ayaa war ay soo saareen waxay ku ...
Galmudug oo faraha kula jirta Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah farxad gelin doona
- Sep 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan in ka badan 100 ...
DHAGEYSO: Ciidamada Dowladda oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose
- Sep 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ...