Sheekh Soomaalida caan ka ah oo isku soo sharaxay inuu qabto Xilka Hogaamiyaha Guud Ee Daacish

Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu damacsan yahay inuu badalo hogaamiyaha Kooxda isku Magacowday Khilaafada Islaamka Abuubakar Al-bagdaadi oo la rumaysan yahay inuu duqeyn ku geeriyooday.

Sheekh Cabduqaadir Mumin oo ah Hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu isku soo Sharaxay qabashada Xilka Hogaamiyaha Guud ee Daacish.

Kooxda Daacish ayaa Fariisimo ku leh meelo ay ka mid yihiin Buuraleyda-galgala,waxaana ay Soomaaliya ka fuliyaan Weeraro isugu jira Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan.

Wargeyska Daily Star ee ka soo baxa Wadanka Ingiriiska ayaa Daabacay in Sheekh C/qaadir Muumun Hogaamiyaha Daacish Faraca Soomaaliya uu isku soo taagay Qabshada Hogaamiyaha Guud ee Kooxda Daacish.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamed nur says:

    Wuxuu rawaa inuu isku soo sharaxo goowraca iyo burburinta muslimiinta iyo magac kadilida diinteeyni islaamka oo sharafta leh sheeq muuminoow hadaad jeclaatay goowraca muslimiinta caruurtaadi kabiloow diinta sidaad ugu been awuuraneysiina allah ayaa maalintey noqotaba idin xisaabin doonaa




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxay Adna Adan Ismaciil Ka aaminsan Tahay Somaliya iyo Somalida?
- Jul 27, 2017
Waxaa dhawaan Magaalda Hargaysa lagaga dhawaaqay in maamulka Siilanyo uu u magacaabay Marwo Adna ...
DHAGEYSO+SAWIRO:- Madax ka qeyb gashay Munaasabad tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan Dowladda
- Jul 27, 2017
Ciidamada katirsan militariga Soomaaliya ayaa tababara kor loogu qaadayay aqoontooda loogu soo geba gebeeyey ...
DAAWO:- Ra’isal Wasaaraha Somaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga cusub ee IGAD
- Jul 27, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Qorsheynta iyo Safiirka Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo
- Jul 27, 2017
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur ...
DF “Ciidamadeena ayaa waqti dhow la wareegaya guud ahaan dalka”
- Jul 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku diyaarineyso sidii guud ahaan dalka Soomaaliya ...
Maxaa ka socda Puntland? Barlamanka wasiiradii hore buu muxalal u raadinayaa.
- Jul 27, 2017
Waxa Puntland ka socda cid kasta waa argataa waana ogtahay laakiin waxoogaa sharaxaad iyo ...