DHAGEYSO:- Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo sheegay inaan loo dulqaadanayn in Garsoorka dalka lagu been abuurto.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu sheegay inaan loo dulqaadanayn in Garsoorka dalka lagu been abuurto.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamed nur says:

    Xeerilaaliyaha isagaaba ah tuuga ugu weeyn markuu ofaaday in xilka laga qaadaayo ayuu kahortegi rawaa wuxuu kuleeyahay uma dulqaadaneyno muxuu sameyn karaa hadii xilka laga qaado weligiisa lama arag isagoo dad dembi kusoo oogay itoobiyahaad katimud unoqo dheh garsoorkii dalka waad curyaamisayee




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxay Adna Adan Ismaciil Ka aaminsan Tahay Somaliya iyo Somalida?
- Jul 27, 2017
Waxaa dhawaan Magaalda Hargaysa lagaga dhawaaqay in maamulka Siilanyo uu u magacaabay Marwo Adna ...
DHAGEYSO+SAWIRO:- Madax ka qeyb gashay Munaasabad tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan Dowladda
- Jul 27, 2017
Ciidamada katirsan militariga Soomaaliya ayaa tababara kor loogu qaadayay aqoontooda loogu soo geba gebeeyey ...
DAAWO:- Ra’isal Wasaaraha Somaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga cusub ee IGAD
- Jul 27, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Qorsheynta iyo Safiirka Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo
- Jul 27, 2017
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur ...
DF “Ciidamadeena ayaa waqti dhow la wareegaya guud ahaan dalka”
- Jul 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku diyaarineyso sidii guud ahaan dalka Soomaaliya ...
Maxaa ka socda Puntland? Barlamanka wasiiradii hore buu muxalal u raadinayaa.
- Jul 27, 2017
Waxa Puntland ka socda cid kasta waa argataa waana ogtahay laakiin waxoogaa sharaxaad iyo ...