DHAGEYSO:- Maamulka HirShabeelle oo Ciidamo dhex dhexaadin ah u diray beelo ku dagaalamaya Gobolka Sh/Dhexe

Maamulka HirShabeelle oo Ciidamo dhex dhexaadin ah u diray degaanka Buulo Yareey oo u dhaw Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed.

Ujeedka Ciidamadaan loo diray ayaa ah iney kala dhex galaan Maleeshiyaadka ku dagaalamaya degaanka Buulo Yareey.

Guddoomiye ku xigeenka Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe Jeelle Maxaas Jiimbaar ayaa sheegay in ay socdaan dadaaladii ugu dambeeyay ee dagaaladaasi lagu joojinayo.

waxa uu sidoo kale sheegay in aysan macquul ahayn in dagaalka uu sii socda islamarkaana dhiig badan uu ku daato halkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




LATEST NEWS

Hon. Fiqi slams States in Somali for cutting ties with Qatar
- Sep 22, 2017
By Abdirizak Mohamud Tuuryare MOGADISHU – A Federal Member of Somali Parliament, Hon. Ahmed Mo'alim ...
Al Shabab parades 3 Somali soldiers in Jilib town
- Sep 22, 2017
MOGADISHU – Somali-based group of Al Shabaab has paraded on Friday three soldiers in ...
Dozens feared drowned off Libya coast
- Sep 22, 2017
At least 50 migrants are feared drowned after their boat ran out of fuel ...
IOM, Japan help Somalia’s efforts to improve humanitarian response
- Sep 22, 2017
NEW York -- IOM, the UN Migration Agency, with the support of the Government ...
UN calls for more action to tackle rising world hunger
- Sep 22, 2017
Nearly seven months after the United Nations issued an urgent call for action to ...

Wararkii Ugu Danbeeyay

Faah faahin ku saabsan Dagaal ka dhacay Hiiraan
- Sep 22, 2017
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan Dagaal u dhaxeeyay xubno ka ...
Hirshabeelle oo markii ugu horeysay ka hadashay Odayaal lagu xiray Jowhar
- Sep 22, 2017
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa markii ugu horeysay ...
WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada Sacuudiga
- Sep 22, 2017
Waxa soo baxaya xogo hoose oo aan heleyno oo sheegaya in inta badan dowlad ...
DHAGEYSO:- Ciidamadii Kenya ee dhawaan ka baxay Baardheere oo gaaray degmada Baled Xaawo.
- Sep 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan ...
XOG : Gaariga Madaxweynaha Khaatumo oo Buuhoodle lagu dhacay.
- Sep 22, 2017
Dhacdadaani ayaa timid kamid markii uu muran soo kala dhex galay Maleeshiyaad Buuhoodle kasoo ...
DEG DEG : Golaha wasiirada Galmudug oo kulan deg deg ah ku leh M/Cadaado.
- Sep 22, 2017
Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa soo ...