DHAGEYSO:- Aqoonyahan ka digay Baaba ku imaan kara Shillinka Soomaliga

Dhawaan deegano kamid ah gobolada qaar ee Dalka waxaa kataagnaan sicir barar saameeyay dadka kadib markii ganacsatada deegaanadaas ay diideen inay qaataan shillinka Soomaliga waxayna taasi keentay in ay xirmaan goobo badan oo gancsi waxaana hoos u dhacay qiimaha  shillinka Soomaliga iyadoona intabadan wax lagukala iibsado lacagta doolarka.

Banaanbax Balaaran ayaa hareeyay magaalooyin dhoowr ah oo laga diiday adeegsida ama isticmaalka Shillinka Soomaliga waxaana kamid ah magaalada  Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud,oo ay bananbax xoogleh ka dhacay taas oo keentay in la boobo goobo ganacsi kadib markii dadka banaanbaxa dhigayay  ay  ka cabanayeen  Lacagta Shilinka Soomaaliga oo la diiday  inkastoo haatan xaaladu dagantahay intabadan goobaha ganacsigana dib loo howlgaliyay

Guuleed Wiliq wiliq oo ah aqioonyahan  kuxeel dheer arimaha dhaqaalaha  kuna sugan Dalka Mareykanka ayaa  baaq ujeediyay Dawlada iyo Bangiga dhexe isagoona ka digay baa,ba ku imaan kara shilLinka Soomaliga maadaama buu yiri ay dhici karto dhibaato aan loo jeedin xilligan  in ay dhici karto lexda bilood ama sanadka soo socdo dawladana  loo baahanyahay inay dadka u sheegto waxa jiro maadama masuuliyad ay kasaarantahay ilaalinta shacbka  iyo Dalka.

Aqonyahankan aya sidoo kale kahadlay inay aad muhiim u tahay in ay hanato Dawlada dhexe  dhaqaalaha iyo canshuuraha kasoo xarooda Dakadaha ay maamulaan maamulgoboleedada  wuxuuna sheegay in taasi ay keeni karto kobac dhaqaale wuxuna Dawlada ugu baaqay inay kafakarto habkii ay ku qaadi lahaayeen canshuuraha dakadaha maamulgoboleedyada.

Hoos ka Dhageyso Wareysi Xiiso leh:-

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

Maxay Adna Adan Ismaciil Ka aaminsan Tahay Somaliya iyo Somalida?
- Jul 27, 2017
Waxaa dhawaan Magaalda Hargaysa lagaga dhawaaqay in maamulka Siilanyo uu u magacaabay Marwo Adna ...
DHAGEYSO+SAWIRO:- Madax ka qeyb gashay Munaasabad tababar loogu soo xiray Ciidamo ka tirsan Dowladda
- Jul 27, 2017
Ciidamada katirsan militariga Soomaaliya ayaa tababara kor loogu qaadayay aqoontooda loogu soo geba gebeeyey ...
DAAWO:- Ra’isal Wasaaraha Somaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga cusub ee IGAD
- Jul 27, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Qorsheynta iyo Safiirka Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo
- Jul 27, 2017
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur ...
DF “Ciidamadeena ayaa waqti dhow la wareegaya guud ahaan dalka”
- Jul 27, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku diyaarineyso sidii guud ahaan dalka Soomaaliya ...
Maxaa ka socda Puntland? Barlamanka wasiiradii hore buu muxalal u raadinayaa.
- Jul 27, 2017
Waxa Puntland ka socda cid kasta waa argataa waana ogtahay laakiin waxoogaa sharaxaad iyo ...