TOP DHAGEYSO:- Xukuumada Somalia oo Shirar dib u heshiisiin ah ku qabaneysa Maamul Goboleedyada

Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/faarax Siciid Juxa,ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Gobolada dalka Soomaaliya sidaan oo kale ay Shir dib u heshiisiin ah ku qabaneyso silamid ah kan shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada muqdisho.

Sidoo kale waxa uu sheegay ka Wasaarad ahaan ay kaalin weyn ka qaadan doonaan dib u heshiisinta Beelaha dhexdooda ah islamarkaana ay aad uga xun yihiin meelaha qaar oo ay ka dhacayaan dagaal beeleedyada.

Waxa uu ku tilaamay shirkii lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho ee ahaa Shirweynaha Qran ee dib u heshiisinta mid Albaab Cusub u furayay shacabka Soomaaliyeed in ay isdhex galaan.

Hadalkaan ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya waxa uu ka sheegay Munaasabad Casho sharaf ah oo xalay loo sameeyay Ergadii ka qeybgashay shirkii dib u heshisiinta iyo hanaanka Qaran ee muqdisho lagu soo gaba gabeeyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Faranfar says:

    HUB KA DHIGISTII BAA LAGA HOR YIMID.

    SAMAALE WUXUU KU DOODAY:

    SIDEE BAAN U DHIGAA HUB, LAMABA HESHIININEE.

    MARKAAS BAY FARMAAJO IYO XERTIISA DAMCEEN
    INAY SAMEEYAAN DIBU-HESHIISIIN GACAN KU RIMIS AH.

    WAABA HADDII LA IDINKA AKHRISTO SHEEKO BARALEYDAAS!
    SAMAALE, HAWIYE, IYO HIRAAB WALLEE HUB
    KUUMA DHIIBTAAN.

    DEGDEGGA AYAA KASHIFAY MAAB CARUUREEDKOODA.

    WALLEE FARMAAJO IYO XERTIISA KOL DHOW WAA
    KU AROORI DOONAAN WADDADII DHEEREYD EE HABAAR WAALID IYO UTANGA.




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DAAWO:- Qabiil kamid ah Qabiilada dalka Liibiya oo ku taliyay in talada dalkaas loo dhiibo Sayf Islaam Qadaafi.
- Jun 26, 2017
Ahmad al-Shalahli oo ka soo jeeda qabiilka al-Sayan ayaa ku taliyay in hogaanka dalka ...
DAAWO:- Dabaaldagii 26-ka Juun Iyo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo maanta ka jeediyay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
- Jun 26, 2017
Ciidamo dhalinyaro boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sano guuradii ...
DHAGEYSO:- Shacabka Laascaanood oo Hambalyo iyo Fariin u diray Dawladda Soomaaliya sheegayna inay muqadas tahay midnimada Soomaaliya.
- Jun 26, 2017
Shacabka magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool, ayaa cadeeyay midnimada Soomaaliya inay tahay mid ...
XOG:- Lataliyihii Ammaanka Qaranka Ee Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii laga qaaday.
- Jun 26, 2017
Wararka maanta laga helayo ilo wareedyadeena u dhuun daloola Villa Soomaaliya Xarunta Madaxtooyada ayaa ...
DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada Puntland Gen. Saciid Dheere oo ka warbixiyay dagaal dhexmaray Ciidamadooda iyo kuwa Daacish.
- Jun 26, 2017
Taliyaha ciidamada maamulka Puntland Jeneral Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere), ayaa ka warnbixiyay weerar ...
DAAWO:- Taaladii Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho oo boorka laga jafay.
- Jun 26, 2017
Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa mudo dheer kadib ku guuleystay in dib ...