DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo oo Jawaab yaab leh siiyay Dadka Mucaaradka ku ah dowladiisa

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka mucaarada dowladiisa iney fursad siiyaan oo ay iska daayaan dacaayada ka dhanka ah dowladda.

Dad badan ayaa mucaaradsan dowladda kuwaas oo si weyn looga dareemo baraha bulshadda, laakiin madaxweyne Farmaajo ayaa ubaahan in danta gaar ahaaneed la iska dhaafo oo qof walba uu ka shaqeeyo sidii dalkan mudada dhibka ku jiray sidii loo samatabixin lahaa laga wada shaqeeyo.

“qofku wax waa mucaaradi karaa, laakiin dowlada waxaa ay ubaahan tahay fursa” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Faranfar says:

    YACNI FARMAAJO WUXUU DOONAYAA FURSAD UU HUB UGA DHIGO DADKA MUQDISHO.
    HUB KA DHIGIS WAXAA XIGTA AMAR KU TAAGLEYN.
    WAXAA XIGTA HALDOORKA HAWIYE OO LA LAAYO,
    SIDII UU AFWEYNE OO AHAA FARMAAJO ADEERKIIS
    U DILAY JENERAAL SALAAD GABEYRIHII XUKUNKA AFQEYNE U DHIIBAY.
    FARMAAJO WAA QABIILIISTE. BAL AKHRI BUUGGII UU QORAY.
    FARMAAJO WELI XATAA RAALLIGELIN KAMA UUSAN BIXININ AFLAGAADDADII UU BUUGGAAS UGU GEYSTAY IRIR SAMAALE.

    HUB KA DHIGIS IYO DIBU-HESHIISIIN KU KOOBAN DADKA MUQDISHO KU NOOL, WAA QORSHE
    UU LA YIMID CAQLI CARRUURRE FARMAAJO.
    FARMAAJO NIN WAR HAYABA MAAHA.

    FARMAAJO ARMAY U ROON TAHAY INUU U EKAADO MARTI EDEB LEH OO ABAAL U HAYSA HAWIYAHA SOO DHOWEEYAY.

    WIIL DAAROOD ABAAL MA LEH. WAXNA MA GARTO ILAA DHIIGGIISU UU DHULKA KU QULQULO.




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DAAWO:- Qabiil kamid ah Qabiilada dalka Liibiya oo ku taliyay in talada dalkaas loo dhiibo Sayf Islaam Qadaafi.
- Jun 26, 2017
Ahmad al-Shalahli oo ka soo jeeda qabiilka al-Sayan ayaa ku taliyay in hogaanka dalka ...
DAAWO:- Dabaaldagii 26-ka Juun Iyo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo maanta ka jeediyay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
- Jun 26, 2017
Ciidamo dhalinyaro boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sano guuradii ...
DHAGEYSO:- Shacabka Laascaanood oo Hambalyo iyo Fariin u diray Dawladda Soomaaliya sheegayna inay muqadas tahay midnimada Soomaaliya.
- Jun 26, 2017
Shacabka magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool, ayaa cadeeyay midnimada Soomaaliya inay tahay mid ...
XOG:- Lataliyihii Ammaanka Qaranka Ee Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii laga qaaday.
- Jun 26, 2017
Wararka maanta laga helayo ilo wareedyadeena u dhuun daloola Villa Soomaaliya Xarunta Madaxtooyada ayaa ...
DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada Puntland Gen. Saciid Dheere oo ka warbixiyay dagaal dhexmaray Ciidamadooda iyo kuwa Daacish.
- Jun 26, 2017
Taliyaha ciidamada maamulka Puntland Jeneral Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere), ayaa ka warnbixiyay weerar ...
DAAWO:- Taaladii Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho oo boorka laga jafay.
- Jun 26, 2017
Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa mudo dheer kadib ku guuleystay in dib ...