Cai Khalif Galeyr“Haddii Aan Heshiinno, La is Aamino, Ictiraaf loo Gur-guurto waa Laga Korayaa Somaliland”

Madaxweynaha Khaatumo Cai Khalif Galeyr oo ka hadlay shir la sheegay in ay ku heshiiyeen maamulka is magacaabay ee Somaliland iyo Khaatumo ayaa sheegay in haddii ay si fiican u heshiiyaan labada dhinac, oo ay is aaminaan, Ictiraaf loo gur-guurto laga kori doono.

Mudane Cali Khalif ayaa goobta ka sheegay in Ictiraafka ugu weyn uu yahay Nabadda iyo Cadaaladda, isaga intaa raaciyay in ay u baahan yihiin oo keliya caqli iyo xikmad.

Dhanka kale, Galeyr waxaa uu qiray in aan loo dhameyn shirka oo ay jiraan dad diidan in lala heshiisyo Somaliland, dadkaas oo isaga ku sheega nin keligii meel taagan.

Cuqaal, Isimmo  iyo siyaasiyiin labada dhinac ah ayaa sabtidii kala saxiixday heshiis horudhac ah, waxaa la filayaa in dib la isugu soo noqdo 5-ta July.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Faranfar says:

    Galleyr waa haad waayay geed uu ku dego. Talo xume u caytama sidii dumarkii. Macne yare! Weligaaba is qaawi. Dadku waa ku
    yaqaannaan inaad eber tahay.
    Hunguri iyo wed baa ku hor socda.




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

WAR DEG DEG: Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda Ingiriiska oo soo gaaray Muqdisho
- Aug 19, 2017
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda ee dowladda Britain ayaa maanta soo gaaray ...
Maxaa Kusoo Kordhay Xaaladda Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose?
- Aug 19, 2017
Degaanshiyo ayaa laga dareemayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo saakay ay ...
AKHRISO:- Maxaa ka cusub Dagaalka Buuhoodle?
- Aug 19, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay ...
Qaramada Midoobe oo u Digtay Somalia iyo Syria
- Aug 19, 2017
Qaramada Midoobe ayaa shaaca ka qaaday in ay ka walaacsan tahay Askareynta Caruurta aadka ...
AKHRISO:- Magacyada Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland
- Aug 19, 2017
Xogheynta Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta u taagan qabashada xilka ...
DHAGEYSO:- Dad Xoolo dhaqato ah oo lagu dilay Gobolka Mudug
- Aug 19, 2017
Wararka aan ka heleyno deegaanka Qarqoore ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in ...