Akhriso: Madaxweyne Gaas Oo Magaacaabay Agaasimaha Tacliinta Sare Ee Puntland.

Madaxweynha Maamulka Puntland Cabdweli Gaas ayaa magaacaabay agaasimaha tacliinta sare ee Puntland una magacaabay Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon), kaasoo kamid ah dhalinyarada Puntand.

Hoos Ka Akhriso Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOP NEWS:- Dawladda Soomaaliya soo sameysanaysa lacag cusub iyo taageero ay ka heshay.
- Jun 28, 2017
Madaxa Sanduuqa Lacagta Adduunka Samba Thiam ayaa sheegay in lacagtan cusub ay suuqa soo ...
SAWIRRO:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha.
- Jun 28, 2017
Muqdisho, 28 June 2017----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ...
XOG:- R/wasaare Kheyre oo Xilka ka qaadaya shan Wasiir.
- Jun 28, 2017
Wararka naga soo gaaraya Ilo wareedyadeena ku sugan magalaada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan ...
TOP NEWS:-Dawladda Federaalka Soomaaliya oo markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay ka dalabtay dalka Cummaan.
- Jun 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Bare “Majiraan Xildhibaano culeys weyn leh oo mooshin ka diyaarin kara xukuumada R/wasaare Xasan Cali Kheyre” iyo dalal shisheeye. (Waxbadan ogoow)
- Jun 28, 2017
Maalmahan ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxay Warar sheegay inay Jiraan Xildhibaano kasoo horjeeda ...
XOG:- Fu’aad Shobgole oo dawladda Federaalka Soomaaliya isu soo dhiibaya.
- Jun 28, 2017
Wararka maanta naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ...