MAQAAL:- Qaadka Soomaliya 60 cisho ayaa looga joojinkaraa ,haddii 2 shuruudooda la fuliyo.

Aniga shaqada dowlada markii ley qoray in aan dalka u faaii’deeyo ayaa ley qoray,waxaan ka mid a’haa ciidankii ka danbeeyey in aan qaadka ka joojino dalka markii aan ogaanay in cocaine lagu duro iyo suntan kansarka keenta1983,markii aan washigton imid ayaan olalihii bilaabay 1995kii oo aan tagay xaruunta maamula daawada iyo cuntada.

”Food and drug Administration” oo ah hay’ada ugu cawaandisan marykanka.boolis ayaa laygu wacay oo layiri yaa ku soo galiyey meesha,waxaan u sheegay in warqad u soo diray 2 usbuuc ka hor wax jawaab ahna helin,markaas ayaa lagu yiri inta naagtii qosashay in hay’adaan qofku markuu warqad u soo diro waxa uu jawaab helaan 5 sano ka dib ama ogolaasho ama diidmo.ilaa 6 lawyer ayaa ilashaqeyneysay ,ilaheey wax uu qadaray in aan qaadka ka joojinyey oo lagu daray liiska muqaadaraadka ,wadanka mareykanka ,kanada ilaa 18 wadan oo yurub ah oo Ingriiska iyo Holland ugu danbeysay oo aan badbaadiyey in ka badan 2 malyan oo Soomali ah oo qurbo joog ah oo maanta iyagoo ilko la’oo daroogeysan ayaad arki laheydeen oo maanta reerkooda waxba tarin iyo naftoodaba. Wali waxaan isku arkaa in aan guusha gaarin ilaa aan gubo beeraha qaadka,Ethiopia iyo Kenya.

Haddii 2 sharuudood la fuliyo

1. In layga ballan qaado habarta ciyaalka aqoonta ku korsata oo meherida ka raadsata iibka qaadka, shaqo la siiyo.

2. In dowladu si toos ah ugu dhawaaqdo joojinta qaadka dalka soomaliya . waayo min hargeysa ilaa kismaayo m/goboleedyada iyo golaha wasiiradooda sharci banaanka ayey haystaa hadii lagu qoro liiska darooga ka baacimushtra iyaga xaasakood sharciga waa laga qaadayaa.

Amaantaas waxay u dhaceysaa dowladii aniga shaqada I qortay oo maanta intooda badan wey dhinteen, waxaan arrintaan u soo qaatay in baarlamaanka soomaliya ey masuul ka yihiin shacabka soomliayeed oo wax u qabtaan dhalliyarada iyo aqoonta si bari wadanka wax ugu qabtaan idiina amaanaan beri marka aad dhimataan.

W/Q. Cabdikariim Jiirow Sharmarke.ph.D

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DAAWO:- Qabiil kamid ah Qabiilada dalka Liibiya oo ku taliyay in talada dalkaas loo dhiibo Sayf Islaam Qadaafi.
- Jun 26, 2017
Ahmad al-Shalahli oo ka soo jeeda qabiilka al-Sayan ayaa ku taliyay in hogaanka dalka ...
DAAWO:- Dabaaldagii 26-ka Juun Iyo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo maanta ka jeediyay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
- Jun 26, 2017
Ciidamo dhalinyaro boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sano guuradii ...
DHAGEYSO:- Shacabka Laascaanood oo Hambalyo iyo Fariin u diray Dawladda Soomaaliya sheegayna inay muqadas tahay midnimada Soomaaliya.
- Jun 26, 2017
Shacabka magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool, ayaa cadeeyay midnimada Soomaaliya inay tahay mid ...
XOG:- Lataliyihii Ammaanka Qaranka Ee Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii laga qaaday.
- Jun 26, 2017
Wararka maanta laga helayo ilo wareedyadeena u dhuun daloola Villa Soomaaliya Xarunta Madaxtooyada ayaa ...
DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada Puntland Gen. Saciid Dheere oo ka warbixiyay dagaal dhexmaray Ciidamadooda iyo kuwa Daacish.
- Jun 26, 2017
Taliyaha ciidamada maamulka Puntland Jeneral Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere), ayaa ka warnbixiyay weerar ...
DAAWO:- Taaladii Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho oo boorka laga jafay.
- Jun 26, 2017
Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa mudo dheer kadib ku guuleystay in dib ...