Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid oo Hambalyo u diray Guddoomiye Jawaari, Kuna tilmaamay guushiisa Mid loo baahnaa

Sii hayaha Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sii hayaha Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa asna ugu hambalyeeyay mudane Jawaari mar labaad inuu ku guuleysto hoggaaminta Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa Guddoomiyaha dib loo soo doortay u rajeeyay Guul iyo hormar Afarta Sano ee soo socota ee uu hoggaamin doono Golaha Shacabka.

Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari oo helay 141-cod Doorashadii maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa wuxuu noqday Guddoomiyihii ugu horeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo labo mar oo isku xigta la doorto.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOP NEWS:- Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu-Suna oo qarka usaaran iney burburaan
- Apr 24, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa wali ku sugan wufuud ka kala socoto Maamulada galmudug iyo ahlu-suna ...
DHAGEYSO:- Madaxweynaha Khaatumo oo u Jawaabay Puntland, uguna baaqay iney ka feejignaa..
- Apr 24, 2017
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ka jawaabey go’aan Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ku ...
DHAGEYSO:- Al-Shabaab oo Dad ku xir xiray Degaanka Mareerey Ee Gobolka Shabellaha Hoose
- Apr 24, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanka Mareerey ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ...
DHAGEYSO:- Nabadoon Axmed Xasan oo digniin Culus u diray Maamulka Gobolka Hiiraan
- Apr 24, 2017
Xili Maamulka Gobolka hiraan uu Magaalada Baladweyne ku xirxiray Nabadoono iyo Odayaal dhaqameed ayaa ...
AKHRISO:- Qabiilada ay ka soo jeedaan Guddoomiye ku Xigeenada Maanta la Magacaabay ee Gobolka Banaadir
- Apr 24, 2017
Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Qabiilada ay ka soo jeedaan ...
DHAGEYSO:- Mid Kamid Ah Gaadiidka Ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo laba ruux ku jiiray Muqdisho oo mid Fanaan caana ahaa.
- Apr 24, 2017
Gaadiidka Ilaalada u ah madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda horteeda ku dilay ...