TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Xil Ka Qaadista Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Galmudug iyo Mooshinka Ka Yaala Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas).

Caabudwaaq, 10-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena caawa waxaan kusoo qaadanaynaa xil ka qaadinta Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Mooshinka ka yaala Gudoomiyaha Baarlamanka maamulkaas.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

XOG:- Maxaa ka jira in Kheyre uu dib ugu laabanaayo Golaha Wasiirada ee la dhaliilay?
- Mar 27, 2017
Waxaa soo baxaaya warar hoose oo sheegaya in Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu ...
TOP+SAWIRRO:- Madaxweyne Gaas oo la Kulmay Wafdi Caalami ah
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Faroole oo ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan wasiirada cusub iyo waxa uu ka aaminsan yahay Farmaajo iyo Kheyre
- Mar 27, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si qalbi furnaan ah uga hadlay arrinta ku aadan Khilaafka ...
WAR DEG DEG:- Nin Xiran Xijaabka ay Dumarku qaataan iyo Indha-shareer oo lagu qabtay Gaalkacyo
- Mar 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor ...
XOG CUSUB:- Maxay tahay Sababta Safar Deg deg ah Shariif Xasan uu ugu yimid Magaalada Muqdisho?
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta si deg deg ah uga soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Aqoonyahan Falanqeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada, Abaaraha, Amniga iyo caburinta Somaliland
- Mar 27, 2017
Aqoonyahan Cukaash Sugow oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ...