TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Dagaal Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq, Baaqyo Nabaddeed, Xildhibaanada Maamulka Gobolada Dhexe Oo Ka Hadlay Dagaalka Iyo Muranka Galmudug).

Caabudwaaq, 11-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena caawa waxaan kusoo qaadanaynaa Dagaal Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq, Baaqyo Nabaddeed Iyo Xildhibaanada Maamulka Gobolada Dhexe Oo Ka Hadlay, Muranka Galmudug.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




LATEST NEWS

Hon. Fiqi slams States in Somali for cutting ties with Qatar
- Sep 22, 2017
By Abdirizak Mohamud Tuuryare MOGADISHU – A Federal Member of Somali Parliament, Hon. Ahmed Mo'alim ...
Al Shabab parades 3 Somali soldiers in Jilib town
- Sep 22, 2017
MOGADISHU – Somali-based group of Al Shabaab has paraded on Friday three soldiers in ...
Dozens feared drowned off Libya coast
- Sep 22, 2017
At least 50 migrants are feared drowned after their boat ran out of fuel ...
IOM, Japan help Somalia’s efforts to improve humanitarian response
- Sep 22, 2017
NEW York -- IOM, the UN Migration Agency, with the support of the Government ...
UN calls for more action to tackle rising world hunger
- Sep 22, 2017
Nearly seven months after the United Nations issued an urgent call for action to ...

Wararkii Ugu Danbeeyay

Faah faahin ku saabsan Dagaal ka dhacay Hiiraan
- Sep 22, 2017
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan Dagaal u dhaxeeyay xubno ka ...
Hirshabeelle oo markii ugu horeysay ka hadashay Odayaal lagu xiray Jowhar
- Sep 22, 2017
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa markii ugu horeysay ...
WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada Sacuudiga
- Sep 22, 2017
Waxa soo baxaya xogo hoose oo aan heleyno oo sheegaya in inta badan dowlad ...
DHAGEYSO:- Ciidamadii Kenya ee dhawaan ka baxay Baardheere oo gaaray degmada Baled Xaawo.
- Sep 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan ...
XOG : Gaariga Madaxweynaha Khaatumo oo Buuhoodle lagu dhacay.
- Sep 22, 2017
Dhacdadaani ayaa timid kamid markii uu muran soo kala dhex galay Maleeshiyaad Buuhoodle kasoo ...
DEG DEG : Golaha wasiirada Galmudug oo kulan deg deg ah ku leh M/Cadaado.
- Sep 22, 2017
Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa soo ...