TOP+NEWS:- Madaxweynaha Galmudug oo kalsoonida ay kala laabteen xildhibaanada oo goor dhow gaaray Cadaado

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulkaas.

Guuleed ayaa tagay Cadaado iyada oo maalin ka hor Xildhibaannada Galmudug ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen,islamarkaan Guddi doorasho sameynayaan.

C/Kariin Guuleed ayaa waxaa uu xaalad deg deg ah ku rogay Mamaulkiisa kaddib markii ay Xildhibaannada sheegeen in ay xilka ka qaadeen.

Waxaa uu sidoo kale ka soo horjeestay mooshinka xilka looga qaaday ee ay Xildhibaannada Galmudug Isniintii ku sheegeen in 54 ka mid ah Xildhibaannada Galmudg wadar oggol ku ansixiyeen cod u qaadistii Guuleed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:-Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Khudbaddihii).
- May 29, 2017
Caabudwaaq, 29  May 2017 --- Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee ...
TACSI:- R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka Tacsiyadeeyay geerida Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Marxuum Axmed Abroone Amiin
- May 29, 2017
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ...
DHAGEYSO: Casharkeena Maanta ” Soonka Iyo Faaiidadiisa” Iyo Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle.Qaybti 3-aad
- May 29, 2017
Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba idiin soo ...
TOOS U DHAGEYSO:Tariikhda Asxaabiga (Caas binu Thaabit) Oo Uu Inoo Akhrinayo Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi Qabyta 3-aad.
- May 29, 2017
Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba akhristeyaasheeda u ...
DAAWO:-Qisadii Hajirah iyo Biyaha Zamzamka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Qaybta 2aad.
- May 29, 2017
Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay ...
DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyada FS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeediyay Caleemo saarka Madxaweynaha Galmudug.
- May 29, 2017
Xafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed ...