Mexico iyo Trump oo isku haysta cidda bixineyso qarashka derbiga

Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa markale ku celiyay inaysan bixindoonin dhaqaalaha ku baxaya derbiga Trump.

Donald Trump ayaa doonayo inuu kala xiro xuduudda Mareykanka iyo Mexico.

Madaxweynaha Mexico ayaa hadalkaasi jeediyay ka dib markuu Trump sheegay in dhismaha derbiga si degdeg ah loo billaabaayo.

Wuxuuna qiray Trump in Mexico ay Mareykanka u celindoonto qarashka ku baxa dhismaha derbiga.

Donald Trump ayaa sheegay in derbigaasi uu celindoono dadka sida sharcidarada ah ku gala Mareykanka iyo dembiyada daroogada.

Madaxweyne Pena Nieto, wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay oo keli ah ka hadalka ganacsiga furan ee Waqooyiga Amerika.

Trump ayaa heshiiskaas ku tilmaamay kii ugu xumaa ee abid Mareykanka uu galay.

Mexico ayaa diiday iskudey kastoo dibadda kaga imaada oo ku saabsan maalgelin cabsi iyo caga jugleyn ku dhisan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

WAR DEG DEG AH:- Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo Iscasilay
- Feb 25, 2017
Agaasimihii guud ee Madaxtooyada Maamulka Puntland Dr Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa is casilay goor ...
DHAGEYSO:- Nabadoon Cosoboow “Dagaalka Cadale Si deg eg ah halagu Joojiyo, Waana ka Xumahay Khasaaraha ka dhashay”..
- Feb 25, 2017
Maleeshiyo beeleed ayaa galinkii dambe ee shalay dagaal ku dhexmaray deegaano hoostaga Degmada Cadale ...
Xildhibaanada Aqalka Sare oo Kulan ku yeeshay Muqdisho, Soona saaray go’aano Culus oo lidi ku ah..
- Feb 25, 2017
Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankooda 6-aad ee ...
DHAGEYSO:- Haweeney oo Ninkii ay Jecleyd Malxiis ka dhigatay Arooskeedii Magaalada Hargeysa iyo dhacdo la yaab leh oo qabsatay
- Feb 25, 2017
Xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa waxa ka taagan arrin wax cusub ku noqotoy ...
DHAGEYSO:- Maxkamadeynta Wariye Coldoon oo dib loo dhigay
- Feb 25, 2017
Maxkamadeynta Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Maanta dib u dhacday sida ay soo sheegayaan ...
DHAGEYSO:- Qiimaha Qaadka oo Sare u kacay iyo Sababta oo la ogaaday
- Feb 25, 2017
Qiimaha lagu kala iibsado maandooriyaha Qaadka ee Muqdisho ayaa cirka isku shareeray ka dib ...