MAQAAL+DAAWO:- Dalka Soomaaliya oo la qaybsaday iyo qabyaalada oo dadkiisa indha kariday.

Waxaa hubaal ah in dadka Soomaaliyeed cudurka qabyaaladu indhaha kariday taas oo markii horana maskaxda uga dhacday oo indha la,aanta ka sokow markii hore dhimirka ka curyaamisay dareeenkii waxa hareerahooda ka dhacaya ayyan sina ugaranayn oo waxba kala socon.inta aanan u daadegin dulucda cinwaanka sare aan idin xasuusiyo qormo aan kal hore ku qoray shabakadaan ee cinwaankedu ahaa dalkii Soomaaliya oo faraha ka baxay,welina aad ka heli kartiin qolk kaydka maqaalada kuna saabsanayd shir saddex geesood ah ee ka dhacay cariga mareykanka geyiga Soomaalida oo Jabuutina ku jirto waxa laga damacsan yahay,waa Sucuudiga,USA iyo Israa,iil. Oo ay noo soo ururiyeen mahadi ha ka gaartee DALSOOR.COM.

Maantana aan soo xigto WARIYE AYAANLE HUSSEEN CABDI oo soo ururiyey warbixin sir ah ee laga helay safaarada Sacuudiga ee Dalka Jabuuti oo laga helay Wikileaks sir ay kashiftay ee lagu gabagabeeyey xaalka Soomaaliya oo awal Itoobiya ha la siiyo bay ahayde hadda loo kala qaybiyey Keenya iyo Itoobiya si siman joqoraafi ahaan iyo dad ahaanba.

Arinkaan waxaa wax ka og mas,uuliinta qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha uu xilku ka dhamaaday Xassan Shiikh Maxamuud,waxaan ka maqnayn kuwa xilka qaranka u hanqaltaagaya ee aan afka soo marin Karin in qaranku haddaan ku jiro badbaadina u baahan yahay.

Ugu danbayn shacbiga jirada qabyaalada qaboo toos,baarlamaanka sidii ari dibaaxa dulaaleydu gorgorinaysow indhaha fura,u kaca in aad dalka badbaadisaan,haddii kale waxaad baraarugi doontaan goor xeero iyo fandhaal kala dheceen oo aanaan waxba qaban Karin,waxaana cadawga isku kaaya bahayatay ku heshiiyeen in khayraadkaga dihin dawladaha dariska ah ,carabta iyo Israa,iil ka wada faa,ideystaan magaca Soomaaliyana meesha laga saaro.Soomaliya ha noolaato danteedana ha garato.WARBIXINTA AYAANLE Hussen cabdi oo maqal iyo muuqaal ah hoos ka dhegayso.

W/Q:-Cabdullaahi Jimcaale Faarax.
London, UK

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

XOG RASMI AH:- Al-Shabaab oo Bil kasta $80,000, ka hela Wadan Caan ah
- Jan 23, 2017
Wargeyska Walta Info,ayaa qoray maqaal dheer oo uu kaga hadlayay dhibaatada ku hareereysan Dowladda ...
TOP DHAGEYSO:- Meel ka mid ah Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Raga iyo Dumarka in ay Gaari isla raacaan
- Jan 23, 2017
Taliyaha Boliska Degmada Galdogob  ee Gobalka Mudug Cabdi Xamiid Xuseen  oo Warbaahinta Ku hadalay ...
TOP DHAGEYSO:- Sidee looga Fogaan Karaa Khilaaf soo kala dhex gala Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ?
- Jan 23, 2017
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullahi,ayaa sheegay in doorashadiisa kaddib ay ...
TOOS U DHAGEYSO:- Ammaanka Muqdisho oo la adkeeyay iyo Ciidamo Gaara oo Wadooyinka lagu arkayo
- Jan 23, 2017
Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa si weyn u sugaya amaanka Muqdisho inta ay socdaan ...
XOG CUSUB:- Loolan hoose oo ka dhex socda musharaxiinta reer Puntland
- Jan 23, 2017
Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee Soomaaliya, kuwooda kasoo jeeda beesha reer Puntland ayaa ...
XOG XASAASI AH:- Maxaa kala qabsaday Michael Keating iyo Shariif Sheekh Axmed ?
- Jan 23, 2017
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Somalia, Michael Keating oo kulan gaara ...