AKHRISO:- Immisa cod ayay kala heleen Musharaxiintii Guddoomiyaha Baarlamaanka ?

Waxaa la soo gaba gabeeyay Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somaaliya oo bilaabatay barkhanimadii maanta.

Musharaxiinta tartameysay ayaa waxa ay kala heleen codadkan hordhaca ah:-

  1. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo noqday Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa helay 141 cod.
  2. C/rashiid Maxamed Xidig ayaa helay 97 cod.
  3. C/fataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa helay 17 cod.
  4. Idiris Cabdi Dhaqtar ayaa helay 2 cod.

Guddiga Doorashada ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay maanta wixii ka bilowda Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya in uu yahay Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHACDO LAYAAB LEH: Shabaab oo soo bandhigay askari ilaalo u ahaa Xildhibaan Caan ah
- Jul 22, 2017
Ururka Al Shabaab, ayaa Deegaanka Galhareeri ee Gobolka Galgaduud ku soo bandhigay askari ay ...
WAR DEG DEG:- Qarax Dhimasho & Dhaawac geystay oo Goordhow ka dhacay Laascaanood
- Jul 22, 2017
Wararka ka imaanaya qeybo ka mid ah Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in ...
AKHRISO DASTUURKA: Golaha Shacabka Awood Uma Laha Laalidda Go’aan Maxkamadeed
- Jul 22, 2017
Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay qaraar ka dhan ah g’aankii maxkamadda sare ee dalka ...
DHAGEYSO+AKHRISO:-Golaha Shacabka oo diiday in dib Doorasho loogu Noqdo sideedii kursi ee lagu muransanaa iyo qodob lagu waayi karo xubinnimada…
- Jul 22, 2017
Golaha shacabka ayaa kulankiisa maanta go’aamiyay in natiijada doorashada 275-ta 2016-ka ay xalaal iyo ...
TOP DHAGEYSO:- Ahlusuna Oo Sideed Qodob Ka Soo Saartay Dagaalkii Deegaanka Xeraale
- Jul 22, 2017
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyay in ay qeyb ...
TOP DHAGEYSO:- Wafdi ka socda Xukuumada Somalia oo gaaray Garoowe
- Jul 22, 2017
Wafdi culus oo ka socday dowladda federalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa soo saaray magaalada ...