DHAGEYSO:- Wiil Soomaali ah oo Jako Wasiir loogu Magacaabay Dalka Canada

Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali ayaa Shalay loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalka Canada.

Isku shaan-dheyn uu golahiisa wasiirada ku sameeyey Ra’isul wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayuu Ahmed Hussen ku badalay wasiirki hore ee socdaalka John McCallum, kaasi oo loo magacaabay safiirka Canada u fadhin doona dalka Shiinaha.

Ahmed, ayaa noqday qofki ugu horeeyey oo Soomaali ah oo gala baarlamaanka Canada sanadki 2015-kii.Wuxuu markaasi kasoo galay baarlamanka xaafada York South-Weston ee magaalada Toronto.

Hadda wuxuu noqon doonaa qofkii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo jago wasiir ka qabta mid ka mid ah Dowladaha waa weyn ee caalamka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOP NEWS:- R/wasaare Kheyre Oo Ku Guuleystay Inuu Kala Furfuro Xildhibaanadii Diidaan Golaha Wasiirada Cusub…
- Mar 25, 2017
Wararka naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan ...
TOP NEWS:- Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Uganda Museveni.
- Mar 25, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Dalka kenya ayaa waxaa ay sheegayan in ...
DHAGEYSO:- Madaxda IGAD oo Maanta ka shiraya xaal u helidda qaxootiga Soomaalida
- Mar 25, 2017
Madaxda dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ayaa maanta magaalada Nairobi ku leh ...
WAR DEG DEG AH:- In ka badan 20 Danjire oo gaaray Magaalada kismaayo
- Mar 25, 2017
Wakiillo ka socda Midowga Afrika iyo in kabadan 20 dajiryaal ayaa maanta gaaray magaalada ...
DHAGEYSO:- Dowladda Kenya oo loogu baaqay in ay furto xadka ay la wadaagto Soomaaliya
- Mar 25, 2017
Amnesty International iyo Human Rights Watch oo ka mid ah Hay’adaha u dooda xuquuqda ...
DHAGEYSO:- Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle oo gaaray Magaalada baladweyne
- Mar 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa ay ...