DHAGEYSO:Waa Heesteena Maanta Iyo “Shalaalaxo” Fanaanadi Weyneed AUN Saado Cali Warsame.

DHAGEYSO:Waa Heesteena Maanta Iyo “Shalaalaxo” Fanaanadi Weyneed AUN Saado Cali Warsame.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

heesteena maanta1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. shamso says:

    aggm yee ula jeedaan heestan? koleey beryahan waa nasteen ee waa qoladee kuweey u mindiyo lisanayaan? aloow i mooti

  2. geele badwi says:

    Culusow iyo beesjiisa dhegweynta ah ayey heestu kusocotaa balse may fahmaan afsoomaaliga sarbeebta ah
    Waxay fahmaan muga muqdisho unukaa leh
    Iyo caruuro iyo waayeel lagubo iyo waxbaan qaribnay dhinta iyo dadkooda iyo deegaankooda ku hayaan oo dibudhac iyo dhiig iska daadan iyo dagaal aan dhamaan ay horseedeen
    Walina ay isbaaro isku dhiganayaan wixii guud oo lawada lahaana isbaaro udhiganayaan
    Gurxan muuse cawl.aun wuxuu yiri waN idiin ducayne aamiin.dhaha kolkaasuu yiraahdeen aamiin
    Suu yiri ilaay maal.haydin siiyo say dhaheen aamiin
    Suuye ilaah caruur haydin siiyo say dhaheen aamiin suuye ilaahay caqliga haydin ka qaado say dhaheen aamiin

    Awalba iyagoo caqligu ku yaraa ayaa intiina laga masaxay saa caruurtii iyo.hantidii loogu duceeyena caqli yaridii ayey ku baa binayaan ilayn haduusan jirin caqligii lagu ilaalin lahaa ducada inta kale waxay ahayd khasaaro
    Dhuusa mareeb oo aysan ku kala maqnayn ayey ahayd meeshuu gurxan ugunduceeyey nin fahmana laga waayey hadalka loo dusin ilayn waa dhegweyntaase




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Caabudwaaq Iyo Warar Kale)
- Jan 19, 2017
Caabudwaaq, 19-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ...
TOOS U DHAGEYSO: Barakacayaal Kusoo Qul Qulaya Magaalada Caabudwaaq Iyo Wariyaha Allgalgaduud Media Oo Booqday Xerada Dayacan.
- Jan 19, 2017
Waxaa si joogta ah wali uscoda Barakacayaasha soo gaaraya magaalada Caabudwaaq kuwaasoo oo aan ...
TOOS U DHAGEYSO: Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Ka Dhaca Magaalada Caabudwaaq.
- Jan 19, 2017
Qurbajoogta waqooyiga gobolka Galguduud ayaa waxa ay  Sheegeen In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida ...
DAAWO:- Xaalad Qatar ah oo laga soo sheegayo Gaalkacyo
- Jan 19, 2017
Duleedka Magalada Gaalkacyo ayaa waxa soo gaaray qoysas ka soo barakacay abaaraha ka jira ...
DEG DEG+DHAGEYSO:- War Lama Filaan ah oo naga soo gaaray Puntland
- Jan 19, 2017
Mid kamid ah saraakiisha wasaaradda caafimaadka Puntland u qaabilsan dhanka ladagaalanka cudurka qaaxadda oo ...
TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha oo la kulmay safiirada wadamada Jaamacadda Carabta
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya maanta kula ...