DHAGEYSO: Waa Heestaan Ugu Talagalnay MIDNIMADA BEESHA SADE Iyo “GOORTAAN SUGEYNAA LASOO GAARAY MAANTEE”.

DHAGEYSO: Waa Heesteena Galabta Aan Ugu Talagalnay MIDNIMADA BEESHA SADE Iyo “GALADAA SUGEYNIYO WAQTIGII WAY NASOO GALAYEE, GUUSHA IYO BARWAAQADA GUGEYGAA IGU SIMAYOO KAMA GEERIYOONINE, GOORTAAN SUGEYNAA LASOO GAARAY MAANTEE“.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

ok1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. Darjaani says:

    AGGM

    War ka daaya saaxiibayaal hees loo qaaday Qarankii guud ee Soomaaliyeed yaan loogu hal-qabsan arin qusaysa qabiil gaar ah,
    Heesta yaa sameeyay, goorma ayaa la sameeyay, ujeedada loo sameeyay maxay ahayd?

    Intaa aan soo sheegay qof xog-ogaal u ah ma uusan sameeyeen sidan aad maanta samayseen.

    • WIIL SADE says:

      AGGM mahadsanidin sidaa u wadaan shaqada.

      Darajaani

      Caaqil heestan waa ku haboon tahay in la isticmaalo, sababtoo ah qarankii waxaa loo dumiyay ama loo burburiyay reerkan ayaa lahaa, markii soomaali oo dhan garato in qaranka ay lahaayeen soomaali oo dhan dadkana ka mid ahaayeen dadka soomaaliyeed heesaha waan idinku soo wareejinaynaa hadaa soomaali tihiin, inta ka horeysana anagaa leh.kkkkkkkkkkkkkk

  2. Darjaani says:

    Wiil Sade
    Ugaas hadii ay sidaa tahay ogoli hada waad iga haysaa garta.

    Ana inta ku biiriyay dabaal-daga

    Waxay gabi dhaclaysiyo waxay galinba meel joogto
    Gododkii abeesiyo waxay gabi ka laaladay
    Gacalkiyo xigaaladu waxay guux Ku kala joogtay
    Waxaan goobay waligay inuu muranku soo gaabto
    Warka galabta soo yeedhayaa illaah galadi weeyaaane
    Geesi ciil Ku raagaa tolkii godol ka soo maalay (Diini)
    Guushii  la gaadhyoo dhalise goolkiiye
    Waxaan soo gudbinayaa salaan gabi ahaantine
    Farxad gaamurtay baan hawada soo giraangirine
    Guracankiyo reenkii tagyoo cadaw galoofowye
    Allow yaa Gedo tagiyo galalabta Baardheere
    Oo yaa garoomadi kismaayo gaardi ka bilaaba

  3. Nasra sheekh says:

    Soomaali hadii nin madaxweeyne noqdo waxaay uqabaan in qabiilkiisu yahay dooladii

  4. Nasra sheekh says:

    waxaan maqlijirey 1991 muslim iyo mareeexaan ayaa loo dagaalayaa maant,waxaanba is weeydiiyeey oo mareexaanku tolow muslim maaha miyaa kkk

  5. jaango says:

    Golden Age off Muslim 14-15 Century waxaa xukumayey Dowladii Boqortooyadii Muslimiinta Harar SADE-Amiir Nuur,Amiir Mohamed,Amiir Abdalla.-MIDNIMO KULLI
    Golden Age off Ottomann 1537-1560 waxaa xukumayey East Africa and Red Sea coastline-Asmara SADE-Sultan Ahmed Gurey.MIDNIMO KULLI
    Golden Age off Somalia-1969-1991 waxaa xukumayey Mogadishu SADE-Jaalle Mohamed S.Barre-KULLI MIDNIMO.
    hadana waxaa kala rabaa MIDNIMO REER SADE INAY U KEENAAN DHAMAAN SOOMAALIYA OO DHAN,laakiin bal horta ayagu ha heshiiyeen.

  6. Findigow says:

    @wiil sade
    Salaan marka hore wlle, tan kale in qofka Dowlad hogaamiyaa uu qoys yahay oo Sade nacayb loo riday dowladeenii waa jirtaa oo sax ma aheyn lagamana reysanin, lkn adiga oo Wiil sade ah maxaad u garan la’ dahay sidii uu ku dumay qarankii inaad wali dabada hayso oo aad u qabto in Jubbaland ay leedahay Ilkadheertu? Daliil waxaa ii ah qoraaladaadii hore.




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:- Qodobada Xildhibaanada ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle
- Feb 26, 2017
Iyadoo Caddaadis dhanka Siyaaasada ah uu wajahaayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ...
DAAWO SAWIRADA:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Jowhar, xilli mooshin ay qaban qaabinayaan Xildhibaanada
- Feb 26, 2017
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, waxaa goor dhaw gaaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ...
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Waxaan Horey Loo Arag Sameeyay.
- Feb 26, 2017
Waxaa si weyn loo hadal hayay tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed ...
DAAWO SAWIRADA:- Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xarunta Baarlamaanka Puntland
- Feb 26, 2017
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kumaandooska iyo Daraawiishta Puntland ayaa saakay la wareegay xarunta ...
WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan hore oo hada Muqdisho lagu toogtay
- Feb 26, 2017
Dabley hubaysan ayaa la soo warinayaa in Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir ay ku ...
DHAGEYSO:- Beesha Abgaal Cismaan oo Hubkoodii ku wareejiyay Al-Shabaab
- Feb 26, 2017
Beesha Abgaal Cismaan ayaa hub ugu deeqday Xarakada AL Shabaab kaddib munaasab ka dhacday ...