DHAGEYSO: Waa Fariinteena Maanta Ku Socota Reer Caabudwaaq, Reer Dhabad, Reer Balanballe Iyo Reer Bangeelle “Imaan Laawihi Ajashiina Rabba Looma Arxame ERYA DAMUJADIID”.

Waa Fariinteena Maanta Ku Socota Reer Caabudwaaq, Reer Dhabad, Reer Balanballe Iyo Reer Bangeelle “Imaan Laawihi Ajashiina Rabba Looma Arxame ERYA ERYA ERYA DAMUJADIID”.

 

 

 

 

 

 

Jaalleyaal Halganka Nolosha Iyo Difaac sharafteena ma uu dhamaanin ee haduu biloow yahay, dhigi meeynana qalabka ilaa aan guusha aan doonayn ka gaarno dhan walba, u diyaar garooba inaynaan Dhowran, Dulmiga, Bahdilka Iyo Sharaf Xumada Dadkayaga ay u geysanayaan Damujadiidka Galmudug Hogaansha.

Hoos Ka Dhageyso

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (37)

  1. samadoon says:

    aggm sabcan wa daacan na hogaami, waxaa qirayaa walee hoyadaa inaysan xumbo dhalin geesina inaa tahay.

  2. shamso says:

    Waa runtaa in galmudug dulmi iyo sharaf ka dhac dadkeena lagu sameeyay waana in shirar dag dag ah la galaa.

  3. raadomiir says:

    Abdikarin Guled baryo iyo xushmad waxba kuma laha, dad ceshtana malaha, sidaa awgeed waxaan soo jeedinaya.

    1- in gabi ahaan laga baxo galmudug, ragga la shaqeystana deegaanka kusoo laabta la dhaho.

    2-in shir deg deg ah ay yeeshaan qurbajoogta iyo dadka gudaha.

    3-in maamul dadkeena u gaar ah aan sameysano, hana i oranina ma sameysan karno waa ka yarahay laba gobol, galmudug waa hal gobol iyo nus,sharcina kuma dhisna ee boob baa lagu dhisay.

    mamaulka aggm waxaa ka codsanaa inaad dhiiragalisaan qodobadaas iwm.

    Guusha waxaa leh qofii xaq ku diriraya.

  4. Suuban says:

    ululul ululul ululul ululul ululul geesigeeni damujadiid iyo galmudug ma usoo jeestay ilaahow noo kaa daa cimri dheer iyo caafimaad joogta ahna ku sii, isha xaasidkana ilaahow kaa xijaab shartooda eedo.

  5. Suuban says:

    mareexaanoow kaca ilahaa idinku dhaarshaye oo sharaftiina shilimo ha siisanina.

  6. Amaal says:

    Caawa Allgalgaduud iyo MR kacsanyihiine sey wax u jiraan???
    Webka maanta ma Xidig baa tifafre ka ah kkkkkk
    Lkn heesahii wadanka waa ku dheesheen.

  7. Darjaani says:

    Amaal

    kkkkkkkkkkkkkkkk hortaahaan yaabay

  8. Darjaani says:

    Xisaabtu amaysan Guuleed idinkala jirin ee idinka idinku kala dhex maqantahay, bal xoogaa dib hala iskugu laabto,

    Rag saddex ka oggoow: Gacan gudhan, gar weecsan, iyo guddoon jilicsan

    Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Geel baan qaadi; Geenyaan gadan

  9. Xiddig says:

    Amaal
    kkkkkkk…
    Oo illayn buugga xasuus-qorka ayaan ree-gocoso oo dhan ugu qornahay, cajiib!!!. Anna waxaaban la yaabbanaa xiniinyaha ay aggm caawa ay la soo baxeen, waxaan xasuustaa markaan wax yar ka sheego oo coment-gayga horay laga tuuro…

    Any way nimanka webka qora iyo anigu waabad ogtahay halkaan kala joognaye maxaad maandheey iga leexo adinkaa sade isku diray, wayna soo jeesteen no more indhasarcaad iyo ruwaayad amaaleey.. kkk

  10. Amaal says:

    Darajaani@
    Allgalgaduud ma adigaa nagu soo mineeyey.
    oo ku yiri aan kaa nafisee Guuleed soo lafa gur.kkk
    Caadi ma tihid

  11. Xiddig says:

    Darjaani
    Abwaan markaan cidho dhaweyd ku baafinayay maxaad ii inkiraysay, Ma meel xasaasi ah baan gacan togaaleeyay?. kkkk

  12. Darjaani says:

    Xiddig

    abwaan waan ka xumahay walay iga tahay ma arkin xagee ahayd?

  13. Darjaani says:

    Amaal

    kkkkkkkkkkkkkkkk maya ma aan soo miinayn laakiin waxaan ogahay inaysan fadhiyi karin inay qolo uun fooda qabtaan ma ahee, marka hada waa markiini asxaan ayaan idin samaynaynaa oo idinkula gooban mayno sidaad adinka waagiini noogu goobateen

  14. Xiddig says:

    Darjaani
    Waa habeenkii aannu qolyahannaga Sade dabbaal degga ku jirnay, waxaan waayay dhamaan akhyaartii Cagoos, haddee waa midna, marka waxaan i idhi toloow ma in ay isku kaaya qarxiyaan bay ka tashanayaan caawa oo shirar bay ku wada maqanyihiin, waxaan kaloo raaciyay inuu Suldaan calizubeer Coma` galay kolkuu maqlay A.madoobe baa Iligyartii u Godladay, mise ninkii waxaan ku arkay isagoo walo dhaaranaya Waamonews.com kkkkkk

  15. Darjaani says:

    Xiddig

    kkkkkkkkkkkkkkk abwaan habeenkaas ma xasuusto si ayaan ooga mashquulay meesha, mida kale waamonews waa iga xireen aniga webkooda waxaa iigu dambaysay maalin aan xoogaa isku tuuri jirnay oo nin kale inagu soo biiri jiray, xataa wwww.waamo ma garaacin ilaa maalintaa, ee Zubeer wali ma joogaa?

  16. Turdho says:

    @Darjaani idinkuma tageyno dheh ahahhahahahahahahah ahahaah adi waan ogahayee
    Vebaro iyo Danood ya naga qaban ahhahaahhahah
    Sahal isagu wa isfahan sanahay iyo @Samar Biin

  17. cali yuusuf says:

    La soo ma aha in:
    Galnus ay leedahey 60 xildhibaan.
    15 kaliye ayaa Mareexaan ka ah.
    Sidee waxaa loo aqbaley.

  18. Amaal says:

    Xidig@
    Kkkkkk Maxaa tiri waa la sixir furay aah .
    Sixir ka idin hayey jubooyinku ahaa isagana arintiisa meel fiican ayay maraysaa ee Maxaa maanta idinku dhacay oo Galmudug ugu kacdeen.

  19. Xiddig says:

    Haa eeg waamonews meesha waxoogaaga la isku dhaafsaday ayuu in yar ku darsaday oo quudhiwaa ah, shoow meeshii laga saro dhiig ka iman maayo caro awgeed,…. kkkk

  20. Darjaani says:

    Turdho

    labadaa kale anaa kaaga filan kusoo gaari maayaan igu halee,

  21. Amaal says:

    Darajaani@
    Ma waxaa leedahay referee aan ka noqonaa
    Sheekadaan socota kkkk

  22. Darjaani says:

    Xiddig

    hadaan fiirin meeshu waa meel rag aan rag aqoon ahayn ay joogaan. kuwii reer Waamo ee lo,da afuufi jiray ayaa jooga ma yaqaanaan kaftanka iyo ikhyaartu sida ay u kala culustahay.

  23. Xiddig says:

    Amaal
    Inta ay Galmudug Damjadiid horkacayaan sade iyo beelo badan oo degaanka ahiba ka mid noqon mayaan sida dhabta ah waayo damjadiid waa musiibo wax ay kala geeyaan mooyaane cid ay isku keenaanna lama hayo.

  24. Xiddig says:

    Baafin…

    Waxaan halakan ka baafinayaa Gen. baarqab, oon rabo bal arrinkan inuu wax ka yidhaahdo, hadduu Baarqab AGG la safto xaajadu ma fududa ee dhagajuun iyo Damjadiid ha is jireen. kkkk

  25. Jamaal says:

    Waxaan arkay nin leh waxaan lajiraa damjadiid oo taagero u ahay anoo yaaban ayaan waydiiyay waxa uu ku jeclaaday, waxuu ku jawabay , damjadiid waa xasadiin. Waa danaystayaal, waa munafaqiin, dadka wada dhashay iyo dariskaba waa isku diraan oo kala geeyaan, waa dhalinyaro aan nin akhyaar ah ku jirin, waa wada dalaaliin iyo macaash raadis,hadaba waxaan waydiiyay calamadahas uu damjadiid ku shegay waa calamadaha ehlunaarka iyo shaydaanka ee waxa uku jecladay ,waxu dhahay adeer anaaba shaydanka igu jiraan oo lashaqeya

  26. absame boy says:

    hadaad taabataeen boogahad waligiin ka cabsan jirteeen waleee waa maalinkuu daarood idin tageri lahaa cir iyo dhul meel uu joogaba. mooryaanta isbaarada ku indhaystay een dastuurka wafaqsanayn iskaga baxa.

  27. absame boy says:

    ma jifo ogaden kamid aha e cowlyahan baad ka xuntihin wakuwaas mamul gaar aha 3 degmo usamaystay markay eelayda wax ukala turjuma waayeen e .

  28. absame boy says:

    gabayo xita ku karbasheen kuwiirsi aha markay mamul dhisteen.

    -imisaan malaqyada laha jooga magicin ba’a
    -gormu mirifle yeeshay mahurtadi aato

  29. BAARQAB says:

    Xidig
    Dagaalka Damjadiid Nagu soo qaadey haduu mudan yahey jawaab maalmahan baad Naga war heleysaa 45 xildhibaan Madaxweyne KU xigeen Iyo 12 wasiir galgaduud sare baad iga sugeeysa jaalle

  30. Tirig says:

    Damal jadiid hadey u daneyneyso reero qaas ah tolow reerkuu Xasan shiikh ka dhashayna dacwey qabaane iyana yey u dacwoon,hadii kuwii ay is dhahaayeen so jitaba ay sidaa u hadli iyaa intaanu riiix qabe qeylin baa raaxo qabe qeyliyaa baan maqli jiray, sidii kurdiyiintii reerkaan la kala googooyey oo hadana intaas afka la qaban laguna sasabi waxan jirin hadey iyana afka furtaan maxaa talo ah.

  31. BAARQAB says:

    Tirig
    21 sano baa doowlad aan anaga ceel noo dhisin oo laami noo dhisin oo dhul hawiye Iyo kaaraan Jaamacada ka taagtey baad mareexan afka KU heeyseen idin kaana calaf keeda cuni jirey marka 3 sano kaliya dul qaadan weeydey oo aan kuleetiga kugu dhegno is xajiya 18 sano kale oo qeeylo ah Naga filo hadaan rabi Naga kaa furan ogoow dowlada Ada joowhar hada shaqo kuu dhistey anaga biyo Kama helno ee isbaarada hanaga deeyso hadeey nabad Naga rabto

  32. Dooyow says:

    @Tirig wadanka wax Kurdiyiin ma joogaan waa kuwo markii hore doo haajirey kuwo la qarameeyey “dib u dejinta qaxootiga” iyo mashruucii Afka Somaliga/Maxatiriga.

    Cidii xaarin wax loo ridi jirey hada in fandhaal wax lagu siiyo waa ku aadagtahy. Faanoole fari kama qodna.

    Hada waad ujeedaan waxa kismauo ka dhacay dadkii asalka iyo kooytada isma hor fadhiiisan oo laba kooyto ah oo iyaga kurdi iska dhigey ayaa wada fadhiistey.

    Ilaa Ogosto oo aad moodo in dadka dhegta loogu sheegay in dhulgariir dhici doono u dhaqmaya aan aragno meeshey ku dambeyn doonaan.

  33. Dooyow says:

    Absame Boy
    Waan kuu jawaabi lahaa hadi Aato meeshey ku taalo taqaano adoonan google map ka firiinin ama dhegeysan qof busta ka kaceyso oo raadiyaha ka soo dhex bixi rabo.

    Booobkiina wuu soo afjarmi rabaa.

  34. Darjaani says:

    Dooyoow

    Horta Tirig mawduuca ay ka hadlayso & meesha aad la aaday isku mawduuc ma aha, taas halkaa kaga haku wareerin, tan kale waxaad sheegtay kooyto inay kulantay, ma waxaad ka wadaa shaqsiyaadka kulmay mise qoyska ay kasoo jeedaan?

    Kuwa dibu dajin loo sameeyay iyadna qeex ujeedada aad ka leedahay,

    Ugu dambayn qabiil ku waydiin maayo ee deegaanka aad kasoo jeedo ii sheeg markaa ayaa miisaami karaa inaad tahay ninka deegaanka yaqaan oo lala doodi karo & in kale

  35. Xiddig says:

    Baarqab
    Rogget that mate…

    Damjadiid waxaa dhigo iyoo lool iyo kabaallo-ba u ahaa waa Sade Daarood, dawlad ku sheegtan min biloow ilaa haddadan waxaa back-ground keeda iyo binadeedaba lahaa Khuburadii Kacaanka ee Sade Daarood, markay Damjadiid iyo Culusoow nagu dangaadheenna waad aragtaan sida laynoogu abaal guday, wax badan oo aannu islahayn iska indhatira oo aynu ugu sabraynay in Soomaali laysu soo aruursho waxaa loo fasirtay Jileec ama tabar iyo tayo la`aan, yacni waxaa la is yidhi kuwani waa balli-balli iyo canyo-lo`aad gacantiinna iyo jeebaddiinna ku jiree sallaan ka dhigta!!!..

    Haddii saburkeenna sidaa loo fasirtay waxaan sugnaaba waa markaan sidaan rag ula xisaabtami jirnay iyo hargaantinnimadii aynu caanka ku ahayn qarniyo la soo baxno, dhul gariirka ku dhaca abris badan oo muddo na jaqayay oo aannu iska eeganaynay…… kkkk

  36. Nafiza says:

    Subxaanalaah Sade dagaalkibjubaland baaa soodhamaday haday hady hadana nagufuren galnusmiyaa..markihoranba qalad galnuswax ugudarsanay anigu caqligaa shaqeeyee galnus wax aankashegaba ma aqan waayo tuulo tulo xukumaysa ma maqal waligay …




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOP+SAWIRRO:- Madaxweyne Gaas oo la Kulmay Wafdi Caalami ah
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Faroole oo ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan wasiirada cusub iyo waxa uu ka aaminsan yahay Farmaajo iyo Kheyre
- Mar 27, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si qalbi furnaan ah uga hadlay arrinta ku aadan Khilaafka ...
WAR DEG DEG:- Nin Xiran Xijaabka ay Dumarku qaataan iyo Indha-shareer oo lagu qabtay Gaalkacyo
- Mar 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor ...
XOG CUSUB:- Maxay tahay Sababta Safar Deg deg ah Shariif Xasan uu ugu yimid Magaalada Muqdisho?
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta si deg deg ah uga soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Aqoonyahan Falanqeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada, Abaaraha, Amniga iyo caburinta Somaliland
- Mar 27, 2017
Aqoonyahan Cukaash Sugow oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ...
TOP DHAGEYSO:- Guddi Doorasho oo Cadaado looga dhawaaqay
- Mar 27, 2017
Magaalada Cadaado ee xarun KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa kulan ku ...