Lionel Messi oo noqday markii 5-aad ciyaaryahanka ugu fiican caalamka+DAAWO SAWIRRO.

Ciyaaryahanka ugu fiican caalamka ay ku nool nahay kubadda cagta ayaa waxaa markii shanaad loo doortay Lionel Messi.

Messi ayaa ka dul qaaday ciyaaryahanada Neymar iyo Ronaldo isagoo gacan qaaday ciyaaryahanadaasi la tartamayey.

Waa iska cadeyd in Messi uu qaadayey maadaama uu koobab badan u qaaday kooxdiisa sannadkaan inkastoo Neymar ay isku koox ahaayeen hada waa laga shaqo badnaa oo Messi wuu mudnaa.

Ronaldo ayaa farxad ka muujiyey in Messi uu guleystay isagoo gacan qaaday isla markaana xitaa xaaska Messi uu hambalyeeyey waa Ronaldo ee oo arrinkaasi looga baran.

Messi ayaa qaatay shanta jeer ee hoos kaaga muuqato: –

2009 ? 2010 ? 2011 ? 2012 ? 2015 ?

Messi Messi00-900x506 messi1 Messi2 messi3 messi4 messi5

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

XOG RASMI AH:- Al-Shabaab oo Bil kasta $80,000, ka hela Wadan Caan ah
- Jan 23, 2017
Wargeyska Walta Info,ayaa qoray maqaal dheer oo uu kaga hadlayay dhibaatada ku hareereysan Dowladda ...
TOP DHAGEYSO:- Meel ka mid ah Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Raga iyo Dumarka in ay Gaari isla raacaan
- Jan 23, 2017
Taliyaha Boliska Degmada Galdogob  ee Gobalka Mudug Cabdi Xamiid Xuseen  oo Warbaahinta Ku hadalay ...
TOP DHAGEYSO:- Sidee looga Fogaan Karaa Khilaaf soo kala dhex gala Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ?
- Jan 23, 2017
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullahi,ayaa sheegay in doorashadiisa kaddib ay ...
TOOS U DHAGEYSO:- Ammaanka Muqdisho oo la adkeeyay iyo Ciidamo Gaara oo Wadooyinka lagu arkayo
- Jan 23, 2017
Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa si weyn u sugaya amaanka Muqdisho inta ay socdaan ...
XOG CUSUB:- Loolan hoose oo ka dhex socda musharaxiinta reer Puntland
- Jan 23, 2017
Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee Soomaaliya, kuwooda kasoo jeeda beesha reer Puntland ayaa ...
XOG XASAASI AH:- Maxaa kala qabsaday Michael Keating iyo Shariif Sheekh Axmed ?
- Jan 23, 2017
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Somalia, Michael Keating oo kulan gaara ...