TOP NEWS: Xubno kasocda Dawlada Soomaaliya oo ku wajahan Degmada Jowhar Maxay Tahay sababtu?

Magaalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe saaka waxaa ku wajahan wafdi uu ogaaminayo wasiirka wasarada arimaha gudaha dawlada federalka Soomaaliya C/raxamaan odawaa.

Wafdigan ayaa socdaalkoodu u salka ku hayaa sidii bulshada gobolkaasi gaar ahaana jowhar uga dhaadhicin lahayeen sidii nabad galyo degmadaasi loo adkayn lahaa iyo sidoo kale goobta lagu qabanayo shirkaasi oo soo arkayaan masuuliyintan iyo  xariga laga jaridoono sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno degmadaasi.

Socdaalka wafdigan ayaa kusoo aadaya iyadoo dhawaan gobolka sh/dhexe laga mamnuucay  indha shareerka iyo waliba mootada looyaqaano bajaajta.

Wixii Faah Faahin ah Wararkayaga danbe.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:- Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Doorashada Galmudug Oo Dib Loo Dhigay Iyo Fashilka Ku Yimid Wadahadaladii Ahlusunna iyo Galmudug Warar Kale Oo Xiiso Leh).
- Apr 29, 2017
Caabudwaaq, 29, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ...
DHAGEYSO:- Qodobada ay ku heshiiyeen Ra’isal Wasaaraha iyo Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka oo la soo Bandigay
- Apr 29, 2017
Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Baarlamaanka ayaa Xildhibaanada Maanta waxa ay Warbixin ...
Nin ay qaraabo Hoose Yihiin Madaxweyne Farmaajo oo Xil Culus loo Magacaabay
- Apr 29, 2017
Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa loo magacaabay, Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Axmed Carab), Sayid Axmed Carab ...
DHAGEYSO:- Jawaari oo si deg deg ah ku soo Xiray Kulamada Baarlamaanka iyo Fasax deg deg ah oo..
- Apr 29, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa soo xeray Kalfadhiga Koowaad ee Baarlamaanka ...
AKHRISO:- Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo la qeybsaday iyo Gudiyada ay kala hogaaminayaan C/Qeybdiid, Faroole iyo Cumar C/rashiid oo..
- Apr 29, 2017
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankiida 27aad ee ...
DAAWO SAWIRADA:- Axmed Madoobe oo Tababar usoo Xeray Ciidamadii ugu badnaa ee Jubbaland ay yeelato
- Apr 29, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Sabti ...