TOP DHAGAYSO:Wasaarada Tamarta iyo Biyaha oo sheegtay in adeegyadii ay qaban lahayeen ay hada qabtaan Shirkado Qaasa

Wasiirka Tamarta iyo biyaha soomaliya maxamed mursal shiikh ayaa sheegay hadii tamarta iyo biyaha laga sameeyo hormar ay noqon doonaan faido usoo xarootay dalka taas oo uu kusheegay in ay keeni karto xirfadaha shaqalaha wasaarada in ladhiso.
Dhanka kale wasiirka Tamarta iyo biyaha soomaliya maxamed mursal shiikh ayaa sheegay tan iyo bur burkii dowlada soomaliya in ay shirkado gaar looleyahay ay bixinayeen adeegyada tamarta iyo biyaha.
dhanka kale Raisal wasaare kuxigeenka dowlada federalka soomaliya maxamed cumar carte qaalib ayaa sheegay adeegyado badan oo kagacanta dowlada kujiri jirey in maanta ay kujiraan gacan qaasa isagoona sheegay in dhaqalaha dalka ay manta hogaminayaan dhaqalaha sida gaarka looleeyahay.
Masuuliyiinta ayaa Hadalkaan kajeediyey munasabd lagu daahfurayey tawabar kor loogu qaadayey aqoonta shaqaalaha wasaarada Tamarta iyo Biyaha.

DHAGAYSO CODKA:

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:-Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wararkii maanta ugu xiisaha badanaa).
- May 24, 2017
Caabudwaaq, 24 May 2017 --- Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee ...
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdigiisi oo caawa si qurux badan loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee Dalka Qatar.
- May 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si weyn loogu soo dhoweeyay ...
SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigey Mashruuc lagu Hormarinayo Garoonka Muqdisho.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17-Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay leerarka iftiimiya ...
War-saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dar-daarmay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Balli-doogle.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo ...
War-Saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galey Shirkii SDRF.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka qayb galey shir ...
Dowladda oo Amar deg deg ah lagu Siiyay iney Wada hadal la gasho Al-Shabaab
- May 24, 2017
Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay ...